Cudurka Kolooraha Amase Daacuunka Oo Ka Dilaacay Dalka Yeman , Tirada Dadka Qaba ama uu Soo Ritay oo la Shaaciyey & Heerka Fiditaankiisa oo Xawaare Ku Socda
Sanca 23. May 2017 (SDN/QJ):- Sida ay sheegtay hayada caafimaadka adduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo ay tahay WHO ugu yaraan 315 qof ayaa u dhintay kolooraha tan iyo bishii afaraad ee sannadkan. Cudurka Kolooraha ayaa ku fidaya dalka yeman, iyada oo laga shakisan yahay inuu xannuunku gaadho dad lagu qiyaasay 29,300 oo qof…
