Hawlqabadka Hay’ada Caalamiga ah ee African Education Trust iyo Xogwaran uu Agaasimaheedu Ku faahfaahiyey Mashaariicda ay Fuliyaan
Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Xasan Axmed Ibraahin Wuxuu Ku magac dheer yahay Xasan Embassy waa Agaasimaha Guud ee Hay’ada African Education Trust oo Fadhigeedu yahay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Isla markaana ka shaqaysa horumarinta Waxbarashadda. Xasan Embassy ayaa Xogwaran dhinacyo badan leh oo uu Siiyay Barnaamijka Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga danta Guud waxa…
