Madaxweynaha Dib Loo Dhaariyey ee Iran oo Ururka Xisbulaah iyo Mileteriga Lubnaan amaan u Soo Jeediyey
Tehran 07. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dib loo caleemo saaray ee Dalka Iran Xasan Rooxaani ayaa sheegay in Milateriga Dalka Lubnaan iyo Dagaalyahanada Xisbulaahi inay yihiin kuwa ilaaliya amniga guud ee Wadankaasi, sidaana waxa uu Madaxweynaha Iran ka sheegay Munaasabad uu ku qaabilay Gudoomiyaha Baarlamaanka Lubnaan Nabiix Barri oo booqasho ku jooga Magaalada Tehran. Madaxweynaha…
