Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Iyo Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa oo Kormeer Galabta Ku Tegay Xeebta Liido ee Muqdisho & Wixii ay Ku arkeen SAWIRO
Muqdisho 19. April 2017 (SDN/QJ):-Ra’isul Wasaaraha xukuumada federaalka Somalia Xasan Cali Khayre oo ay wehliyeen guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed iyo wasiiro ka tirsan xukuumada ayaa booqday xeebto Liido ee magaalada Muqdisho. Masuuliyiinta uu horkacayey raisul wasaaraha ayaa lug ku maray xeebta liido iyagoo dhex galay shacabkii halkaas ku sugnaa. Raisul wasaaraha ayaa dhex…
