Loollan Xooggan Iyo Hirdan Ka Bilaabmay Kursiga Gudoomiye Cirro Ee Wakiilada, Magacyada Mudaneyaasha Guclaha Ku Jira Iyo Is-Xulafaysi Bilaabmay
Hargaysa 20. April 2017 (SDN/QJ):- Waxa maalmihii u danbeeyey soo ifbaxayey dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo ka dhex istaadhmay xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland kuna astaysan mansabka gudoomiyaha baarlamaanka oo lagu wado inuu dhawaan bannayn doono guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro). Tartanka mansabkan loogu jiro oo ay intiisa badan isku garbinayaan mudaneyaasha kasoo jeeda gobollada bariga dalka oo badhi-taar…
