Madaxweyne Farmaajo oo Safarkiisii Kowaad Ku Tegaya Addis Ababa Iyo Su’aalo Bulshadu Is Weydiinayso

Muqdisho 21. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda socdaalkiisii u horeeyay ku tago magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Warar uu Wargayska Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in Mr. Farmaajo uu Addis Ababa ku tagayo martiqaad ay xukuumadda Itoobiya u fidisay markii la doortay, waxaanu socdaalkani…

Read More

Dowlada Somalia oo Cadeysay Waxa Ay Ka Aaminsan Tahay Koox Diimeedka Cusub ee Al-Saadicuun Bil Xaq AKHRI

Muqdisho 21. April 2017 (SDN/QJ):- War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Owqaafta iyo Arimaha Diinta ayaa lagu cadeeyay in kooxda Al-saadicuun bil xaq ee dhawaan looga dhawaqay qeybo kamid ah Soomaaliya iyo dalka dibadiisa ay tahay koox Takfiir ah. Dowlada Soomaaliya ayaa uga digtay xubnaha kooxdaasi kamid ah in ay sameeyaan dhaq dhaqaaq sidoo kale ay…

Read More

Afhayeenka Al Shabaab: Sheekh Cali Dheere oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Jaamacadaha iyo Iskuulada Somalia ka jira & Digniin Adag oo uu u Diray!!

Muqdisho 21. April 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Guud ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ku eedeeyay Jaamacadaha iyo Iskuulada kala duwan ee dalka Soomaaliya ku yaala in badankood ay faafinayaan dhaqamada reer Galbeedka.   Cali Dheer ayaa sheegay in Hay’adaha gaalada ay doonayaan in maskaxda kala dagaalamaan ubadka soo korya, waxa…

Read More

Suurto gal Ma tahay in Maskaxda Aadamaha Lagu Xidho Computer ay Si Toos ah ugu Shubto Afkaaraheeda?

Washington 21. April 2017 (SDN/QJ):- Ganacsade lagu magacaabo Elon Musk ayaa aasaasay shirkadda Neuralink oo soo saari doonta kaadhadh lagu beerayo maskaxda aadamaha si ay maskaxda u siiyaan jid ay ku maamuli karto kombiyuutarka iyada oo aanu qofku adeegsan gacmaha ama aalad kale.   Elon Mask oo madax ka ah shirkadaha gaadiidka ee Space X…

Read More

Maxkamad Ku Taala Dalka Ruwanda oo Xabsi Madaxaa Ha Ku Furto ah Ku Riday Abaanduule Lagu eedeeyay Inuu Boqol Cisho Ku dilay in Ka Badan 8 Boqol oo Kun oo Ruux!!

Ruwanda 21. April 2017 (SDN/QJ):- Dalka ruwanda Waxaa xabsi Madaxaa ha ku furto ah lagu xukumay mid ka mid ahaa ragii horkacayey maleeshiyaadkii xasuuqa ba’an ka gaystay wadankaasi sanadkii 1994 Maxkamadda sare ee dalkaasi waxay sheegtay in Bernard Managichari,oo hogaamin jiray maleeshiyaad taageersanaa xukuumaddii xiligaa,  lagu helay  in uu ku lug lahaa xasuuqii loo gaystay…

Read More

Xukuumadda Suuriya oo Diyaaradaheeda Dagaalka Ku Ururinaysa Saldhiga Ciidamadda Ruushku Ku Leeyihiin Suuriya Iyo Sababka Keliftay

Dimishiq 21. April 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Suuriya ayaa diyaaradaheedii Dagaalka ku ururinaysa saldhig ay ciidamada Ruushku ku leeyihiin gudaha Suuriya, waana tallaabo ay Xukuumada Bashaar al asad ku doonayso inay gaadiidkeeda cirka kaga nabadgeliso weeraro ay suurogal tahay inay Maraykanku ku soo qaadaan saldhigyada millateri ee Suuriya. Television-ka caalamiga ah ee Fox News ayaa Niskii…

Read More

Faaliye Saadaaliyey In Aadame u Ekaha Robot-ku Aakhirka Aadamaha Runta ah uu Dunnida Ka Tirtiri doono

New York 21. April 2017 (SDN/QJ):- Lord Martin Rees oo ah caalim dhinaca xiddigiska ku xeeldheer ayaa ku andacooday in qalabka Kombiyuutarka ee Aadame la’-moodka ahi (Robot) uu boqollaalka sano ee soo socda dunida ka tirtiri doono aadamaha runta ah, halkoodana isagu geli doono. Martin Rees waxa uu intaas ku daray in qalabkani uu la…

Read More

Waayihii Nololeed & Faneed ee Alle ha u Naxariistee Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf oo Xaqu ugu Yimid Dalka Sweden

Sweden 20. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Ku Geeriyooday Waddanka Sweden Ilaahay Naxariistiisa Jano Ha ugu Deeqee Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf oo Ka Mid ah Foolaadkii Shamaca u Shiday Fanka Somalida Isagoo Mudooyinkii u danbeeyay Marxuunku Xaalad Caafimaad ugu Jiray Cisbitaal ku yaala Caasimada Sweden ee Stockholm Ilaa uu Xaqu u Yimid. Alla haw naxariistee wuxuu…

Read More

Xisbiyada WADDANI Iyo UCID Oo Xukuumadda Ku Dhaliiley Inaanay Illaa Hadda Bixin Kharashkii Lagu Gali Lahaa Doorashooyinka Dalka DAAWO

Hargaysa 20. April 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa si wada jir ah xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ku eedeeyey inaanay illaa hadda bixin Kharashkii lagu lahaa doorashada madaxtooyada Somaliland ee ay xukuumaddu ballan qaaday inay bixineyso.   Waxaana ay walaac xoogan ka muujiyeen in doorashadu mar kale ay ku qabsoonto…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland & Wasiiro Xukuumadda ah oo Ka Hadlay Dhallinyaro Xukuumadu Aqoon dibadeed u dirtay DAAWO

Hargaysa 20. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Qasriga Madaxtooyadda Kulan Kula Yeeshay Aqoon Yahanada Somaliland ee Dalka Itoobiya Wax Ku Soo Bartay. Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd sidii dhalinyarada aqoonyahanku qayb uga noqon lahaayeen dib u habaynta iyo horusocodka nidaamka dawladnimo ee la soo dhisayey 26 sano ee la soo dhaafay…

Read More

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X.Xasan oo Xaaraan Ku Tilmaamay Gudi Musdanbeed ah oo Komiishanka Loo Sameeyo & Xogwaran dhinacyo badan Leh oo uu Bixiyey DAAWO

London 20. April 2017 (SDN/QJ):- Md.Xirsi Cali Xaaji Xassan Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxaa wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu telefishanka HCTV la yeeshey,gaar ahaan barnaamijka Dareenka Shacabka . Hogaamiyaha ayaa wareysigiisan kaga hadley arrimo mihiim ah oo ka mid yahiin guddi Mus-danbeed ah oo la sheegay in loo magacaabi doono kominshan…

Read More

Khudradleyda Sariimadda Boorama Oo Ka Mudaharaaday Cashuur Lagu Kordhiyey & Hab-dhaqanka Cashuur-qaadayaasha Oo Farta Lagu Goday DAAWO

Boorama 20. April 2017 (SDN/QJ):- Haweenka ku Ganacsada Sariimadda weyn ee Magaalada Boorama, ayaa Mudaharaad ka hor sameeyay Xarunta Dawladda hoose ee Magaaladaasi Shalay. Haweenkan oo ka mid ah Dadka Ganacsiga yaryar ee Khudaartu ka mid tahay la fadhiista Sariimadda Boorama, ayaa Mudaharaadkan kaga soo horjeeda Cashuur ay sheegeen in Dawladda Hoose ee Boorama ku…

Read More

Ciidammada Qaranka Oo U Ruqaansaday Koonfurta Sool, Maalin Ka Dib Go’aamo Xukuumaddu Dul-dhigtay Beelo Colaaddaadu Raagtay

Laascaanood 20. April 2017 (SDN/QJ):- Qaybo ka mid ah Ciidammada Qaranka Somaliland ee ku sugan Gobolka Sool, ayaa Shalay u Ruqaansaday koonfurta Gobolkaasi. Ciidammadan oo la sheegay inay qaarkood ka dhaqaaqeen Duleedka Degmooyinka Laascaanood iyo Xuddun ee Gobolka Sool, ayaa fadhiisin ka samaystay Deegaan lagu Magacaabo Daba-taag sida ay sheegeen Warar uu Wargeyska Himilo ka…

Read More

Koox Faneedka Xidigaha Geeska Oo Soo Bandhigay Awoodooda Faneed DAAWO

Hargaysa 20. April 2017 (SDN/QJ):- Koox faneedka xiddigaha Geeska ee ka dhisan gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay mar kaliya soo bandhigeen awoodooda faneed isla markaana waxaa ay dawaaha ka soo qaadeen heesihi ugu badnaa hal mar. Kooxdan xiddigaha Geeska oo marar badan khilaaf xooggani soo kala dhex galey ayaa haatan noqotey koox isku duuban…

Read More

Dooni Ka Shiraaqatay Berbera Oo Qaraqantay, Dadkii La Socday Oo Badhkood La La’yahay & Gurmadka Ciidammada Badda Oo Socda

Berbera 20. April 2017 (SDN/QJ):- Dooni Kalluumaysi oo ka baxday Xeebta Berbera Shalay, ayaa la sheegay inay ku degtay deegaan u dhexeeya Berbera Iyo Ceel-daraad oo dhanka Bariga kaga beegan Magaalada Berbera. Doonidan oo ay wateen Lix Nin oo Kalluumaysato ah, ayaa ku degtay Biyaha Badda ee u dhexeeya Deegaanka Ceel-daraad iyo Berbera waxaana la…

Read More