Hargeysa: Guddiga Wanaag-farista Oo U Digay Dadka Bisha Ramadaan Kariya Cuntada Xaaraanta Ah

Hargaysa 01. June 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Wanaag farista iyo Xumaan-reebista Somaliland, ayaa farriin digniin ah u diray Dadka inta lagu jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan Cuntooyinka ku kariya meelaha Leexsan, si ay uga iibiyaan Dadka aan Soomin, taasi oo Sharci-darro ah, maaddaama oo lagu jiro Bil Dadka oo dhami Sooman yahay. Guddiga Wanaag-farista oo kaashanaya…

Read More

‘’Waxaan Anigu Noloshayda Ku Dabari Jiray Dawaarka oo aan bartay, Waxaan Markii danbe isku dayay dhinaca ganacsiga waxaan ka mid ahaa dadkii bilaabay Suuqa Shiraaqle ee Magaaladda Hargaysa’’ Hal abuur Maxamed Nuux Dacar

Hargaysa 01. June 2017 (SDN/QJ):- Hal abuur Maxamed Aadan Dacar Waa Mid ka mid ah Haldoorka iyo Foolaadka fanka Somalida Isla markaana wax badan ku soo Kordhiyey,Wuxuu Soo Taagnaa Masraxa Suugaanta Soomaalida Mudo Ka badan 60 Sannadood ilaa iyo hadana waxa uu ku jiraa bah’da suugaanleyda. Maxamed Aadan Dacar Waa Midhe Sameeye suugaaneed,Sidoo Kale Waa…

Read More

“Guddiga taakulaynta abaaraha waxa loo samaayey kalsooni darro ma ahayn laakiin Waxa ay ahayd in Xooga, Maskaxda, iyo Mururqa bulshda qarankan la Mideeyo.” Wasiirka Madaxtooyada JSL DAAWO

Hargaysa 01. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo munaasibadaasi ka hadlay ayaa yidhi  “ Ujeedada ugu weyn ee munaasibadan loo qabtay waxa ay ahayd guddigii taakulaynta abaaraha qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu magacaabay in ay halkan ku soo bandhigaan xisaab celin iyo tallo bixin. Wixii soo galay xoolaha ummadda…

Read More

Booliska Boosaaso oo Gacanta ku dhigay Walxo Casri ah oo Qaraxyada loo adeegsado iyo Niman Watay DAAWO

Boosaaso 01. June 2017 (SDN/QJ):- Taliska Ciidammada Booliska Puntland ee gobolka Bari, ayaa magaalada Boosaaso ku soo bandhigay Qalab kala duwan oo noocyada Qaraxyada lagu fuliyo ah oo ay Ciidammada Ammaanku ku qabteen Gaadhi Qudaar geeyey Boosaaso oo lagu dhex-qariyey Walxahaas oo kala duwan oo kuwo casri ahi ku jiraan iyo laba Nin oo Agabkaas…

Read More

Wasiirka Maaliyadda Dawlada Federaalka Somalia Oo Saxaafada Uga Warbixiyey 60-Kii Maalmood Wixii U Qabsoomay

Muqdisho 01. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shir jara’id ku qabtay xarunta Wasaarada, wuxuuna uga hadlay horumarada ay Wasaaraddu samaysay 60-kii casho ee u danbaysay sida: kordhinta dakhliga, qaadashada mushaaro joogta ah, isbadalo lagu sameeyey shaqaalaha ka howl gala Dekeda iyo garoonka iyo horumarada dowladu ay ka samaysay cafinta…

Read More

Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex oo Qaraar Ka soo Saartay Dacwad u Dhaxaysa Muwaadinad Hibaaq Cabdiqaadir Koosaar Iyo Ganacsadaha Shirkada Al Xarbi & Dulucda Dacwadoodu waxay Tahay

Hargaysa 01. June 2017 (SDN/QJ):- Maxkamada Gobolka Maroodi jeex ayaa shaacisay inay awood u leedahay ka garnaqa dacwad u dhaxaysa ganacsadaha shirkada Al Xarbi iyo muwaadinada Hibaaq Cabdiqaadir Koosaar. Dacwadan oo ay maxkamada u gudbisay muwaadinada Hibaaq Cabdiqaadir Koosaar ayaa ku saabsan waddooyin ay ku eedaynayso inuu ganacsadahani xidhay, kuwaas oo hareeraha ka marayey xarumihii…

Read More

Muxuu Daaranaa Kormeerka uu Raysal Wasaaraha Somalia Ku Tegay Xarunta Booliska iyo Akademiyada Jeneral Kaahiye ee Muqdisho? DAAWO

Muqdisho 01. June 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku tagey Xarunta Booliiska iyo Akademiyada Jeneral Kaahiye ee Muqdisho si uu ugu kuurgalo xaalada Booliiska ay ku howlgalaan iyo inuu dardargeliyo dadaalka ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed. Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa Salaan sharaf ku qaatay Xarunta Booliiska Soomaaliyeed…

Read More

Wax Ka Baro Sadex iyo Tobanka Haween ee Rabi Ugu Bushaareeyay inay Jannada Toos u Galayaan!!

Hargaysa 01. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaynu maqalnaa marar badan tobanka saxaabi ee loogu bishaareeyey Jannada ayagoo nool oo dhulka jooga, hadaba ma maqashay sadex iyo tobanka dumar ee ayagana Jannada loogu bishaareeyey. 1 Khadiija bintu Khuweylid Xaaskii nabiga (scw) ee Khadiija bintu Khuweylid waxa loogu bishaareeyey Jannada. Maalin ayaa Malakul Jibriil u yimid nabiga (scw)…

Read More

Nairobi: Maxkamad Shalay La Soo Taagay Musharrax Madaxweyne Oo Ku Eedaysan Inuu Isku Dayey Inuu Is-dilo

Nairobi 01. June 2017 (SDN/QJ):- Peter Gichira oo ka mid ah Musharaxiinta doonaysay in ay ka qeybgasho doorashada Madaxweyne ee dalka Kenya, ayaa la soo taagay Shalay maxkamad iyadoo lagu soo eedeeyay in uu doonayay inuu is dilo, kadib markii uu ku guul-dareystey in uu soo buuxiyo shuruudaha uu kaga mid noqon lahaa Musharraxiinta sida…

Read More

Dawladda Tunisia Oo Amartay In Maqaaxiyaha Cuntada La Xidho Bisha Ramadaan Iyo Dadweynaha Oo Ka Gadooday !

Tunisia 01. June 2017 (SDN/QJ):- Go’aanka ka soo baxay wasaaradxa arrimaha gudaha Dalka Tunisia ayaa khilaaf aad u ballaadhan uu ka dhex dhaliyay bulshada ku nool Dalkaasi, go’aankan o ah in aan goobaha wax lagu cuno aan la furi Karin inta ay dadku soomanyihiin. Dad badan oo ku nool dalkaasi ayaa go’aankan ka soo hor…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Mas’uul Cusub u Magacaabay Xarunta Villa Somalia

Muqdisho 01. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Faraamjo ayaa u magacaabay Fahad Yaasiin in uu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Villa Soomaaliya. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu Fahad Yaasiin u magacaabay xilka Agaasimaha Guud ee Madaxweynaha.   “Waxaan xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka…

Read More

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti Ganacsato Jayniis ah oo Doonaya inay Dalka Maal-gashadaan SAWIRO

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ganacsato Jayniis ah, oo doonaya inay Somaliland maalgashadaan. Ganacsatadan oo ka socotay shirkad balaadhan oo lagu magacaabo Richway Greenergy oo ka shaqaysa dhalinta korontada iyo biyaha ayaa sheegay inay danaynayaan inay maalgashadaan Somaliland, iyaga…

Read More

Shir Lagaga Arrin Sanayey Xanuunadda Ka Dilaaca Roobabka Iyo Abaaraha Oo Uu Gudoominayey Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa ka Qabsoomay Madaxtooyada Somaliland SAWIRO

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):-Shir Lagaga Arrin Sanayey Xanuunadda Ka Dilaaca Roobabka Iyo Abaaraha Oo Ay Isugu Yimaadeen Wasaaradaha Caafimaadka, Madaxtooyada, Maaliyada, Biyaha, Warfaafinta iyo Taliyaha Ciidanka Booliska  Oo Ka Qabsoomay madaxtooyada jamhuuriyadda Somaliland ayaa ujeedadiisu ahayd sidii looga hortegi lahaa loona kaantarooli lahaa Xanuunadda ka dilaaca abaaraha iyo wakhti roobaadka.   Kulankan oo ay…

Read More