Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Caawa Kulan Afureed Looggu Magac Daray FOORAHA GUUSHA WADDANI u Sameeyey Dhallinayarada Xilalka Kala Duwan Ka Haysa Xisbigaasi[+SAWIRO]
Hargaysa 13. June 2017 (SDN/QJ):- Kulan afur ah oo looggu magac daray Fooraha Guusha WADDANI isla mar ahaantaana hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan uu ku maamusayey qaar ka mid ah xoogaga dhallinyarada Xisbigaasi ee xilalka kala duwan ka haya, ayaa caawa ka qabsoomay hotel Ambassador ee Hargeysa. Kulankan oo afurkii…
