Waraysiga Saylici iyo Wariye Axmed Siciid Cigge: Dhab mise Dheel-dheel? — W.Q:Maxamed Haaruun Biixi

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi aan shaqadiisa aqoonin, iyo Wariye la mid ah oo isna aan shaqadiisa aqoonin, amaba se xilkiisa hagranaaya, run ahaan waa masiibo Qaran. Shalay (26 Juun), waxa BBC ka hadlay Madaxwayne Xigaha SL, C/raxmaan Saylici oo uu warsaday Wariye Axmed S Cige. Saylici waxa uu ka hadlay qodobbo kala duwan….

Read More

Madaxweynaha Suuriya oo Booqasho Kedis ah ku Tegay Saldhiga Ciidamada Cirka ee Ruushku Ku Leeyahay Suuriya

Dimishiq 28. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha suuriya bashaar al asad ayaa Shalay Galab booqasho kediso ah ku tegay saldhiga ciidamada cirka ee Xumaymiim oo  Ruushku ku leeyihiin galbeedka Suuriya ahna saldhiga ay isticmaalaan ciidamada Ruushka ee taageerada dhanka cirka siiya milateriga bashaar al asad. Baraha xidhiidhka bulshada ee ay leeyihiin taageerayaasha xukuumada suuriya ayaa lagu arkayey…

Read More

“Cabdiraxman Cirro Waxa uu Leeyahay Haybad iyo Karti uu Somaliland Kaga Dhigi Karo Dal Loo Siman Yahay.”.Siyaasi Cabdirashiid Jeeni

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Cilmi baadhista Xisbiga WADDANI Aqoonyahan Cabdirashiid Maxamed Aadan(Cabdirashiid Jeeni), ayaa si faah-faahsan u soo bandhigay waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin Murashaxiinta u tartameysa doorashada Madaxtooyada Somaliland ee saddexda Xisbi qaran, waxaana uu farta ku fiiqey in Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI uu lee yahay kari siyaasaddeed, mid khibaraddeed iyo…

Read More

”Madaxweyne Farmaajo Wuxuu la Maagan Yahay Somaliland Waxba Kuma Yeeli Karo,Munaasibadan 26 June Waxay ahayd Wixii Heeso la qaaday in la Qaado….” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 27. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka Hadlay Munaasibada 26 June ee 57 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland Xornimadeeda ka hanatay Boqortooyadii Ingiriiska 26 June 1960-kii.

Read More

Jabuuti Oo Looga Dabaal Degay Xuska 40 Guurada Ka Soo Wareegtay Markii Dalkaasi Xoriyada Ka Qaatey Gumeystihii Xukumaayey ee Faransiiska SAWIRO

Jabuuti 27. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Jabuuti ayaa waxaa maanta looga degtay xuska 40 guurada ka wareegtay maalinti dalkaasi xoriyadiisa dib uga qaatey guumeystihii xukumaayey ee Faransiiska Dhoolatus ay sameyeen ciidamada kala duwan ee ciidamadaasi ayaa waxaa goob fagaae ah  salaanta kaga  qaatey madaxweynaha dalkaasi Muddane Ismaciil Cumar Geelle.

Read More

”Waxaa la i Weydiiyey Maxaad u weynaysaan 18 May ee aad Hoos ugu Dhigtaan 26 June” Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland DAAWO

Hargaysa 27. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Sheegay in Maalinta 26 June ay Tahay Maalin ay Somaliland gaar u Leedahay oo ah Markii ay Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiiriska. https://www.youtube.com/watch?v=IG77LlF2IGo

Read More

Alshabaab Oo Markii U Horreysay Soo Bandhigtay Dhukumentari Ku Saabsan Hoggaamiyehoodii Aan Sawirka Laga Hayn Ee Axmed Cabdi Godane DAAWO/SAWIRO

Muqdisho 27. June 2017 (SDN/QJ):- Ururka Al-Shabaab Al-Shabaab ayaa Taariihda markii ugu horeysay waxaa ay   soo bandhigeen muuqaalo iyo Sawirro uu ku jiro Hoggaamiyihii hore ee xarakadaasi Axmed Cabdi Godane oo loo yaqaanay Mukhtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr, iyadoo muuqaalkan lagaga sheekeynayo taariikhdiisa nololeed. Muuqaalkan ayaa waxaa lagu arkayaa hogaamiye Axmed Cabdi Godane (Abuu Zubeyr) oo xidh…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyay inay Noqdeen Goobtii Kowaad ee Calanka Buluuga ah ee Somalia Laga Taago DAAWO

Muqdisho 27. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Mudane Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Ka hadlay Munaasibad Lagu Xusayay 57 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Mustacmarkii Ingiriiska. https://www.youtube.com/watch?v=CEyLC5bm_yg

Read More

Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Cirro Oo Jamhuuriyadda Jabuuti Ku Hanbalyeey Xuska Maalinta Xoriyadda

Makka, June 27, 2017 (SDN/QJ): – Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiram Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Hanbalyo u diray Jamhuuriyadda Jabuuti isagoo Ku hanbalyeeyay Xuska sannad guurada maalintii xorriyada uu qaatay dalkaasi. Dr. Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlaayay munaasibad ka dhacday maagaalada Jidah wuxuu yidhi . “Munaasibado badan ayaa isku beemay, waxaynu ku jirnaa wali munaasibadii…

Read More

Ku Simaha  Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Ka Sheekeeyay Muhiimada ay Qaranka Somaliland u Leedahay Munaasibada 26 June DAAWO

Hargaysa 27. June 2017 (SDN/QJ):- Munaasibada oo uu ka hadlay Madaxweyne ku xigeenka, ahna ku Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylic, isaga oo khudbad uu jeediyeyna kaga hadlay qiimaha maalinta 26 juun waxa uu yidhi “ Maanta waa maalin weyn, waa maalin aad innoogu qiimo badan, waa maalin mudan inaynu muunayno, waa maalin…

Read More

Madaxtooyada Somaliland Oo Laga Xusay 57 Guuradii Ka Soo Wareegtay Markii Ay Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Maxmiyadii Ingiriiska 26/Juun/1960 SAWIRO

Hargaysa 27. June 2017 (SDN/QJ):- Munaasibad lagu Weynaynayo 57 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland Xoriyadeeda ka qaadatay Maxmiyadii Ingiriiska 26-kii June 1960 kii ayaa xalay ka qabsoontay Xarunta Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.   Munaasibadaasi oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxa  ka  qayb galay Madaxweyne ku xigeenka,…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo ku aadan Maalinta Xoriyadda u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti

Muqdisho 27. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aadan 40 guuradii ka soo wareegatay markii xornimada ay qaadatay Jabuuti u diray dowladda iyo shacabka reer Jabuuti. Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay farxada la qeybsanayaan walaalaha Jabuuti oo u dabaal dagayay maalintan qiimaha badan ee markii xornimada ka qaateen gumeystihii…

Read More

57 Guuradii Ka Soo Wareegtay Maalintii ay Somaliland Xornimadeedda Ka Qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska,Dareenkii Cuslaa ee Maalmahaasi Aloosnaa & Dharaarihii Madoobaa ee Ka Dhashay DAAWO

Hargaysa 26. June 2017 (SDN/QJ):-Waxay Maanta ku buuxdaa 57 Sanno ka Hor Maalintii ay Somaliland Gobonimadeedda ka Hanatay Boqortooyadii Ingiriiska 26-kii Bishii June 1960-kii,Magaalada Hargaysa ayaa Nasiib u Heshay inay Noqoto Goobtii ugu Horaysay ee Laga Taago Calan ay Yeelato Mid ka Mid ah Deegaanadii uu Gumaystaha reer Yurub Maamulayay Sanooyin dheer. Hasa Yeeshee Waxay…

Read More

‘’Waxaan Soo Jeedinayaa in Nabadgalyada La Adkeeyo Taas oo Fure u ah Horumarka,Shalay Waxaan soo Kormeeray Deegaanadii la Isku dilay Waxaan Ku soo arkay Dad Dhogortoodii is bedeshay’’ Wasiir Faratoon DAAWO

Laascaanood 26. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon oo Shacabka Magaaladda Laascaanood Kala  qayb galay Salaadii Ciidul Fidriga ayaa ka hadlay Isbedel ku Yimid Deegaanadii Colaada Xumi ku dhex Martay laba ardaa oo Walaalo ah oo wada dega Koonfurta Sool.

Read More

“Dalka Kooxaa Xukuma oo Way Itaal-Darreysay Awoodii Madaxweynahu, Dawladu Iyadaa wada Sicir Bararka,Kuwa Cumarada Tegay ee Wasiirada ah Ilaahay Kama aqbalayo Waayo.”. Sheekh Aadan Siiro oo Afka Furtay DAAWO

Hargaysa 26. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Maxamuud Xiirey(Sheekh Aadan Siiro) oo ka mid ah culimada ugu waaweyn dalka, ayaa sheegay in itaal-dareysay awoodii maamul ee Madaxweynaha Somaliland isla mar ahaantaana ay dalka xukumaan koox uu ku sheegay in mid walba uu wasaarad gooni ah gaar u goostay. Waxa Kale oo uu Sheekh Aadan Siiro…

Read More

Ciidan La Sheegay Inay Punt Land u Qaabilsan Yihiin Magaaladda Buuhoodle oo Heegan Buuxa Geliyey Magaaladaas,Dhoola Tusyo ay Sameeyeen & Fariimo Hanjabaad ah oo ay u direen Hogaamiyaha Khaatumo Prof Galaydh DAAWO

Buuhoodle 26. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Punt Land Qaybtooda Magaaladda Buuhoodle ayaa Dhoola Tus Ciidan ka sameeyay Magaaladaasi Iyagoo ku soo bandhigayay Cududa ay ku Leeyihiin Magaaladda Buuhoodle. Horjoogaha Ciidankan iyo Saraakiil Kale oo Warbaahinta La hadlay ayaa uga digay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh inaanu Iman Magaaladdaasi Waxaa kale oo ay fariin…

Read More

Dawlada Maraykanka oo Daboolka Ka Qaaday in Liiskii Xulufada Sucuudigu Ku Xukumeen Qatar ay Yihiin Go’aamo aan la qaadan Karin & Dariiqa ay Xalka u arkaan!!!

Washington 26. June 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Maraykanka ayaa sheegtay in qaar ka mid ah shuruudihii ku qornaa liiskii uu Sucuudigu u gudbiyey dawlada Qadar aanay ahayn kuwa la aan la qaadan Karin. Xoghayaha arrimaha dibada Marayknaka ayaa war qoraal ku sheegay in aanu xalku ku jiro dawladaha carabta oo wada fadhiista oo dib u eega…

Read More

Madaxweynaha Iran Mr Rooxaani Oo Cadeeyay inaan la Aqbali Karin Go’doominta lagu hayo Qatar

Tehran 26. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Iran Xasan Rooxaani ayaa sheegay in aan la aqbali karayn culayska siyaasadeed ay xulufada Sucuudiga saareen dawlada Qadar. Qoraal lagu baahiyey website-ka madaxtooyada Iiraan ayaa lagu sheegay in dawlada Iiraan ay isha ku hayso wuxuu Sucuudigu ka samaynayo dalalka gacanka eek u doonayo inay keligii u taliyo. Xasan Rooxaani…

Read More