|

Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Iyo Wefti uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Maraya Deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag DAAWO

Ceerigaabo 22. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaraddda waxbarashada iyo Tacliinta sare Somaliland Md, Cabdilaahi Ibraahim Habane Oo Ay Wehelinayaan Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Iyo Maamulka Gobolka Sanaag ayaa kormeer ku soo maray Deegaanada Yufle,Daryale Iyo Gudmo Biyo Cas Oo Ka Tirsan Gobalkaasi.

Comments are closed