La Taliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahiyey Qorshaha Amniga Qaranka Somalia ee Muranka dhaliyay DAAWO
Muqdisho 27. April 2017 (SDN/QJ):- La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xuseen Macalin Maxamud Sh. Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo dhowaan Madasha Qaranka lagu go’aamiyey. Xuseen ayaa sheegay in ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ay yihiin geesiyaal u soo dhabar adeygay difaaca dalka iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed, ayna…
