“Cadowga Jabuuti waa Cadowgayaga(Somaliland),Cadowga Somaliland-nna Waa Cadowga Jabuuti”Wasiir Cali Xaamud Jibriil

Jabuuti 09. July 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka cilmi baadhista,tiknoolajiyada iyo xidhiidhka goleyaasha Somaliland Md.Cali Xaamud Jibriil oo ku sugnaa maalmihii ugu dambeeyey magaalada Jabuuti ayaa kulamo kala duwan la yeeshey mas’uuliyiinta ka tirsan xukuumadda Dalka Jabuuti. Wasiirka oo booqasho shaqo ku jooga dalkaasi ayaa waxaa ay la kulmey MadaxweynahaJamhuuriyadda Jabuuti, Md. Ismaaciil Cumar…

Read More

Hanti Dhawrka Guud ee Somaliland oo Sheegay inay Diiwaangelinayaan Gaadiidka Dawlada Si loogu Xidho Nombarka Dawlada DAAWO

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Ku Xigeenka Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka Mudane Siciid Saleebaan Mire oo Warbaahinta Kula Hadlay Xafiiskiisa ayaa Sheegay inay amar ka soo Saareen Sidii Gaadiidka Dawlada loogu Xidhi lahaa Lambarka u gaarka ah Baabuurta Dawlada. Ku-xigeenka Hanti-dhawraha guud ee Somaliland Siciid Saleebaan Mire Warbaahinta qaarkeed kula hadlay Xafiiskiisa magaalada Hargeysa,…

Read More

Hargaysa: Oday 54 Jir ah Isla Markaana Mudo 24 Sano ah Somaliland Gudaheeda Darbijiif Ku Ah Iyo Dulucda Farriin Uu Xukuumada U Diray DAAWO

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Way adag tahay Sidaad ku Yaqiinsato Oday ay haatan da’diisu Kor u dhaaftay Nusqarni oo Hadana Hargaysa ku ah Derbi Jiif Weliba ku dhex jira Caruurta Derbi jiifka ah isla markaana ay Xaalado Caafimaad daro ku imanayaan kaas oo aan haysan cid daryeesha. https://www.youtube.com/watch?v=pVqRIs_Y8GU

Read More

“Hore Innoo May Soo Marin Dawlad Somaliland Ka Dhalata Oo Abiib-timocad Aanu Wasiir Ka Noqon” – Cali Gurey

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Muj Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga KULMIYE ayaa  ka Hadley siyaasi Abiib Timo Cad oo shaaciyey in isaga iyo siyaasiyiin Miisan Leh ay ku biiri doonan Xisbiga Waddani. Cali Guray ayaa sheegay in aanay jirin xukuumadda Somaliland ka dhalatay oo aanu wasiir ka soo noqon siyaasiga Abiib…

Read More

Sicir-bararka,Sare-u-Kaca Quutal Daruuriga Ka Jira Somaliland Oo Xadhkaha Goostey Iyo Xukuumadda KULMIYE Oo Ku Fooggan Hanti Uruursi

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa marba marka kaddanbeysa isa soo taraya Sicir-bararka xadhka goostey iyo qaybihii maciishada oo cirka isku shareerey. Tan iyo markii ay xukuumadda KULMIYE ku dhawaaqdey in ay joojineyso sicirka ayaa waxaa shacabka reer Somaliland galeen marxaladdihii ugu xumaa ee dhinaca sicir bararka, waxaanay xaalad aad u adag oo nololeed soo…

Read More

Boqor Raabi oo Qarxiyey Shakhsiyaad Gaara oo Loo Baloodheeyey Madaarka Hargeysa+ Qeylo-dhaan uu u Direy Shacabka Somaliland DAAWO

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Boqor Raabi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa si weyn uga qeyliyey dhulkii xeyndaabka Madaarka Hargeysa oo uu sheegay in muddooyinkii dambe loo baloodheynaayey shakhsiyaad gaara, waxaana uu dhawaaq dheer u direy guud ahaan shacabka Somaliland isaga oo ka codsaday in ay si deg-dag ah ugu soo gurmadaan Garoonkaasi….

Read More

Sheekh Dirir oo sheegay in Ilaahay u yaboohay Cadaab Kulul Ummada si  Xun u Isticmaasha Maalka la siiyey, Sida Quraanka La Inoogu Sheegay, Kana Hadlay  Asbaabaha Keena ee Mudan in Layska Ilaaliyo

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir, ayaa sheegay inay muhiim tahay Ilaalinta maalka Ilaahay qofka islaamka ah siiyey, oo lagu imtixaamayo  iyo sida loogu baahan yahay in qofku u maamulo. Sheekh Maxamed ayaa sheegay inay jiraan sababo badan oo qofka ku xambaara inuu maalka Ilaahay siiyey si xun u isticmaalo, loona…

Read More

Raysal-wasaaraha Ciraaq oo Tegay Mosul oo Dagaal adagi ku dhex-maray Ciidanka Dawladda & Kooxda Daacish

Mosul 09. July 2017 (SDN/QJ):- Ra’isal-wasaaraha Waddanka Ciraaq Xaydar Al-Cabbaadi, ayaa Maanta Safar ku tagey magaalada Mosul ee dalkaas oo dhawrkii bilood ee ugu dambeeyey dagaal qadhaadhi ka socday, waxaanu sheegay in magaaladaas laga xoreeyey Kooxda la baxday Dawladda Islaamka ee Daacish ama ISIS. Waxa uu Raysal-wasaaraha dawladda Ciraaq Hambalyo iyo Bogaadin u jeediyey Ciidammada…

Read More

Dawlada Kanada oo La Filayo inay Magdhaw Lacageed Siiso Muwaadin Dalkeeda u Dhashay oo Xabsiga Argagixisada ee Maraykanka ee Guantanamo Bay Ku Xidhnaa 20 Sanno

Ottawa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Canada ayaa lagu wadaa inay soo saarto raaligelin iyo magdhw la siinayo Cumar Khadar oo horey uga mid ahaa maxaabiistii ku xirnayd xabsiga Guantanamo Bay, waxaana la sheegay in loo gaystay xadgudubyo intii uu xabsiga ku jiray. Khadar, oo u dhashay dalka Canada isla markana ah 35 jir ayaa…

Read More

Maxaa ka jira wararka sheegaya in xil ka qaadis lagu sameynayo taliyaha ciidanka Booliska Somalia?

Muqdisho 09. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa maalmahan soo baxayey warar isa soo taraya oo sheegaya in xilka laga qaadayo taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. C/xakiin Daahir Saacid oo muddo kooban ka hor xilkaas loo magacaabay. Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in Taliye Saacid ay dhaleeceyn la xiriirta wada shaqeyn xumo kaga timid laamaha kale…

Read More

Dibad-baxyo Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Caabudwaaq & Goobo Ganacsi Oo La Boobay

Caabud-Waaq 09. July 2017 (SDN/QJ):- Rabshado xooggan ayaa hareeyey degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iyadoo la boobay goobo badan oo ganacsi iyo bakhaaro ku yiilay Suuqa degmaadaas. Goob joogayaal ayaa sheegay in rabshadahaas ay bilowdeen markii dadweyne careysan ay wadooyinka magaaladaas ka dhigeen dibed baxyo ay uga soo horjeedaan ganacsatada magaalada oo diiday qaadashada lacagta…

Read More

Tanzania Oo Loogu Baaqay Inay Joojiso Handadaada Hay’adaha Aan Dowliga Ahayn

Tanzania 09. July 2017 (SDN/QJ):- Koox ka kooban sideed iyo toban ururada caalamiga ah ee u dooda xuquuqul insaanka ayaa u sheegay dowladda Tanzania in ay joojiso handadaada ay ku heyso ururada bulshada rayidka, kuwaasi oo difaaca xuquuqda hooyooyinka da’da yare ee ku laabta goobaha waxbarashada. Toddobaadkii la soo dhaafay, dowladda Tanzania ayaa ugu hanjabtay…

Read More

Nin Aan Muuqiisa Laga Garan Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin Oo Qabsaday Warbaahinta, Dalka Uu Ku Nool Yahay Iyo Madaxweyne Caan Ah Oo Arrinkiisa Ka Hadlay

Moscow 09. July 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta dalalka Shiinaha iyo Ruushka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey oo dhan waxa ay si weyn u hadal hayaan qisada nin beeralay ah oo u dhashay waddanka Shiinaha kaasi oo muuqiisa aan la kala garan aadna ugu eg Madaxweynaha waddanka Ruushka Vladimir Putin taasina keentay in dadku si weyn u hadal…

Read More

Shanta Goobood Ee Adduunka Ugu Kulul Iyo Shanta Goobood Ee Adduunka Ugu Qabaw, Darajada Heer-kulkooda Iyo Dalalka Ay Ku Yaallaan

Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Wakhti dunidu maalinba maalinta ka dambaysa sii kululaanayso cimilo ahaan, khubarada deegaankuna mar walba ka hadlayaa in adduunku sii kululaanayo wakhtiganna aynu ku jirno wakhtigii kulaylaha ee xagaaga waxa aan qormadan kooban ku eegi doonaa shanta goobood ee adduunka ugu kulul iyo shanta goobood ee qabaw, halka ay ku yaallaan…

Read More

Dawlada Ingiriiska oo Qorshaysay Sidii ay Dadaal Dublamaasiyadeed ugu Dhex geli lahayd Dalalka Khaliijka ee is haya

London 09. July 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Britain ayaa bilowday dadaal ay ku doonayso inay ku dhexgasho oo ku dhexdhexaadiso khilaafka xoogan ee soo kala dhexgalay Dalalka Khaliijka carabta. Xoghayaha Arimaha Dibada ee Britain Boris Johnson ayaa Shalay galab soo gaadhay Dalka kuweyt, lugtiisii ugu horaysay socdaal uu isaga dab qaadi doono Dalalka Khaliijka maalmaha soo…

Read More

Dadka Adduunka Ugu Cadhada Badan, Kuwa Ugu Farxadda Badan Iyo Halka Ay Soomaalidu Kaga Jiraan Xog-Ururin Lagu Sameeyey Shucuubta Adduunka

Paraguay 09. July 2017 (SDN/QJ):- Xog-ururin la xidhiidha dhinaca bulshada oo ay dhawaan baahisay xarunta caanka ah ee Globe ayaa lagu sheegay in shacabka waddanka Ciraaq noqdeen kuwa ugu cadhada badan shcuubta caalamka ee aragtida taban ama xun ka qaba mustaqbalkooda nololeed halka shacabka waddanka Paraguay ee ku yaalla qaaradda Latin Ameerika ka noqdeen shacabka…

Read More