Madaxweynaha Oo Magacaabay Laba Agaasime Oo Cusub, Mid Horena U Beddelay Wasaarad Kale

Hargaysa 09. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne uu maanta ku magacaabay Agaasimaha Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Iyo Laba Agaasime Guud. Digreetasda madaxweynaha oo uu ku saxiixan yahay afhayeenka Madaxtooyada Md Xuseen Aadan Cige (Deyr) nuqul ka mid ahina soo gaadhay Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Qurbejoog.com ayaa…

Read More

Xisbiga Waddani oo Soo Bandhigay Cadaymo Muujinaya Qaabkii Loo Musuq Maasuqay Gudoomiye-nimada Golaha Wakiiladda ee Xildhibaan C.raxmaan Talyanle DAAWO

Hargaysa 09. August 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa soo Bandhigay Muuqaal cadayn u ah Musuq maasuq ka dhacay Golaha Wakiiladda Maalintii Axadii oo la Dooranayay Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda kaas oo loo doortay Baashe Maxamed Faarax Balse Ilaa hada Lagu Muransan yahay Sharcinimadiisa. Muuqaalkan ayaa Muujinaya in Xildhibaan C.raxmaan Maxamed Talyanle…

Read More

“Berbera Waxaan Is-Leeyahay Waxay Gashay Caloosha Kulmiye Laakiin Waynu Ka Soo Saaraynaa Caloosha Kulmiye, Fartiina Ayaad Kaga Soo Saaraysaan” Musharax Cabdiraxmaan Cirro DAAWO

Berbera 09. August 2017 (SDN/QJ):- Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo socdaal ugu baxay goballada Sool iyo Sanaag oo maalmo ka dib ay ka bilaabmayso qaadashadii kaadhka diiwaan-gelinta Doorashada, ayaa si weyn looggu soo dhaweeyey deegaanada Dacar-budh, Abdaal iyo Lafa-ruug iyada oo sida oo…

Read More

Madasha Wada Tashiga oo Sheegtay in Shakiga ka Dhashay Doorashadii Baarlaamaanku uu Saamayn ku Yeelanayo Natiijada Doorashada Madaxtooyada Dhaliilna u Soo Jeediyay Golaha Guurtida DAAWO

Hargaysa 09. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Madasha wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Siyaasi Xasan Guure ayaa sheegay in Golaha Wakiiladdu ay waajib ku tahay sidii ay u sixi lahaayeen Mad madowga ka dhashay doorashadii Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda.

Read More

“Labadan Xisbi ee Layliga ahi ee Annagaa helnay iyo Annagaa helnay isku haysta 82-ka Cod ee qaar maqnaayeen, sidaynu u ekaan doonnaa doorashada soo socota ee Madaxweynaha?” Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 09. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay muranka ka taagan Xildhibaanka loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Axaddii dorraad oo ay ku tartameen Baashe Maxamed Faarax iyo Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo Baashe markii hore loogu dhawaaqay natiijada, halka Talyanle oo markii hore natiijadaas aqbalay…

Read More

‘’Ciise Muusoow Hadii Muuse Biixi Dhaco Adduunyada Inta ka Hadhay Nin Sacad Muuse ah oo Madaxweyne Noqonayaa Ma Jirto ee Ku Bushaaraysta’’ Laxanka Dhabaqsan ee Siyaasi Cali Guray

Berbera 09. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa Luuqad aanu hore u adeegsan Jirin oo ah Laxanka dhabaqsan ee Qabyaaladeed waxa uu Beesha uu ka soo Jeedo ku Tiqtiiqsiyay in Hadii ay Maanta soo saari waayaan Murashax Muuse Biixi oo uu Madaxweyne noqon waayo marka ay dhacdo doorashada Madaxtooyaddu inay Beeshaasi…

Read More

“Hawada dalkeena In ay Maamulaan Dhalinyaro Soomaaliyeed waa astaan muujineysa soo celinta Qaranimada” Raysal Wasaaraha Somalia DAAWO

Muqdisho 09. August 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J.F.S Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay kulan ay soo diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, oo la tashi lagula yeelanayay Wasaaradaha Gaadiidka ee Maamullada dalka. Waxana muhiimadda kulankani ahaa sidii qorshe mideysan iyo shuruuc hagta loogu sameyn lahaa nidaamka gaadiidka ee dalka, gaar ahaan…

Read More

Khaatumo Oo U Kala Jabtay Laba Garab Oo Waaweyn, Koox Diiddan Wada-hadallada Somaliland Oo Madaxweyne Ku Doortay Buuhoodle Iyo Caqabadaha Muuqda DAAWO

Buuhoodle 09. August 2017 (SDN/QJ):- Khilaaf u dhexeeyay Madaxweynaha Kooxda Khaatumo iyo ku-xigeenkiisa oo dhawaan Xilka laga qaaday ayaa Cirka isku Shareeray isla-markaana Jawi cusub geliyey Xaaladda Siyaasadeed ee Khaatumo. Kooxda Khaatumo ee uu hoggaamiyo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa Toddobaadkan shaaciyey inay Xilka ka qaadeen Madaxweyne ku-xigeenkii Kooxdaasi Cabdalle Maxamed Cali Haybe, ka dib…

Read More

Sarkaal Ka Tirsanaa Jab’hadda Ku Kacsan Dawladda Jabuuti Oo Warar Kala Duwan Ka Soo Baxeen Geeridiisa

Jabuuti 09. August 2017 (SDN/QJ):- Sida laga soo xigtay xubin ka tirsan guddiga Xuquuqda Aadanaha dalka Jabuuti waxaa xabsiga dalkaas ku geeriyooday Maxamed Axmed Jabha oo la sheegay in uu ka tirsanaa jabhadda FRUD ee mucaaradka dalka Jabuuti. Mas’uulkan ayaa la sheegay in uu dhintay Salaasadii aynu soo dhaafnay, laakiin hadda uun la shaaciyay geeridiisa,…

Read More

Dawlada Israa’iil ayaa sheegtay inay qorshaynayso inay albaabada u laabta Telefishanka Al-jaziira ee xaruntiisu tahay dalka Qadar

Israa’il 09. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka warfaafinta Israa’iil Ayoub Kara ayaa warbaahinta u sheegay inuu Telefishanku taageero argagixisada oo dhawaan hawada laga saari doono janalada ku hadla labada luuqadood ee af carabiga iyo af ingiriisiga. Raysal wasaaraha Israa’iil ayaa hore ugu eedeeyey Telefishanka inuu faraha kula jiro oo uu baahiyo warar iyo Barnmaamijyo kicin ku…

Read More