Aqalka Cad ee Looga Arimiyo Maraykanka oo Ku Hanjabay inay Weerar Gantaalo ah ku qaadi doonaan Ciidanka Qaranka Suuriya
Washington 29. June 2017 (SDN/QJ):-Maamulka guriga cad ee looga taliyo dalka maraykanka ayaa ku hanjabay xalay in weerar dhinaca gantaalaha ah ay ku qaadi doonaan ciidamada qaranka Suuriya, iyagoo ku eedeeyey in ay diyaarinayaan u adeegsiga hubka kimikada ah dagaalka sokeeye ee ka socda dalkaasi. Afhayeen u hadlay guriga cad Mr: Sean Spicer, waxa uu…
