Waxqabadkii Madaxweyne Farmaajo ee Boqolkii maalmood ee ugu horeeyay
Muqdisho 03. June 2017 (SDN/QJ):-Boqolkii maalmood ee ugu horreysay ee uu talada dalka hayay, Madaxweyne Farmaajo wuxuu galay 10 safar, isagoo booqday 9 dal, wuxuuna dalka ka maqnaa 26 maalmood, taas oo celclis ahaan ka badan madaxweynayaashii ka horreeyay. Dhanka Amniga, waxaa dhacay 30 qarax, waxaana dhimatay 415 qof oo uu kamid yahay wasiir xukuumaddiisa ka…
