Dardaarankii Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur ee Walaaca uu ka Qabo Xaalada Kala Guurka ah ee Doorashadda & Jawaabtii Wasiir Maxamud Xaashi ka Bixiyey DAAWO
Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ah gacanta midig ee Madaxweyne Siilaanyo, ayaa damaanad qaaday in Madaxweyne Siilaanyo dalka gaadhsiin doono doorasho xor iyo xalaal ah. Wasiir Xaashi ayaa hadalkan yidhi isagoo ka jawaabayay hadalo dardaaran iyo digniin ah oo uu wasiirkii hore ee daakhiliga Maxamed Nuur Caraale (Duur)…
