Xanuunkii Shuban-biyoodka oo Mar Kale Ka Dilaacay Burco iyo Badhasaabka Gobalkaas oo Qeylo-dhaan Ka Soo Direy DAAWO

Burco 26. June 2017 (SDN/QJ):- Xanuunkii shuban-biyoodka, ayaa mar kale ka dilaacay magaalada Burco ee gobalka Togdheer, waxaana qeylo-dhaan xooggan oo xanuunkaas ku aadan ka soo direy magaalada Burco badhasaabka gobalkaasi Md.Ramaax oo sheegay in hada uu xanuunkaasi soo ritay dad aad u tira badan. https://www.youtube.com/watch?v=r53WibJcSRs

Read More

Madaxweynaha Turkiga oo Isagoo Ku Jira Salaadii Ciidul Fidri ee Shalay Miyir Doorsoomay & Waxa uu Dareemay oo uu Ka Hadlay

Istanbul 26. June 2017 (SDN/QJ):- Jariirada Xorriyeet Daily News ee dalka Tukriga oo ay Shabakada Qurbejoog Warkan ka soo Xigatay ayaa sheegtey in Madaxweynaha dalka Tukriga Rajab Dayib Ordugan oo uu Shalay miyir doorsoon koobani ku soo boodey Isaga oo Ku jira tukashadii Salaada Ciida. Warku waxa uu intaa raaciyey in Madaxweyne Ordugaan uu dareemay…

Read More

‘’’Afkaygoow Qolo Ma Tihid,Qabiil Iyo Reer Ma Tihid,Adigu Waxaad Tahay Af Qudha’’ Hees Ka Hadlaysa Kala Qoqobka Af Somaliga & Kooxda Xidigaha Geeska DAAWO

Hargaysa 26. June 2017 (SDN/QJ):- Ujeeddo ahaan waa heestii ugu shislayd ee Xiddigaha Geesku beryahan qaadeen. Waxa curiyay abwaanka halabuurrada Xiddigaha Geeska Abdirisaaq Xaamud Jaylaani. Waa foolaadka halabuurka casriga. Igula Ciida “Afkaygow qolo ma tihid”.   Afkaygoow Qolo Matihid Qabiil.Iyo Reer Matihid Qof Gaar Kuulihi Majiro Dadkaaga Qaybsamoo Qaloba qolo Diidantee Adigu Waxadtahay Af qudha…

Read More

Ruushka oo Soo Bandhigay Qaab Cusub oo uu Gaadiidkiisa Dagaalka ee Gaashaaman Ku dhaafin Karo Badaha Iyo Webiyada DAAWO

Moscow 26. June 2017 (SDN/QJ):- Isbedelka adduunka ka socda iyo Sida uu dalba isugu dayayo inuu la yimaado Hindise Cusub oo anfaca dalkiisa ayaa Waddanka Ruushku oo Ka Mid ah Shanta dal ee  Codka diidmada qayaxan ku leh Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay Wuxuu soo bandhigay nidaam cusub oo uu gaadiidkiisa dagaalka kaga gudbin karo…

Read More

Madaxweyne Erdogan: Shuruudaha Qatar Lagu Xidhay Sharciga Caalamiga Ah Ayey Lid Ku Yihiin

Istanbul 26. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Turkiga, Racep Tayyip Erdogan, ayaa yidhi shuruudaha ay Qatar ku xidheen dalalka Gacanka ee ay jaarka yihiin waa kuwo ka hor imanaya sharciga caalamiga ah, sababta oo ah buu yidhi waxay farogelin ku yihiin qaranimada dalkaas. Qatar ayaa ku tilmaantay shuruudahaa oo ay ka mid yihiin in ay hoos…

Read More

Maraykanka oo Sheegay inuu Rumaysanyey in Khilaafka Qadar & Carabta Xidhiidhka u Jartay yahay mid Hal Qoys dhex-yaal

Washington 26. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Maraykanka ayaa ku tilmaamtay xiisadda sii socota ee u dhexeysa dalka Qadar iyo waddamo kale oo Carab ah, in ay tahay mid salka ku haysa “arimo qoys”. Afhayeenka Aqalka Cad ee Maraykanka looga arimiyo, Sean Spicer, ayaa hadalkan sheegay mar uu la hadlayay weriyayaal ku sugnaa Washington. “Waxaan rumaysannahay…

Read More

Maxamed Salaax oo Noqday Ciyaaryahankii Ugu Qaalisanaa Afrika, Carabta, Liverpool iyo Roma

Roma 26. June 2017 (SDN/QJ):- Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Masar ee Maxamed Salaax ayaa taariikhda qayb ka galay markii uu noqday ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ee ay soo iibsato kooxda Liverpool ee horyaalka Dalka ingiriisku. Maxamed Salaax oo dhowaan ay kala iibsadeen Kooxaha Roma iyo Liverpool ayaa qiimahiisu gaadhay 47 Milion oo lacagta Euro-da ah, taasoo ka…

Read More

Cafiska Mukhtaar Roobow Afhayeenkii Hore ee Xarakada Shabaab Kadib, Akhriso Liiska 7dii Uu Mareykanka Lacag Dul Dhigay

Washington 26. June 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa la sheegayaa in ay Wadaadka Mukhtaar Mansuur Roobow ka saartay liiska dadka ay lacagta dul dhigeen. Sida ay qortay VOA-da, Mareykanka ayaa sidaa go’aansaday Jimcihii. Sheekh Roobow oo ahaa ku-xigeenka Al-shabaab, waxaa uu hadda ku sugan Koonfur Galbeed, waxaa la sheegayaa in ay jiraan wada…

Read More

Cudurka Daacuunka oo Si Ba’an ugu Faafay Guud ahaan Dalka Yemen & Xaalad Cunto yaraaneed oo Waddankaasi soo Wajahday

Sanca 26. June 2017 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in tirada kiisaska looga shakisan yahay cudurka daacuunka ee dalka Yemen ay kor u dhaaftay labo boqol oo kun oo qof. War ka soo baxay ururka caafimaadka aduunka ee WHO iyo hay’adda carruurta ee UNICEF ayaa lagu sheegay in dalku uu wajahayo xaaladda daacuunkii ugu xumaa…

Read More

Dhaq Dhaqaaqii Ganacsi ee Dekeda Berbera oo La Sheegay inuu Hoos u Dhacay,Cabashada Ganacstada Iyo Aamusnida  Xukuumadda

Berbera 26. June 2017 (SDN/QJ Dekedda magaalo xeebeedka Berbera ayaa maalmahii ugu dambeeyay adeegeedii shaqo hoos u dhacay waxaan is dul hogaya gaadiid farabadan iyo dharkii loogu tallo galay ciida oo qaarkood aanay dakadda soo dhaafin. Dhinaca kale waxaa dakadda taagan maraakiib dhowra kuwaas oo meel ay ku soo xidhaan la,a.   Masuuliyiintii dekeda Berbera…

Read More

Mucjisada Nin Ku Hadli Kara 56 Luqadood Oo Caalamka Lagaga Hadlo, Dalalka Luuqadahaasi Lagaga Hadlo Iyo Qaabkuu U Bartay Ee Mucjisada Ah!! DAAWO

Tuzla 26. June 2017 (SDN/QJ):- Kani waa Muhamed Mešić oo ah ama loo aqoonsaday wiil mucjiso ah oo dad badan oo adduunkan ku nooli maanta aanay rumaysan Karin arrinta uu sameeyey ama xaqiijiyey maadaama uu si faseex ah ugu hadli karo 56 luqadood oo kala duwan. 32 sanno jirkan Muhamed Mešić ayaa warbixnada laga diyaariyey…

Read More

Shakhsiyadda Dhabta Ah Ee Wiilka Loo Cimaamaday Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Sucuudiga Iyo Awoodda Uu Ku Leeyahay Talada Dalkaasi  

Riyadh 26. June 2017 (SDN/QJ):- Boqorka Waddanka Sucuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis waxa uu Badhtamihii Todobaadkii Tegay xilka dhaxal-sugaha waddankiisa u magacaabay Mid Ka Mid ah Wiilashiisa oo lagu magacaabo Maxamed Bin Salmaan Bin Cabdulcasiis oo hore u ahaa dhaxal-sugaha labaad kadib markii uu xilkii dhaxal-suge ka wareejiyey Maxamed Bin Naayef Bin Cabdulcasiis oo…

Read More

11 Qodob Oo Aad Si Fudud Ugu Kala Ogaan Karto Dabeecadda Qofka Beenta Badan Iyo Kan Run Sheegga Ah

Hargaysa 26. June 2017 (SDN/QJ):- Halkan waxa aan ku eegi doonaa qormo xiiso badan oo muujinaysa sida ay u kala duwan tahay Dabeecadaha Bani’aadamku. Waxaa ku jira kuwo kuu waramaya hadana kaa qarinaaya Sirtooda gaarka ah, halka aad xiliyada qaar la kulmeyso mid kaasi ka duwan kana wanaagsan oo aan waxba kaa qarsaneynin. Waxaa jira…

Read More

10 Qodob Oo Looga Digay Wiil Ama Gabadh Kasta Oo Gaadha 25 Jir Iyo Saamaynta Xun Ee Ay Ku Yeelan Karaan Noloshooda Dambe

Hargaysa 26. June 2017 (SDN/QJ):- Qof waliba noloshiisa waxa uu meel sare gaadhaa ama hoos u dhacaa haddii cimro ku simo hadba inta uu wakhtigiisa dhallinyaranimo wax qabsado ee meel sare hiigsado ama ku dadaalo in uu nolosha meel wanaagsan ka galo. Da’da aad qayrkaa ka hadhaa ama aad dhaaftaa waa da’da dhallinyaranimo gaar ahaan…

Read More