‘’Runta ayaynu Isu Sheegaynaa Somaliland Daacad Kama aha Wada Hadalada Khaatumo Waayo Waxay Kala Qarinayaan Mas’uuliyiinta Dhul bahante’’ Garaad Maxamed Garaad Saleebaan DAAWO

Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Garaad Maxamed Garaad Saleebaan oo ka Mid ah Madaxda Dhaqanka ee Beesha Dhul bahante oo Ka Hadlayay Munaasibad ka dhacday Magaaladda Hargaysa ayaa Shaaca Ka qaaday in Xukuumadda Somaliland aanay Daacad ka ahayn Wada Hadalka ay la furtay Khaatumo.

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Sheegay inuu Madaxweyne Siilaanyo Ula Tagay Sidii uu Sharci uga Soo Saari lahaa Laba Qodob oo uu Dhibsaday Kana Hadlay Cida Mas’uuliyiinta Waddani ka Bixisa Kharashka Cumrada DAAWO

Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay inuu Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka Codsaday intii aanu u Bixin Imaaraadka Sidii uu Sharci uga soo saari lahaa Qabyaalada Iyo Shakhsiyaadka Sheegta Madax dhaqameedka.

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shacabka Somaliland ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga

Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ku hadlaaya magaciisa, ka xildhibbaanada Golaha, hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weli ba taageerayaasha Xisbigaasi ee gudo iyo dibad ba, waxa uu hambalyo iyo boggaadin uu u dirayaa guud ahaan umadda Islaamka ah iyo…

Read More

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Sidii Ciidanka Boolisku u Sugay Amniga Suuqyada Magaalooyinka Dalka intii lagu Jiray u Diyaar Garowga Munaasibada Ciida ee Maanta DAAWO

Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa ku amaanay Ciidamadda Booliska Sidii wanaagsanayd ee ay u Sugeen Nabadgalyada Suuqyada Magaalooyinka Waaweyn ee Dalka Maalmihii Bisha Barakaysnayd ee Ramadaan Waxaanu Ilaahay ka Baryay in Ciidan Ciideeda uu inagu Gaadhsiiyo Bashbash Iyo Barwaaqo.

Read More

Prof Cali Khaliif Galaydh Iyo Waftigii Uu Hogaaminaayey Oo Gaadhey Gobalka Buuhoodle DAAWO

Buuhoodle 25. June 2017 (SDN/QJ):- Waftigii ka socdey maamulka Khaatumo ee wada hadalka kula jiray xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay gaadheen magaalada Widh Widh oo ka tirsan gobalka Buuhoodle . Waftigan oo ka koobnaa wasiiro , Xildhibaano iyo Isimo ayaa qeyb ka mid ahi waxaa ay magaalada Widh Widh u sii dhafeen dhinaca magaalada Buuhoodle….

Read More

“Waxaan Dhidibka U Aasaynaa Mushtamac Dimuquraadiyad ah oo Somaliland Wada Leedahay oo Qabiil ahayn..” Cali Khaliif Galaydh DAAWO

Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inay qarka u saaran yihiin wadahadallada Somaliland iyo Khaatumom u socdaa in la isla gaadho arrimo masiiri ah, isla markaana la dhiso Mushtamac dimuquraadiyad, nabad iyo wax wada-lahaansho laga hirgeliyo Somaliland oo aan Qabiil iyo koox toona gaar u ahayn oo Somaliland u…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Salaadii Ciidal Fidriga Ku Tukaday Abu-dubai Kulanna La Qaatay Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Imaaraadka SAWIRO

Abu-Dubai 25. June 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ku sugan imaaraadka Carabta ayaa salaadii ciidal fidriga ka dib Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan imaaraadka ku qaabiley Hotel ka uu ka degan tahay Abu-Dubai Madaxweynubu.   Kulanka jaaliyadda uu madaxweynuhu la qaatay ayaa ahaa mid ay jaaliyadu nasiib u heshay inay…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo oo Badka Soo Dhigey Cidda Cadowga Ku ah Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland DAAWO

Laascaanood 25. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka warfaafinta maamulka Khaatumo oo ka hadlaayey madal lagu soo dhaweynaayey heshiiskii Maamulka Khaatumo iyo Somaliland, ayaa soo bandhigay cidda cadowga ku ah heshiiskaasi ee ka soo horjeeda isaga oo si gaara farta ugu fiiqey dawladda Somaliya iyo maamul goballeedadeeda oo uu sheegay in ay khatar ku yihiin heshiiskaasi. https://www.youtube.com/watch?v=yYTesJvJkBE

Read More

“Innaga, Qofku Intuu Wixii Ummadda Qaato Ayuu Odhanayaa Waan Soo Xajayaa,Waa in La Bixiyo Sakaatul Fidriga..” Sheekh Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay bixinta Zekaatul-fidriga oo ku waajibtay Qof Kasta oo ka mid ah Muslimiinta. Sheekhu wuxuu faahfaahin ka bixiyey Ujeeddooyinka loo waajibiyey isagoo soo xiganaya Axaadiista Rasuulkeenna Muxamed (CSW), inta uu Qofku bixinayo, Xilliga la bixinayo iyo waxa Qofku uu dhanka ILAAHAY…

Read More

Haweenaydii Kowaad ee Maayir Ka Noqota Magaalooyinka Somaliland ee Ku Soo Baxda Doorasho dadweyne Iyo Milicsiga Waxqabadkeeda

Hargaysa 25. June 2017 (SDN/QJ):- Marwo Khadra X Ismaaciil Yoonis { Khadra X Gaydh } Waa Haweenaydii Kowaad ee Somaliland ah ee Ku Soo Baxda Doorashooyinkii Dawladaha Hoose ee Sannadkii 2002-dii Isla Markaana Isaga Gudubtay Xildhibaan Golaha Deegaanka Gebilay, Maayir Ku Xigeen,Maayar Buuxa iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland oo uu Madaxweyne Siilaanyo Mudo…

Read More

Dawladda Qatar oo Jawaab Ka Soo Bixisay Dalabkii Adkaa ee uga Yimi Isbahaysiga uu Hoggaaminaayo Sucuudigu

Doha 25. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Qatar, ayaa si adag u diidey in ay aqbasho dalab ka yimi xulafada uu hooggaaminaayo Sucuudigu oo ka koobnaa 13 qodob oo shuruudo loogga dhigay in ay fuliso si xayiraadda looga qaado wadankaasi. Wasaaradda Arrimaha dibadda Qatar oo arrintan ka hadashay, ayaa wax aan macquul ahayn ku tilmaantay dalabkaas…

Read More

Xidhitaanka Saldhiga Turkiga iyo Aljazeera TV & Khabiir Si Mug Leh u Iftiimiyey Caqabadaha Ku Gedaaman Dalabaadka Xulufada & Qatar DAAWO

Dubai 25. June 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan oo uu inoogu mati yahay qoraaga weyn ee Cabdel-bari Cadwaan waxaynu ku soo qaadanaynaa ujeedooyinka liiska dalabaadka ay wadamada Khaliijku ka dalbanayaan Dawlada qatar, kuwaas oo ay ugu horeeyaan xidhitaanka saldhiga milateri ee Turkigu ku leeyahay Wadankaasi, Xidhitaanka Kanaalka Al-jasiira iyo hoos u dhigista xidhiidhka ay Qatar la leedahay…

Read More