Wiil Ku dhex Dhashay Diyaarada Laga Leeyahay Hindiya oo Loo Balanqaaday inuu Noloshiisa Bilaash Ku raaci doono Diyaaradaas Maadaama uu Yahay Ilmihii Kowaad ee Diyaaradaasi Ku dhex dhasha DAAWO

Delhi 21. June 2017 (SDN/QJ):- Shirkad diyaaradeed oo Hindiya laga leeyahay ayaa ballanqaaday in uu bilaash ku raaci doono diyaaradaheeda inta uu nool yahay wiil ku dhex dhashay diyaaraddooda. Ilmahan ayaa ku dhashay diyaarad ay leedahay shirkadda Jet Airways oo ka soo duushay Sacuudi Carabiya kuna sii jeeday dalka Hindiya. Shaqaalaha diyaaradda iyo qof rakaab…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Wakiiladda Somaliland oo Baaq Nabadeed U Diray Beelo Dagaal Ku Dhex-Maray Sanaag

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland,  ayaa baaq nabadeed u diray labo beelood oo walaalo ah oo shaqaaqo ku dhex martay degmada Biyoguduud oo ka tirsan gobolka Sanaag. Cabdiqaadir Xaamud oo shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa waxa uu sheegay in ay…

Read More

Muqdisho: Dowladda Britian oo 60 Milyan ugu Deeqday Somalia Iyo Itoobiya oo 30 Milyan ugu Yaboohday

Muqdisho 21. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Horumarinta Caalamiga ah Priti Patel ayaa ku baaqday dadaal cusub oo dheeri oo wadajir ah si looga hortago in malaayiin qof u dhintaan gaaji iyo cudur. Wasiiradda oo ahayd qofkii ugu horreeyay ee booqda Afrika doorshadi guud kadib ayaa ammaantay sida hoggaanka UK u badbaadiyo nolosha dad badan oo…

Read More

Booliiska dalka Kenya Oo Xabsiga Dhigay 80 Qof oo Ku Eedaysan Xidhiidh ay la Leeyihiin Kooxaha Argagixisada

Nairobi 21. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka la dagaalanka argagixisada dalka Kenya ee the Anti-Terrorism Unit (ATPU), ayaa howlgallo tan iyo shalay ay ka sameeynayeen magaallooyin kamid ah dalka Kenya waxaa ay kusoo qab-qabteen dad badan oo looga shakiyay in ay xiriir la leeyihiin kooxaha argagixisada. Booliska magaallo xeebeedka Mombaso ee dalka Kenya ayaa gacanta ku…

Read More

Markab Boqol Sano ka Hor ka Qaraqmay Ciidamada Bada ee Maraykanka oo Iminka Warkiisa la helay

Washington 21. June 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhayaal muddo raadinayey Markab la waayey boqol sano ka hor oo ay lahaan jireen ciidamada badda ee Maraykanka ayaa ugu dambayntii burburkiisa helay. Masuuliyiin ka tirsan gaashaandhigga Maraykanka ayaa sheegay in markabkan dagaal uu shiraacday xilligii uu socday dagaalkii dhex maray Isbayn iyo Maraykanka, laakiin uu ku qarqoomay meel ku…

Read More

Ruushka oo Bartilmaameedsanaya Diyaaradaha ay Leeyihiin Isbahaysiga uu Horkacayo Maraykanku ee Duqaymaha Ku haya Suuriya

Moscow 21. June 2017 (SDN/QJ):- Ruushka ayaa ku hanjabay in ay bartilmaameedsan doonaan diyaaradaha ay leeyihiin is-bahaysiga uu Maraykanku horkacayo ee Suuriya ka dagaalamaya, ka dib markii ay diyaaradaha Maraykanku dhulka soo dhigeen diyaarad dagaal oo ay leeyihiin ciidanka cirka Suuriya. Ruushka ayaa hanjabaadan kaga jawaabaya weerarkii ay diyaaradaha Maraykanku ku soo rideen diyaaradii dagaal…

Read More

Paris: Nin Gaadhi Jiidhsiiyey Baabuur ay Leeyihiin Ciidanka Booliska ee Faransiiska

Paris 21. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Faransiiska magaalada Paris nin ayaa gaadhi jiidhsiiyey gaadhi ay leeyihiin Booliska Faransiisku, booliska ayaa shegay inuu ahaa isku-day weerar. Ciidanka Amaanka Faransiiska ayaa sheegay inuu keliya ku dhintay ninkii baabuurka jiidhsiiyey gaadhiga Booliska. Waxa ay ka mid tahay dhacdooyinkii lagu beegsanayey ciidanka Amaanka Faransiis ee beryahan ka dhacayey dalkaasi….

Read More

Sidee Ayey “Singapore” Uga Soo Samatobaxday Boholihii Faqriga ee Mudada Dheer Deriska la ahaa?

Singapore 21. June 2017 (SDN/QJ):- Xiligii gumeysiga,  “ Singapore” waxa ay ahayd wadan  “Maleeshiya” katirsan, laakiin madaxbanaanidii kadib, waxa ay noqotay wadan iskii u taagan; sababtuna waxa ay ahayd, markii dadka malayga oo asal ahaan dhulkaas ka soo jeeday aqoonyahankoodii ay ka biyo diideen sida xawliga ah ee ay u badanayaan dadka jayniiska ah oo…

Read More

Tirada Dad Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Shalay Galab Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Hargeysa + Sawirro

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):-Saddex Qof oo Rag ah ayaa ku Geeriyooday Shil Baabuur oo Shalay Galab  ka dhacay Duleedka Galbeed ee Magaalada Hargeysa, gaar ahaan inta u dhaxaysa Hargeysa iyo Degmada Abaarso. Saddexda Qof ayaa Geeriyooday, ka dib markii ay isku dhaceen Laba Gaadhi oo midkood ahaa Gaadiidka Xamuulka qaada ee loo yaqaanno Shaambooga…

Read More

‘’Waar Ninka Leh Punt Land ayaan Madaxweyne Ka ahay Gaalkacayo oo uu u Dhashay ayaan Gacanta Ugu Jirin,Markaas haduu Cid la Talinayo Isaga Iyo Maamulkiisu ha Tashadeen,Anagu Xabaal Bilaash Ma Qodayno, Wada Hadalkuna Waxaan Filayaa inuu Midho Dhalo…’’ Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa Sheegay in Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land aanay Wax Shaqo ah ku lahayn Deegaanada Sool,Sanaag Iyo Buuhoodle Waxaanu Xusay in Madaxweyne C.weli Gaas aanu gacanta ku hayn Magaaladda Gaalkacayo ee uu u dhashay. Prof Cali Khaliif Galaydh Waxaa Kale oo uu Ka…

Read More

Maxaad kala Socotaa Dayaca,Diifta & Daranyada ay Qabaan Dadka Dhimirka Ka Xannuunsanaya ee Suuqyada Hagaysa Gaar ahaan Bishan Ramadaan? Maalintu Dheeraa Noloshu Dhadhan Xumaa!!! DAAWO

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Qofka Dhimirka la’a (Waalan amase Xisku Ka Maqan Yahay) alle kuma Waajibin inuu Soomo,Hadana ma Helaan Goob ay ka Cunteeyaan,ma haystaan Daryeel nololeed sidoo kale Dadka ay ku dhex nool yihiin way adag tahay Sida ay ugu Gargaaraan. Bishan barakeysan ee Rabadaan, duruufo adag oo dhinaca nolosha ah ayaa la…

Read More

Diyaaradda Caanka ah ee Air Arabia Oo Markii Kowaad Shaacisay Duulimaadyo ay Horaanta Bisha July Ka Bilaabi doonto Somaliland & Fursadani waxay Ka Dhigan Tahay!! DAAWO

Dubai 20. June 2017 (SDN/QJ):- Air Arabia Airways ee Laga Leeyahay Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta ayaa 4-ta Bisha Soo Socota ee July waxay Duulimaadkeedii u Horeeyay ka Bilaabi doontaa Magaaladda Hargaysa,Sidaasna Waxaa baahiyey Wargayska Al Shariqa. https://www.youtube.com/watch?v=I11VtHUJS9M&feature=share

Read More

Somaliland Calls For Talks With Somalia

Somaliland wants to reopen talks with the newly elected government of Somalia on security, economic cooperation and development, according to the autonomous region’s foreign minister. Speaking at a conference in London to mark the 26th anniversary of Somaliland’s contested declaration of independence, Saad Ali Shire said that his government intends to capitalise on the February…

Read More