Warbixinaha Xiisadda Khaliijka (Xoolihii Noolaa ee Qatar oo Daaqii Loo diiday) DAAWO

Hargaysa 22. June 2017 (SDN/QJ):- Kumanaan neef oo geel ah ayaa ka talaabay xuduuda sucuudiga una gudbay dhinaca dalka  Qatar, ka dib markii sucuudigu xidhiidkii diblumaasiyadeed u jaray Wadanka qatar isla markaana soo saareen xoolihii noolaa ee Qatar lahayd ee daaqayey dhulka Boqortooyada Sucuudiga. https://www.youtube.com/watch?v=hBQRPZwCLN4

Read More

Guddida Wanaag Farista Somaliland oo Ka Hadlay Dhar Ciideed ay Qabteen & Cunooyin Sumaysan oo Dalka soo Galay

Hargaysa 22. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddida Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdala, ayaa sheegay in dalka la keenay dawooyin iyo cunooyin aad u badan oo khatar dhibaato caafimaad keenaya, waxaanu si gaar ah uga hadlay Bariiska caaga ka sameeysan ee dalka la keenay, waxa kale oo uu ka hadlay kabihii…

Read More

“Waxaa Yaab Ah Faysal-Ba Maalin Dhawayd Hadlo Wuxuu Yidhi, Dadkayaga Galaya Jabuuti Iyo Dadkayaga Galaya Ethopia Waa La Dhibaaye, Dhibta Ha Laga Daayo,Wax Looga Jawaabay Iyo Wax Laga Yidhi Toona Garan-Mayno ..,” DAAWO

Burco 22. June 2017 (SDN/QJ):- Xog-hayaha Duulista Hawada Ee Xisbiga UCID Bashiir Xasan Xamari oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalda Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa jawaab adag ka bixiyay hadallo ka soo yeedhay Masuul ka tirsan Xisbiga WADDANI oo eedo raqiisa kula dul-dhacay Xisbiga UCID iyo Hogaamiyihiisa Eng Faysal Cali Waraabe . Xoghayaha ayaa…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Ballan-qaaday Xannaanaynta Agoonta Afgooye iyo Shiinaha oo Gabdhaha Agoonta Muqdisho Deeq Siiyey

Muqdisho 22. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa ballan-qaaday Xanaaneeynta iyo Quudinta Carruurta Agoonta ah ee lagu hayo Xarunta Agaamaha ee magaalada Afgooye oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee dalka Soomaaliya, Masaafo 30KM ahna u jirta Caasimadda Muqdisho. Xaruunta Carruurta Agoomaha ah ee degmada Afgooye, waxaa hadda gacanta ku haya…

Read More

Golaha Amaanka oo Baaq Deg-dag ah Ka Soo Saaray Xiisadda Dhanka Xuduuda ee u Dhaxeysa Jabuuti iyo Eritrea

New York 22. June 2017 (SDN/QJ):- Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey, ayaa ku baaqey in si deg-dag ah xala nabaddeed loogga gaadho muranka dhinaca xuduudaha ah ee mudada dheer u dhaxeeyey dawladaha Eriteria iyo Jabuuti oo hada dib u soo cusboonaaday ka dib markii dawladda Qadar ay kala dhex baxday ciidamo nabad Ilaalineed oo u…

Read More

Dawlada Masar oo Dalbatay inay Buuxiso Dhulka ay Ciidamadda Qatar Baneeyeen ee Soohdinta Lagu Muransan Yahay ee Djibouti iyo Ereteria & Dareenada Siyaasadeed ee Ka Dhashay!!

Qaahira 22. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Masar ayaa la sheegay inay qaadatay go’aan ah inay buuxiso kaalintii ay baneeyeen ciidamada dalka Qatar ee xuduuda u dhaxaysa dalalka colka ah ee Djibouti iyo Ereteria. Warar soo baxaya oo dhex wareegaya xidhiidha diblomaasiyiinta, ayaa sheegaya in dawladda Masar Djibouti iyo Ereteriya u soo bandhigtay inay dhulkaas ciidamo…

Read More

Puntland oo Magaalada Boosaaso ku soo bandhigtay koox 8 Nin Ka Kooban oo Sheegay inay Ka Soo Goosteen Kooxda Daacish ee Somalia DAAWO

Boosaaso 22. June 2017 (SDN/QJ):-aamulka Puntland ee gobolka Bari ayaa Magaalada Boosaaso ku soo bandhigay Sideed nin oo ay sheegeen inay ka soo goosteen kooxda Daacish ee ka dagaalanta degaano ka tirsan gobolkaas.   Kooxdan ka soo baxsatay Daacish ayaa sheegay inay u badan yihiin saraakiishii ururka Daacish, ayna ka qaybqaateen dagaalo badan oo lagu…

Read More

Midawga Afrika oo Guddi Xaqiiqo-raadin ah oo uu u Saaray Muranka Xadka Eritrea & Jabuuti Hawlgelinaya

Addis Ababa 22. June 2017 (SDN/QJ):-Ururka Midawga Afrika, ayaa Guddi-xaqiiqo raadis ah oo uu sheegay inuu magacaabay u diraya Xadka u dhaxeeya Jabuuti iyo Eritrea oo ay xiisad dagaal ka dhici karto, ka dib markii ay Ciidammo Dawladda Qadar ka socday oo Nabad-ilaalin u joogay halkaas siddeedii sano ee u dambaysay ay toddobaadkii hore kala…

Read More

Todobo Qodob Oo Uu Ku Fashilmay Shirkii Dib U Heshiisiinta Qaran Ee Muqdisho lagu Qabtay!!

Muqdisho 22. June 2017 (SDN/QJ):-Shirweynahii Wadatashiga Qaranka ee Hanaanka dib u heshiisiinta ee todobaadkii hore ka dhacay Muqdisho waxaa ka soo baxay war murtiyeed, dadka ka qeyb galay oo wasaaradda arrimaha gudaha federaalka ah iyo maamul goboleedka dalka ay soo xuleen waa ka mahadceliyeen wixii dhacay…laakin ha la iska xisaabtamo ma xumee: Dadka shirayey dad…

Read More

Qisadii Muslinimada Mike Tyson,Horyaalkii Feedhka Miisaanka Culus & Jawaabihii uu Ka Bixiyey Fal Kufsi oo Lagu Eedeeyay SAWIRO

Hargaysa 22. June 2017 (SDN/QJ):- Mike Tyson oo ka mid ahaa halyeeyada ugu magaca dheer ee soo maray dunida feedhka, xilligii uu ciyaari jirayna waxaa lagu tilmaami jiray ninka loogu cabsi badnaa ee abid soo mara feedhka, oo macnaheedu yahay in feedhyahanka ay is waajahayaan inta aanu dagaalkoodu bilaabmin in uu sii baqo. Mike Tyson…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Qatar oo Magaaladda Washington Kulan Kula Qaadan Doona Madaxweyne Donald Trump & Ciidamo Turki ah oo Qatar Gaadhay DAAWO

Doha 22. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Qatar Mr: C/raxmaan Maxamed Binu Taani ayaa todobaadka soo socda booqasho rasmi ah ku tagaya caasimada maraykanka ee Washington, isagoo la balansan in uu kulan la yeesho madaxweynaha dalkaasi Mr: Donald Trump iyo xoghayihisa arrimaha dibada Mr: Rex Tellirson. Mr: C/raxmaan Maxamed Binu Taani, waxa u…

Read More

Nin Xabsi Adag Ku Muteystay Sawir Laga Argagaxay oo uu soo Dhigay Bartiisa Facebook

Aljeriya 22. June 2017 (SDN/QJ):- Maxkamad ku taalla dalka Aljeeriya ayaa nin ku xukuntay labo sano ka dib markii uu canuggiisa ka soo laadlaadiyay daaqad isagoo ujeedadiisu tahay in facebook dhigo ka dib likes badan loo saaro. Aabahan ayaa dadka la wadaagay sawiro uu ka muuqado isag oo canuggiisa ka laadlaadinaya daaqadda dabaq dheer, isaga…

Read More

Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho Oo Lagu Eedeeyay In Uu Canshuur Badan Lunsada!!!

London 22. June 2017 (SDN/QJ):-Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa lagu eedeeyay in uu lunsaday lacago canshuur ah, intii uu laylinayay kooxda Real Madrid ee dalka Spain ka dhisan, sida ay sheegeen dacwad oogeyaal reer Spain ah. Mourinho oo reer Boortaqiis ah ayaa lagu eedeeyay in uu lunsaday 3.6 milyan oo doolar intii u…

Read More

Marxuum/Abwaan Cali Sugule(Dun-carbeed) oo Wakhtiyadii uu Noolaa Ka Sheekeeyey Taariikhda iyo Cidda Sameysay Midhaha Heesta Muranku Ka Dhashay ee Soomaaliyeey Toos DAAWO

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariistee abwaankii weynaa ee Cali Sugale Cigaal (Dun-carbeed), ayaa wakhtigii uu noolaa ka sheekeeyey cidda tirisay sida oo kale na iska lahayd midhaha heesta SOOMAALIYEEY TOOSOO ISKU TIIRSADA oo muddooyinkii dambe uu muran ka taagnaa cidda sameysay erayada heestaasi. https://www.youtube.com/watch?v=gXx8qiiVOYE

Read More

Gabadh Sawir-qaade Reer Somaliland ah oo Ka Sheekaysay Meelaha ugu Quruxda Badan Somaliland+Waxyaabahii ay Ka Baratay Xirfadda Sawir-qaadidda DAAWO

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Gabadh sawir-qaade reer Somaliland ah oo magaceeda la yidhaahdo Huda Cali Banfas, ayaa si faahfaahsan u soo bandhigtay deegaanada ugu quruxda badan Somaliland oo ay intooda badan ay socdaalo ku tagtay sida oo kale na ay ka soo qaaday sawiro aad u qurux badan, waxaana ay si cajiiba uga sheekaysay…

Read More