Magaalo Afrika Ku Taalla Oo Noqotay Magaaladda Ugu Qaalisan Caalamka!!! SAWIRO
Luanda 23. June 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Luanda ee caasimadda u ah dalka Angola ayaa noqotay magaalada ugu qaalisan caalamka ee ay dad ajnabi ah ku noolaadaan, waxayna kaalintaasi kala wareegtay magaalada Hong Kong oo hadda kaalinta labaad gashay. Waxay xogtaasi ka soo baxday qiimayntii 23aad ee lagu sameeyo qiimaha nolosha oo ay samaysay shirkadda Mercer….
