Maalmo kooban oo Ka tirsan ramadaanta Waxaad dhintaa 10 Kg oo Miisaankaaga ah!!
Hargaysa 02. June 2017 (SDN/QJ):- Bisha Barakaysan ee ramadaantu waxay inoo tahay fursad qaali ah oo aynu miisaankeena ku dhimayno inaga oo isticmaalaynayna cuntooyinka faa’iidada u leh caafimaadkeena, sida ay sheegeen khubarada dhanka cuntada iyo caafimaadku. Culimadu waxay sheegayaan in dadka miisaankoodu kordho bisha barakaysan ee ramadaantu inay yihiin dad aan raacin dariiqooyinka caafimaad ee…
