Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay $126 Milyan Oo Loogu Talagalay Abaaraha Iyo Bini’aadanimada
Washington 11. July 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in dalal ay ku jirto Somalia loogu deeqo 639 milyan oo dollar, looguna talagalay in lagu caawiyo dadka abaaraha iyo xaaladaha bini’aadanimo haysta. Dalalka loogu deeqay 639 milyan ee dollar ayaa waxay kala yihiin Somalia, South Sudan, Nigeria iyo Yemen oo ay ka jiraan xaalado…
