Wasiirka Arrimaha Dibada ee Ingiriiska oo Xulufada Sucuudiga ugu Baaqay inay Khafiifiyaan Cuna qabataynta Qatar
London 14. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha arrimaha dibada ee Ingiriiska Boris Johnson ayaa ugu baaqay dalalka Sacuudiga, Baxrayn, Imaaraadka iyo Masar inay khafiifiyaan cunaqabataynta ay saareen dalka Qadar, oo la raadiyo xal deg-deg ah. Boris Johnson ayaa intaasi ku daray inuu wiiga dambe u duuli doona dalalka Sacuudiga, Kuweyt iyo Imaaraadka oo kala xaajoon doono…
