Dawlada Masar oo Dalbatay in Farogalin Siyaasi ah lagu Sameeyo Biyo Xidheenka Itoobiya & Dulucda Baqdinta ay Qabto
Qaahira 10. July 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Qaahira ayaa shalay soo saartay qaylodhaan la xidhiidha biyo-xidheenka ‘Hidase’ ee dalka Itoobiya uu dhisanayso, waxa aanay ka digtay waxa ay ugu yeedhay in ‘waqti intaas ka badan la lumiyo, iyada oo dhinaca kalana dalbatay in farogelin siyaasi ah lagu sameeyo arrintan, si loo qaado caqabadaha hortaagan dhamaystirka cilmibaadhis…
