Fadeexada iyo Ceebta Qabsatay Haweeneyda Ugu Caansan Telefishinka Qaranka Iran ee Shiicada ah iyo Ciqaabta ay Mutaysanayso

Switzerland 02. August 2017 (SDN/QJ):- Azadeh Namdari waa mid ka mid ah gabdhaha Wariyaasha ah ee ugu caansan Telefishinka Qaranka iiraan waxeeyna iminka faraha la gashay fadeexo halis badan taas oo soo jiiday inay ku kacaan shacabka dalka Iiraan . Wariye Azadeh Namdari oo hada fasax ku joogto dalka Switzerland ayaa waxaa laga soo qaaday…

Read More

Dawlada Qatar oo Hay’adda Caalamiga ah ee Ganacsiga Adduunka u Gudbisay Dacwad ka dhan ah Afartii Dal ee Xidhiidhka u Jaray

Doha 02. August 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Qatar ayaa u gudbisay Hay’adda caalamiga ah ee ganacsiga adduunka dacwad ka dhan ah afarta dawladood ee u jaray xidhiidhkii ganacsi iyo kii diblomaasiyadeed, iyadoo aanay soo bandhigin sababo meel mar ah. Wasiirka ganacsiga iyo dhaqaalaha Qatar Mr: Axmed Binu Jaasi, oo dacwadan gudbiyey ayaa dawladaha xidhiidhka u jaray…

Read More

Madaxweynaha Shiinaha oo Ka Hadlay 90 Guuradii ka soo Wareegtay Aasaaska Ciidanka Xoraynta Dalkiisa

China 02. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Shiinaha Mr: Jing-pin oo ka hadlay sanad guuradii 90aad ee ka soo wareegtay Aassaaska ciidanka xoraynta dalkiisa ayaa digniin culus u jeediyey cid kasta oo isku dayda in ay faragalin ku samayso dal weynaha Shiinaha iyo Badda ku gadaaman. Mr: Jing-pin waxa uu intaasi raaciyey in dawlada Shiinuhu qadarinayso…

Read More

Madaxweynaha Dalka Fenesweela oo Canbaarayn Xoogan u Jeediyey Dhigiisa Dalka Maraykanka & Tilmaan uu ku Sifeeyay Shakhsiyadiisa

Venezuela 02. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Venezuela Mr: Maduuro ayaa dhaleecayn xoogan u soo jeediyey dawlada maraykanka gaar ahaan madaxweynaha dalkaasi Mr: Donald Trump, isagoo ku tilmaamay in uu ku sifoobay karaahi iyo nacayb uu u hayo Bani-aadamka. Mr: Maduuro waxa uu intaasi ku daray in dawladiisu marnaba aanay aqbalayn fikirka ku dhisan Imbiraaliyada ee…

Read More

Loolan Xoogan oo Xalay Hargaysa ka Dhacay,Sadex Murashax oo u Taagan Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda & Mas’uulka ugu Dhow ee Loo Saadaalinayo

Hargaysa 02. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Saaka oo arbaca ah fadhi yeelanaya Golaha Wakiiladda Somaliland iyadoo Gudoomiyaha Golahaasi Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro uu Si rasmi ah ugu dhawaaqi doono inuu iska casilay Xilka Gudoomiyaha Golahaasi oo uu soo hayay 12 Sano ee u danbeeyay Taas oo ka dhigaysa Gudoomiyihii ugu Mudadda dheeraa ee soo…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Ka Hadlay Is Casilaadiisa Maalinta Beri ee Xilkii Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda & Tartan Xoogan oo Hargaysa Ka Socda Kaas oo Loogu Kala dheeraynayo Qofka Noqonaya Hab Maamuuska 3aad ee Qaranka DAAWO

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Arbacada Berri bannayn doona Xilkaas oo uu hayey tan iyo 205-tii markii Golahaas la soo doortay oo xilkaas loo doortay, waxaana loo ballansan yahay in Berri oo Arbaca ah fadhiga Golahaasi yeelan doono uu Iscasilaaddiisa ku shaaciyo, sida uu sheegay Guddoomiye…

Read More

Xisbiga KULMIYE oo Bulshada la Wadaagay Boob iyo Dhac ay Dalka ka Gaysteen Siyaasiyiin ka Tirsan WADDANI

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa jawaab cad ka bixiyey hadallo deelqaaf ah oo kasoo yeedhay xubno siyaasiyiin ah oo dhawaan ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, kuwaas oo eedaymo beer-la-xawaysi ah goobo fagaareyaal ah kaga qaaday xukuumadda KULMIYE. Afhayeenka xisbiga KULMIYE Md. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo…

Read More

Golaha Guurtida oo Ku Fashilmay inuu Ergo Nabadeed u diro Ceel-afweyn iyo Guddoomiyaha oo ka hadlay Hakad 2-aad DAAWO

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Guurtida, ayaa markii labaad shaaciyey in Hakad ku yimi Ergo-nabadeed oo Goluhu iska xulay, si ay uga hawlgalaan nabadaynta Beelaha ku diriray deegaanka Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo aan weli si rasmi ah u sheegin sababta…

Read More

Qodobbo laysku mariwaayey oo lagaga hadlay Kulan dhex-maray Guddiga Doorashooyinka, Saddexda Xisbi iyo Xukuumadda

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Guddiga doorashooyinka, Saddexda Xisbi Qaran iyo Xukuumadda Somaliland, ayaa kulan ay  yeesheen kaga wadahadlay ajande la xidhiidhay guud ahaan sugidda ammaanka goobaha Kaadh-qaadashada ee gobollada Sanaag iyo Sool oo ay ka bilaabmayso Kaadh-qaybintu 12 August, 2017, gaar ahaan goobaha deegaannada Ceel-Afwayn ee dirirta soo noqnoqotay ku dhex martay Beelaha Walaalaha…

Read More

‘’Madaxweyne Ku Xigeenkii Xisbiga Ucid waa Diyaar Waxaan doonayaa inuu Madaxweyne Ku Xigeenku qabto Shaqada badankeeda aniguse waxaan la soo Hadhayaa Difaaca iyo Arrimaha Dibada’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay inuu xisbigiisa uu ka diyaar yahay Murashixii Jagada madaxweyne ku xigeen inkasta oo Gudoomiyuhu aanu shaacin shakhsiga uu yahay Siyaasigani hadana waxa uu xusay inuu qaban doono hadii uu talada dalka ku guulaysto Shaqada ugu badan. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxaa kale…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Kulamo Madhalays ah oo Ku Saabsan Sidii Shaqo abuur Loogu Samayn lahaa Dhallinyarada Hargaysa Kula Yeelatay Qaar ka Mid ah Hay’adaha Caalamiga ah DAAWO

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Xukuumadda ayaa kulan ku saabsan sidii loo samayn lahaa fursado shaqo waxay la qaateen Saraakiil ka Socotay Qaar ka mid ah hay’adaha caalamiga ah ee Somaliland ka hawl gala.

Read More

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Xisbiyada Ugu Baaqay Inay Xurmeeyaan Shuruucda Doorashooyinka & Doorka Maxkamada Distooriga ah DAAWO

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda   Somaliland, Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ugu baaqay saddexda xisbi qaran in ay ilaaliyaan sharciga dalka u yaalla,    una hoggaansamaan  xeerarka doorashooyinka. Prof. Aadan waxa  uu sheegay in qaranka Somaliland ka  ballaadhan yahay saddexda murrashax ee u tartamaya hoggaanka dalka,waxaanu  u soo jeediyay    shacabka in…

Read More

Wasiirkii Hore ee Amuuraha Gudaha Somaliland oo talo u soo Jeediyey Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha ee Somaliland Cali Maxamed Warancadde haddana ah lataliyaha gaarka ah ee madaxweyne Siilaanyo ayaa waxaa uu fariin u direy xisibiyadda Somaliland. Isagoo saxaafada kula hadlayey magaaladda Hargeisa ayaa waxaa uu sheegey in xisbiyadu ay muhiim tahay in ay ilaaliyaan sidii nabada loo ilaalin lahaa,…

Read More

Hirdan Culus Oo Durba Laga Dareemayo Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani, Iyo Gudoomiye Cirro Oo Maalmihii U Dambeeyay Gudka Ugu Galay Goobaha Uu Ku Tuhunsan Yahay Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maalmihii u dambeeyay Culayskii ugu badnaa saaray, islamarkaana dadaalkii ugu adkaa u jiheeyay Gobolada iyo Degmooyinka ay aaminsan yihiin inuu Taageero laxaadleh ku haysto Musharaxa Xisbi Xaakimka Kulmiye Muj Muuse Biixi Cabdi,Waxaana Durba ay Goobo badan ka sameeyeen falal Kulmiye ka nixiyay, iyadoo sidoo…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Beri si Rasmi ah u banaynaya Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Mudo 12 Sano ah uu hayay DAAWO

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa si Rasmi ah u Shaaciyey inuu Maalinta Beri oo Arbaca ah uu Iska Casili doono Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu soo hayay Mudo 12 Sano ah.

Read More

Kulamo Taageero Loogu Muujinayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Oo La Xidhiidha Qabashada Mansabka Guddoomiye Ee Xisbiga KULMIYE Muuse Dabadii Oo Gudaha Dalka Iyo Dibaddaba Ka Qabsoomay

London 01. August 2017 (SDN/QJ):- Aqoonyahano, Siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo kala jeeda badiba beelaha Somaliland ee ku abtirsada Taageerada Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE oo muddooyinkii ugu dambeeyey kulamo kala duwan ku yeeshay goobo kala duwan oo dibadda iyo gudaha dalkaba ah ayaa waxa ay taageero ugu muujiyeen Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi…

Read More

Waa Kuma Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Qaranku,Muxuuse Ugu Suntan Yahay Qoyska Madaxweyne Siilaanyo Iyo Jamaahiirta Xisbiga Kulmiye, Wakhtigii Loolankii Riyaale Iyo Siilaanyo?

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Qaranka iyo Tiknoolajiyada ee uu todobaadii tegay Madaxweyne Siilaanyo xilka u magacaabay Axmed Xaaji Daahir waa mid ka mid ah Masuuliyiintii ugu tunka weynaa ee Xukuumadda Daahir Riyaale Doorashadda lagaga guulaystay,waxa uu sidoo kale ka soo jeedaa Gobolka Awdal ee Galbeedka Somaliland isagoo ka…

Read More

Agaasimaha Guud ee Ciyaaraha oo Casuumad Ku Qaabilay Xubno ka Mid ah Ardayda Somaliland ee Dalka Turkiga Wax ku barta oo  Hargaysa Ku Sugan Iyo Dardaarankii Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore DAAWO

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha Somaliland Maxamed Xuseen Dhabeeye ayaa Hadhiimo sharfeed u sameeyay xubno ka mid ah ardayda Somaliland ee dalka Turkiga wax ka barta.

Read More

Shacabka Gobolka Sanaag Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Haweenay Maraykan Ah Oo Socdaal Ku Imanaysaa Gobolkaasi, Fariina Digniin Wadatana Udiray Xukuumadda Somaliland

Ceerigaabo 01. August 2017 (SDN/QJ):- Guud ahaan shacabka iyo Ganacstaada beeyada ee Gobolka Sanaag ayaa ka digay Safar la sheegay in magaalada Ceerigaabo ay ku tagayso Haweenay dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka maraykanka, waxaanay odayaasha, waxgaradka iyo aqoonyahanka Gobolka Sanaag fariin udireen xukuumadda Somaliland iyagaa oo uga digay inay haweenaydaasi socdaal ku timaado magaalada ceerigaabo….

Read More

Xukuumadda Oo Ka Fiirsanaysa Talaabadii Ay Ka Qaadi Lahayd Kooxo Dhalinyaro Ah Oo Aad U Hubaysan Oo Isku Hor Fadhiya Deegaanka Ceel Afweyn Oo Ciidamada Qaranku Ku Kala Dhex Jiro

Ceel-afweyn 01. August 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa maalmihii u dambeeyay qorshaynaysa nooca ay noqonayso Talaabada ay ka qaadi karto kooxo dhalinyaro ah oo aad u hubaysan oo ka soo kala jeeda Beelaha dirirtu ka dhex aloosan tahay ee Deegaanka Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag,Kuwaasi oo sida la sheegay dhagaha ka furaystay Baaqa Xukuumadda,iyo Digniinta…

Read More