|

Magaaladda Laascaanood oo Laga Bilaabay Hawlgal Ku Wajahan Dhir Beeris Si Deegaanka Loo Nooleeyo DAAWO

Laascaanood 22. May 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Sool iyo Isu duwaha Wasaaradda Deegaanka ayaa Magaalada Laascaanood ka Sameeyay Ololaha Dhir beerista oo qayb ka ah Xuska 18 May iyadoo Gobolka Sool ay Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Miyigu Gaadhsiisay 1200 oo Geed.

Comments are closed