Dawladda Qadar Oo 290 Mashruuc Ka Fulisay Soomaaliya, Intii Ka Dambaysay Khilaafka Dalalka Khaliijka

Doha 01. August 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda dowladda u Qadar qaabilsan  gargaarka ee Qadar Charity ayaa sheegtay in Dalka Soomaaliya ay ka fulisay 290 mashaariic horumarineed oo ahayd taageero ka timid shacabka Qadar, mashaariicdaas oo Lacagta  ku baxday ay dhamayd 35 milyan oo lacagta riyaalka dalkaasi tan iyo bishii june ee sanadkan Mashaariicda waxay ay isugu…

Read More

Maraykanka Oo Shaaciyey Inuu Duqeyn Ku Khaarajiyey Hogaamiye Sare Oo Ka Tirsan Ururka Al-Shabaab

Muqdisho 01. August 2017 (SDN/QJ):- Taliska ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika ayaa sheegay in 29-kii bishan July ay Mareykanka Soomaaliya ka fuliyeen howl-gal lagu dilay hogaamiye ka tirsanaa Al-shabaab. “Wasaaradda Gaashaandhigga ee Maraykanka, ka dib markii ay heshay warar lagu hawl-gali karo iyo sirdoon sax ah, waxay qaadday weerar guuleystay, kaasoo ay ku dishay hogaamiye…

Read More

Dhacdo La Yaab Leh iyo Wiil Soomaali ah oo Kelyihiisa Toddobba Boqol oo Dhagax laga soo saaray iyo Dhakhaatiir ka Hadlay

Delhi 01. August 2017 (SDN/QJ):- Wiil Soomaali ah oo muddo ka xanuunsanaayay Kelyaha, ayaa qaliin lagu sameeyay ka dib, waxaa laga soo saaray Kelyihiisa Toddoba Boqol (700) oo Dhagax sida ay sheegtay Dhakhtarad ka tirsan Cusbitaal ku yaalla dalka Hindiya. Wiilkan Qalliinka lagu sameeyey oo lagu magacaabo Cabdirahman, waxaa uu ka tegay magaalada Gaalkacyo ee…

Read More

Ma Og tahay in Dadka ugu Degenaanshaha badani ay Sacaadada helaan Markay Da’doodu Gaadho Ku Dhawaad 70 Jir!!!

London 01. August 2017 (SDN/QJ):- Daraasad ballaadhan oo ay Sameeyeen Khubaro Ingiriis ahi waxay ku muujiyeen in dadku ay ugu sacaado iyo xasilooni badan yihiin marka Cimrigoodu gaadho Lixdanka ilaa Todobaataneeyo ku dhowaadka. Jariidada Gardiyan oo Derasadan dabacday ayaa waxay sheegtey in khubaradaasi ay daraasadooda k aka sameeyeen dad ila Saddex kun oo qof gaadhaya,…

Read More

Dumarka Oo La Ogaadey Inuu Caajisku U Xun Yahay Iyo Noocyada Tijaabo ee la qaaday

Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Cilmi baadheyaal u dhashay dalkaasi Sweden ayaa deraasad ay sameeyeen ku sheegay in dumarka oo uu ku bato werwerku ay keeni karto inay waashaan ,kaas oo khatar ku ah nolosha dumarka xiliga lagu jiro nolosha dhexe,taas oo ah xiliga uu werwerkaasi sii siyaado. Marka loo eego deraasadaasi ,waxa lagu sheegay…

Read More

Maraykanka iyo Huteel Noocyada Cuntada Qaaliga Ah Sameeya oo Bilaash Ka Dhigay,Maxay Sababtu Tahay?

Colarado 01. August 2017 (SDN/QJ):- Dalka Maraykanka gobolka Colarado waxaa laga furay bishii October 20-keedii  sannadkii 2006-dii hudheel lagu magacaabo “So all may eat” qof kasta waxbuu ka cuni karaa . Hoteelkan  ayaa  la sheegay in aanu ahayn mid macaash laga rabo laakiin doonayo in bulshada loogu adeego. Hodheelkan waxaa magaciisa loo soo gaabiyaa Same…

Read More

Dalka Kuweyt Iyo Saldanada Cumaan oo ka arrinsanayaa Sii ambo qaadista Waan Waanta Waddamada Khaliijka ee Xiisada adagi u dhaxayso

Cuman 01. August 2017 (SDN/QJ):- Wadamada Kuweyt iyo Saldanada cumaan ayaa ka wada hadlay hore u socodsiinta hawsha waanwaanta laga dhexwaday Dalalka Khaliijka ee ay dhibaatada Diblumaasiyadeed soo kala dhex gashay. Wasiirka Arimaha Dibada ee Saldanada Cumaan yuusuf Bin Calawi ayaa booqasho aan hore loo sii shaacin waxa uu ku tegay Dalka Kuweyt, isagoo kulan…

Read More

Tahriibayaal Shidaalkii Gaadhigu Uu Ka Dhamaaday Iyo Halaaga Saxaraha Ku Qabsaday !!

Tripoli 01. August 2017 (SDN/QJ):- Tahriibayaal u socday dalka Liibiya si ay uga sii galaan xeebaha dalka Talyaaniga ayaa waxaa qabsaday halaag iyo murugo ka dib markii gawaaridii ay wateen uu ka dhamaaday Shidaalka halka mid kale uu isna ka halaabay . Tahriibayaashaan ayaa ku dhex dhumay Saxaraha cidlada ah ee u dhaxeeya wadamada Sudan…

Read More

Kenya: Mas’uul Sare oo Ka Tirsan Komiishanka Doorashooyinka Kenya oo La Dilay Xili 7 Cisho ay ka Hadhay Doorashadii Madaxtinimo & Mucaaridka oo ku dooday in Xukuumadu Doorashada ku Shubanayso

Nairobi 01. August 2017 (SDN/QJ):- Sarkaal sare oo ka tirsan  guddida  doorashooyinka Kiiniya  ayaa laga helay  meydkiisii, meel  ka baxsan caasimada Kiiniya ee Nayroobi. Sida u sheegay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Kiiniya, sarkaalkan oo ah nin qaabilsan inuu kormeero qalabka Elegtrooniga ee uu ku shaqeynayo hannaanka codeynta doorshada Kiiniya, ayaa la helay meydkiisa oo ay ka…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Maraykanka oo Jawaab Dublamaasiyadeed Siiyey Dalka Ruushka

Washington 01. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka dalka Maraykanka Mike Dinaar ayaa Cadeeyay in dawladiisa ay ka go’an tahay ilaalinta amaanka dalalka Balkaniska ee bariga yurub isla markaana ay ka difaaci doonaan hadii sida uu yidhi Gar daro ay kala kulmaan dalka ruushka. Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka oo ku sugan dalka Istooniya ayaa dalka…

Read More

Waddanka Ruushka oo Digniin adag u diray Dalka Poland oo Qorsheeyay inay Furfuraan Taalo lagu xuso Guushii dagaalkii labaad & Talaabada ay ka qaadayaan!!

Moscow 01. August 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Ruushka  ayaa dalka Poland uga digtay  inay ogolaadaan inay furfuraan taalo ku taala dalkaasi oo lagu xuso guushii dagaalkii labaad ee dunida. Hadii ay ku dhaqaaqaana ay waajihi doonaan cunaqabatayn,Saraakiil ka tirsan wasaaradda arrimaha dibada ee Ruushka ayaa sheegay in aanay Poland taaban taalooyinkii xusuusta ahaa ee lagu xuso…

Read More

Ruushka oo Dalkiisa Ka soo Eryaya Ku Dhawaad 800 oo Dublamaasiyiin Iyo Shaqaale Maraykan ah & Fal Celinta Maraykanka?

Washington 01. August 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada Arimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa ku sheegtay bayaan ay soo saartey siday xun yihiin tallaabada Mosko ay dalkeeda kaga Eridey Todoba boqol iyo Shan iyo Konton (755) ka mid ah diblumaasiyiinta maraykanka ee ka hawl-gala dalka Ruushka. Wasaarada khaarajia Mareykanku waxay ku tilmaamtay tallaabadan dalka Ruushku qaaday inay tahay…

Read More

Hawlgalkii Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha oo Maanta Si Rasmi ah uga soo Dhamaatay Gobolada Maroodi Jeex Iyo Togdheer & Labada Gobol ee ugu Danbeeya ee Kaadh Qaadashada Lagu soo Khatimayo DAAWO

Hargaysa 31. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta si rasmi ah uga soo Idlaatay Gobolada Maroodijeex iyo Togdheer  hawlgalka qaadashada kaadhka Codbixiyaha oo si xidhiidh ah u socday 22 Cisho ah. Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa noqon doona Labada gobol ee ugu danbeeya ee lagu soo khatimi doono Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha doorashooyinka Somaliland waxayna ku Mudaysan…

Read More

Xisbiga WADDANI Oo Musharraxa Madaxweynaha KULMIYE Ka Dalbaday Inuu Soo Caddeeyo Qaran-dumis-nimo Uu Ku Eedeeyay Guddoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 31. July 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka jawaabay eedaymo uu doraad Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi u jeediyey Dhiggiisa Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayey Munaasibad Wasaaradda Qorsheyntu ku soo bandhigay Wejiga labaad ee Qorshaha…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Caddeysay Inay Ogolaatay In Hargeysa Dib Looga Furo KINIISAD DAAWO

Hargaysa 31. July 2017 (SDN/QJ):-  Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadashay Kiniisad uu Hargeysa ka dhisay Gumaystihii Boqortooyada Ingiriisku, taasi oo Bulshada dood ka dhex Abuurtay markii Dhawaan dib loogu furay ogolaansho ay Xukuumaddu bixisay. Kiniisaddan oo ku taalla Xaafadda Shacabka ee Magaalada Hargeysa, gaar ahaan ka soo horjeedka Maxkamadda Sare…

Read More

”Xisbiga Waddani Waa Xisbi Xoojinaya Qaranimada Somaliland Iyo in Ummada Somaliland wax Wada Yeelato” Hogaamiyaha Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 31. July 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ah Wefti uu Hor kacayo Gudoomiyaha Xisbigaasi ayaa Maanta Khudbad u Jeediyey qaar ka mid ah Bulshada taageerta xisbigaas ee ku dhaqan Gobolka Gebilay. https://www.youtube.com/watch?v=NrHx3tVsa3o

Read More

Nuxurka Socdaal Gudoomiye Cirro iyo Wefti uu Hogaaminayaa Ku Tageen Magaalooyinka Tog Wajaale iyo Allay Baday iyo Khudbado uu u Jeediyey DAAWO

Hargaysa 31. July 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani isla markaana ah Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaasi Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo ay Weheliyaan Madax sare oo ka Tirsan Xisbigaasi ayaa Maanta Kormeer ku Tegay Degmooyinka Wajaale iyo Alay baday ee Gobolka Gebilay. https://www.youtube.com/watch?v=HgpMDkfr0VA

Read More

“Haddii Koox gaar ah oo Dano gaar ah lihi ay saamayn ku yeeshaan Go’aannada Xaasaasiga ah ee Qarankan oo ay keligood sax iyo khalad bam eel marsadaan, halkaa waxa ka dhalaya” Wasiirkii Hore ee Xidhiidhka Golayaasha DAAWO

Hargaysa 31. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Cali Xaamud Jibriil ayaa si rasmi ah Xilkii ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Axmed Xaaji Daahir Mudane Cali Xaamud Jibriil oo ugu horreyn halkaa ka hadlay ayaa sheegay inuu sii ahaanayo Xisbiga KULMIYE oo uu sheegay inuu ka mid ahaa Xubnihii…

Read More