Wajaale: Xanuunka Shuban-biyoodka Oo Soo Ritay 123 Qof, Baaqa Maamulka Degmada Iyo Wararkii U Dambeeyay
Wajaale 13. June 2017 (SDN/QJ):- Cudurka Shuban-biyoodka, ayaa la sheegay inuu ka dillaacay Magaalada Wajaale ee Gobolka Gabiley iyo deegaannada ku dhow-dhow. Xanuunka Shuban-biyoodka ee ka dillaacay Degmada Tog-wajaale ayaa waxa si wada jir ah u shaaciyey Guddoomiyaha Degmadaasi Mr. Xaashi iyo Maamulka Cisbitaalka Magaaladaasi. Mid ka mid ah Dhakhaatiirta ka hawl-gasha Cisbitaalka guud ee…
