‘’Aniga Hadii la I Yidhaa Xannuunka Kuugu darani Waa Maxay,Waxaan Odhan lahaa Musuqa oo Xalaal Inoo Noqday,Nin Kasta iyo Gabadh Kasta oo Jaamacad Ka Soo Baxay Wadnihiisa Ma Galaayo Shaqo Tag Waxaynu Noqonay Jidh Mayd Ah Oo Dhar Uun Xidhan’’ Gudoomiye Muuse Biixi

Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ahna murashaxa jagada madaxweyneha ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Ayaa ka hadlay  qoddobada salka u ah Barnaamuj Siyaasadeedka xisbiga KULMIYE ee muddo-xileedka labaad uu ku galayo tartanka doorashada madaxweynaha, kuwaas oo uu sheegay inay  awooda saarayaan ladagaalanka Musuqa. Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyey Shirkii falanqaynta barnaamij-siyaasadeedka…

Read More

Mulkiilaha Facebook oo ka Hadlay Dhiirranaan uu Sheegay inuu ku arkay Soomaalida Maraykanka oo uu la Kulmay

Minneapolis 25. June 2017 (SDN/QJ):- Milkiilaha Facebook, Mark Zuckerberg ayaa casho afur ah magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kula yeeshay qaar ka mid ah Soomaalida halkaas ku nool, sida uu ku sheegay farriin uu soo dhigay bartiisa Facebook. Zuckerberg, ayaa u mahad-celiyey Soomaalidii afurka ku casuumtay, wuxuuna sheegay inuu aad ula dhacay kartida iyo dhiiranaanta…

Read More

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland ahna Madaxweyne Ku Xigeenka oo Shacabka Caasimada Kula Tukaday Masjid Jaamaca Weyn Kana Hadlay Wada Hadalka Xukuumadda Iyo Khaatum & Arrimo Kale DAAWO

Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Guud ahaan Dunnida Muslimka Looga Dareeray Tukashada Salaada Ciidul Fidriga Maadaama ay inoo dhamaatay Bishii Barakada Lahayd ee Ramadaan. Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland ayaa Laga Oogay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga. Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Isla Markaana ah Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil…

Read More

Dowladda Turkiga Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Dalab Ay Soo Jeediyeen Dalalka Sucuudiga Iyo Imaaraadku

Istanbul 25. June 2017 (SDN/QJ):- Dalalka ka horjeeda Qatar ee ay hoggaaminayaan Sacuudiga iyo Qatar ayaa soo gudbiyay dalab ka kooban 13 Qodob oo ku saabsan in Qatar ay qaado inta aan laga noqon xayiraadda ay saareen, waxaana ka mida inay xidho saldhigga milateri ee Turkigu ku leeyahay dalka Qatar. Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga Fikri Isik…

Read More

Isbahaysiga Sucuudiga Iyo Shuruudaha Adag ee uu Ku Xidhay Xayiraad Ka Qaadista Dawladda Qatar oo Mugdi Ku Jiro inay Fulayso DAAWO

Riyadh 25. June 2017 (SDN/QJ):- Waddamada isbahaysiga ee uu hoggaaminaayo Sucuudigu, ayaa ku dhawaaqey shuruudo adag oo ay sheegeen in ay ku xidhayaan xayiraad ka qaadista dalka Qatar oo ay dhawaan uun ku soo roggeen xayiraad ah dhinacyada dhulka, badda iyo hawada ba ah. Shuruudahan xayiraad ka qaadista ee soo roggeen isbahaysiga Sucuudigu, ayaa waxa…

Read More

Haweenay Xildhibaanad ah oo Caado Ka Dhigatay In Ilmaha Ay Dhashay Ku Dhax Nuujiso Naaska Fadhiyada Baarlamaanka SAWIRO

Australia 25. June 2017 (SDN/QJ):- Larissa Waters oo 40 sano jir ah ayaa ka yaabsatay shacab weynaha Caalamka gaar ahaan shacabka reer Australia ka dib markii ay Baarlamaanka dalkaas la soo dhex gashay iyada oo xambaarsan saqiir yar oo ay dhashay .   Haweeneydaan oo inta badan u dooda xuquuqda caruurta iyo waalidiinta ayaa waxeey…

Read More

Afhayeenkii Hore ee Kooxda Al Shabaab Oo Laga Saaray Liiska Argagaxisada Iyadoo Madaxiisa Laga Dul qaaday 5 Milyan ee Cidii Soo Sheegta La Siin lahaa DHAGAYSO

Washington 25. June 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Mareykanka ayaa liiska waxa loogu yeero argagaxisada waxa ay ka saartay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo kamid ahaa Hogaamiyaashii ugu sareeyay Kooxda Al Shabaab xilal kala duwana kasoo qabtay Kooxdaasi. War kasoo baxay Dowlada Mareykanka ayaa lagu sheegay in liiska dadka argagaxisada ah laga saaray Shiikh Muqtaar…

Read More

Mid Ka Mid ah Dawladaha Africa oo Ciqaab Culus Ku Soo Rogtay Gabdhaha Uurka Yeesha Iyagoo Ku Jira Iskuulada Waxbarashada & Talaabada La Marsiinayo Ninka Gabadha Uureeya!!!

Dares Salaam 25. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Tanzania John Magufuli ayaa sheegay in gabdhaha ciyaal iskuulka ah ee uurka yeesha aan loo ogolaan doonin inay ku soo laabtaa waxbarashada marka ay ilmo dhalaan. Waxaa uu ku sababeeyay go’aankan in markii la damco in xisaab laga shaqeeyo ay gabdhuhu dhihi doonaan macalin aan naaska soo…

Read More

Daacish oo Diyaarado Macmal Ah Kaamero Ku Soo Rakibtay Iyo Sidii Loo Soo Qabtay !! DAAWO

Mosul 25. June 2017 (SDN/QJ):- Dagaalahanada Daacish gaar ahaan kuwooda ka dagaalamaya waqooyiga dalka Ciraaq iyo nawaagixa magaalada Mossul ayaa waxa ay bilaabeen kaarto cusub kuwaas oo Kaamero ku soo rakibtay Diyaarado Macmal ah .   Ciidamada Milatariga dalka Ciraaq ayaa gacanta ku soo dhigay Diyaarado ay Kaamero ku rakiban yihiin kuwaas oo wax u…

Read More

Ganacsato Wasaarada Maaliyadda ee Dawlada Federaalka Somalia ku eedeeyay in Canshuurta ay ka qaado dib u siiso Ganacsato kale Iyo Cadaymo ay Soo Bandhigeen

Muqdisho 25. June 2017 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku eedeeyay Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya in Canshuurta ay kaga qaado Dekadda magaalada Muqdisho ay dib u siiso Ganacsato kale, taa ay ku tilmaameen mid cadaalad daro ah.   War Saxaafadeed ay soo saareen Ganacsatan ayey ku sheegeen in ay tahay mid cadaalada ka…

Read More

Hawl Galkii Maraykanka ee Somalia oo Sannado Dheer Kadib Dib ugu Soo Guuraya Magaaladda Muqdisho

Nairobi 25. June 2017 (SDN/QJ):- Marekanka ayaa qorsheeneysa in dhamaadka sanadkan ay dib uga howl galiyaan magaalada Muqdisho saafaradooda oo xirneed tan iyo markii ay bur burtay dowladii Dhaxe ee Soomaaliya sanadkii 1991-dii. Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa shaaca ka qaaday in mar kale dowlada Mareykanka howl-gal diblomaasiyeed oo rasmi ah ku yeelan…

Read More

Wakhtiga uu Furmayo Kalfadhigii Labaad ee Golaha Shacabka Somaliya oo La Mudeeyay

Muqdisho 25. June 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku go’aamiyeen xiliga uu furmayo Kalfadhiga 2aad ee Golaha Shacabka. Kulanka Guddiga Joogtada ah waxaa shir guddoominayey ku simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxaana…

Read More

Xisbiga Waddani oo soo Bandhigay Mawqifkiisa Heshiiska Khaatumo & Somaliland, Fariina u Diray Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Dibada Ka Jooga Wada Hadaladii u Dhexeeyay Xukuumadda Somaliland,Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid Iyo Kooxda Khaatumo ayaa ka hadlay Sida ay u arkaan Heshiiska hor dhaca ah ee ay Wada gaadheen Somaliland Iyo Khaatumo https://www.youtube.com/watch?v=cHV3u6lDVVs

Read More