Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka oo Socdaal ku Tegay Dalka Thailand

Thailand 09. August 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha arrimaha dibada ee maraykanka Mr: Rex Tillerson, ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa laba cisho ku tagay caasimada dalka Thailand ee Baankook. Mr: Rex Tillerson, waxa uu madaxda dalkaasi kalo hadlayaa xoojinta xidhiidhka ganacsi iyo iskaashi ee labada dal ka dhexeeya, iyadoo ah booqashadii ugu horaysay ee sarkaal sare…

Read More

Kooxo Dabley Ah Ayaa 40 Qof Ku Diley  Waqooyiga Dalka Afgaanistaan Oo Ay Ku Jiraan Carruur Iyo Dumar

Kabul 09. August 2017 (SDN/QJ):- Weerar lagu hoobtay ayaa ka dhacay Waqooyiga Afgaanistaan Sida ay sheegeen madaxda amaanka dalkaasi. Dagaalyannada ayaa weeraray goob lagu baadho amaanka dadka oo ku taalaa deegaanka Sayaad ee gobolka Sar-e u Paul ee waqooyiga dalka Afgaanistaan, iyada oo ay rasaastu u gudubtay aqalo ay ku jiraan dad shacab ahaa oo…

Read More

Xisbiga Waddani oo Soo Bandhigay Caddaymaha Xildhibaannadii u Codeeyey Talyanle iyo Siday u kala Codeeyeen DAAWO

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa soo bandhigay Magacyada, Gacmaha iyo weliba Sawirrada 39 Xildhibaan oo u codeeyey Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle inuu noqdo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Axaddii Toddobaadkan oo ay Kursigaa ku tartameen Baashe Maxamed Faarax oo Shir-guddoonku sheegay inuu 39-ka isagu helay,…

Read More

Qaabkii uu Maanta Gacan ka hadalku uga Dhacay Golaha Wakiiladda, Cida Rasaasta Riday & Xubnaha la xidhay DAAWO

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):- Khilaaf Gacan ka hadal Gaadhay ayaa maanta soo Kala Dhex Galay Gudoomiyaha Sharciyadiisa lagu Muransan yahay ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland kuna abtirsada Xisbiga Kulmiye. Maanta oo aanu Jirin Wax fadhi ah oo ay lahaayeen Golaha…

Read More

Kenya: Natiijadii Codbixintii Salaasada Maanta ka Dhacday Dalkaasi oo Isha lagu Hayo Iyo Tirintii Codadka oo Socota & Arrimaha Xiisaha leh ee Lagu arkay

Nairobi 08. August 2017 (SDN/QJ):- Goobihii codbixinta ee doorashadii isku dhafnayd ee Dalka kenya ka dhacday salaasadii maanta ayaa albaabada loo soo xidhay iyadoo labada musharaxba ay rajo ka muujiyeen natiijada codbixinta. Sida ay Wakaaladaha Wararku ku soo Waramayaan Waxa bilaabatay tirinta codadka goobaha qaar kadib markii ay soo afjarantay cod dhiibashada. Madaxweynaha haatan Uhuru…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Magacaabay Laba Degmo oo Cusub oo Hoos Tegi doona Gobolada Togdheer iyo Awdal

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu digreeto uu maanta ku magacaabay labada degmo. Sida lagu Sheegay Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan Yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige ‘’Xuseen Dayr’’ Madaxweynuhu: Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad iyo Qodobka 109aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay:                     Qodobka 10aad ee…

Read More

Magacyada 39-ka Xildhibaan Ee U Codeeyey Talyanle, Dulucda Doonistiisa, Dabuubta Mudanayaasha iyo Dooodda Xoghayaha Wakiillada AKHRI

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):-Khilaaf iyo Muran ayaa hadheeyey natiijada Shir-guddoonku ku dhawaaqay ee doorashadii Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland oo Axaddii ay ku tartameen Baashe Maxamed Faarax iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle, ka dib markii 39 Cod Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Cali Yuusuf ku dhawaaqay inuu Baashe ku guulaystay, halka Talyanle-na uu sheegay inuu 38. Hase-yeeshee,…

Read More

Ciidanka Booliska oo Xabsiga Dhigay Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Iyo Xubno ka Mid ah Ilaaladiisa Kadib Markii uu Gacan ka Hadal dhex Maray Gudoomiyaha Sharciyadiisa Muranku ka Taagan yahay iyo Xildhibaan Koore & Madaxweynaha oo u Yeedhay Baashe DAAWO

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):- Laamaha amaanka Somaliland ayaa Maanta Xabsiga Dhigay Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo Laba ka Mid ah Ilaaladiisa kadib markii ay Gacanta isula Tageen Gudoomiyaha Lagu Muransan Yahay Sharciyadiisa ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax. Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ay weheliyaan Ilaaladiisa ayaa tegay Xafiiska Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Waxaanu…

Read More

Afhayeenka Xisbiga Waddani oo Wasiir Caddaani Xasuusiyey inta Khalad ee Xukuumadu Gashay hadana ay Dib u Saxday Isla markaana Sifeeyay Khaladkii ka Dhacay Doorashadii Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Jawaab ka Bixiyey Maanta Hadal uu Warbaahinta Siiyay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo Xisbiga Waddani ku Sheegay inuu Dabada ka riixayo Muranka ka Taagan Golaha Wakiiladda Somaliland. Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo Warfidiyeenka Maanta…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka Hadlay Rasaas iyo Gacan ka Hadal Maanta ka Dhacay Golaha Wakiiladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa Sheegay in Xukuumad ahaan aanay u Dul qaadan doonin Gefef ka Yimid Hogaanka Sare ee Xisbiga Waddani Waxaanu intaas ku daray in dawlad ahaan ay aqoonsan Yihiin in Baashe Maxamed Faarax uu Yahay Gudoomiyaha Sharciga ah ee Golaha…

Read More

Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Kulan Gaar ah la qaatay Xildhibaan C.raxmaan Talyanle oo Rumaysan inuu Yahay Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Kulan la Qaatay Xildhibaan C,raxmaan Maxamed Talyanle oo rumaysan inuu yahay Gudoomiyaha Sharciga ah ee Golaha Wakiiladda Somaliland. Waxa uu Xildhibaan Talyanle Sheegay inuu yahay Murashaxa helay 39 Xildhibaan ee Codka ku bixiyey inuu Noqdo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Cadaysay Cida ay Mawqiif ahaan la Jirto ee Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada somaliland ayaa si rasmi ah uga hadashay doorashadii gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada, waxana ay xukuumadu u tahniyadaysay gudoomiye baashe maxamed faarax. Wasiirka wasaaradda warfaafinta jsl md cismaan cabdilaahi saxardiid caddaani ahna afhayeenka xukuumada ayaa warfidiyeenada u sheegay inay xukuumada somaliland iyo shacabkeedu u arkaan  diidmada uu xisbiga wadani…

Read More

‘’Waxaan Markhaati ka ahay in Aniga iyo C.raxmaan Talyanle Midna uu Dibada ku Dhintay Midna Gudaha ayuu ku dhintay Sidaa Awgeed Waxaa Dadka Deegaanka aan Ka Soo Jeedaa ay Isugu Noqon doonaan Tashi Buuxa oo Balaadhan,Kumana Qanacsani…’’ Xildhibaan Saleebaan Cali Koore DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland kuna abtirsada Xisbiga Kulmiye Isla markaana Culays badan lagu saaray inaanu u tartamin Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ayaa sheegay in aanu aqoonsanayn Doorashadii loogu doortay Mudane Baashe Maxamed Faarax Xilka Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee uu arbacadii hore baneeyay Gudoomiye…

Read More

Gudoomiye Cirro oo Ka Hadlay Wax Is Daba Marin ka Dhacday Madashii Shalay ee Doorashadda Gudoomiyaha Wakiiladda,Loolanka Xisbigiisu Ugu Jiro Qabashada Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Wakiiladda & Xiliga uu Iska Casilayo Xubin-nimada Golahaasi DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Gudomiyihii hore ee golaha wakiilada Somaliland isla markaana iminka ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa waxaa uu ka Hadlay is dabo marin la sheegay in ay ka dhacdey doorashadii shalay ka dhacdey xarunta golaha wakiilada. Gudoomiyaha ayaa sheegay in aanu arintaasi waxba ka hor dhaceyn…

Read More

‘’Xildhibaan Talyanle Wuxuu Helay 39 Cod Laakiin Waa La Musuq Maasuqay’’ Xildhibaan Baar Siciid DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Baar Siciid X. Faarax oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Sheegtay in Codayntii Shalay ka dhacday Golaha Wakiiladda ee Lagu Dooranayay Gudoomiyaha Golahaasi la Musuq Maasuqay Isla markaana uu Xildhibaan C.raxmaan Talyanle Helay 39 Cod balse la siiyay Gudoomiye Baashe.

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Cigaal Iyo Rayaale Kaga Duwanaaday Muranka Mas’uuliyiinta Dawladiisa

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa aad uga duwan labadii madaxweyne ee ka horeeyay ee Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal iyo Md. Daahir Rayaale Kaahin, marka la eego adkaynta nidaamka dawladnimo. Marxuum Cigaal oo talada Somaliland qabtay iyadoo ay xaaladu dalku ahayd mid liidata amni ahaan dhaqaale ahaan iyo siyaasad ahaanba,…

Read More

Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye oo u Shiraaqday Isla Markaana Socdaal ugu Kicitimay Gobolada Bari & Ujeedada ka danbaysa DAAWO

Berbera 07. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiya ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Si balaadhan loogu soo dhaweeyay Deegaanka Laasa Dacawo ee Gobolka Saaxil. Weftiga Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ayaa Ujeedada Safarkiisu salka ku hayaa sidii uu uga Qayb gali lahaa Hawlgalka Qaadashada…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Digniin u Dirtay Shirkadaha Diyaaradaha ee Iyagoon Ogolaansho ka Haysan Wasaaradda Duulista soo Fadhiista Madaarada Iyo Amnigooda oo ay Diiday inay Kafaalo qaado DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe oo Kulan Warbaahineed ku Qabtay Xafiiskiisa ayaa digniin u diray Diyaaradaha aan Wasaaradda Duulista Somaliland ogolaansho ka haysan ee is yidhaa fadhiista Garoomada Diyaaradaha ee Somaliland.

Read More