Xisbiga WADDANI oo Hargeysa Ku Yeeshay Kulan Hawleed Laga ga Hadlaayey Ololaha Doorashada Madaxtooyada ee Xisbigaasi+SAWIRO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):-Kulan hawleed uu xisbiga WADDANI ku falan-qeynaayey siyaabaha kala duwan ee fariimaha iyo barnaamij siyaasaddeedka xisbigaasi loo gaadhsiin karo guud ahaan shacabka Somaliland iyo weli ba sida oo kale u diyaar garowga ololaha doorashada Madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa daba-yaaqada sanadkan, ayaa maanta ka qabsoontay hotel Ambassador ee Hargeysa. Kulankan…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo Madaxda Maamul Gobolleedyada oo warbixino ka dhageystay Guddiga Gurmadka Abaaraha SAWIRO

Muqdisho 17. April 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Madaxda Maamul Gobolleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur-Galbeed, , Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha, waxana ay warbixino la xiriira wax yaabihii u qabsoomay ay siiyeen madaxda. Sheekh Nuur…

Read More

Maxaa Colaada Suuriya Ka Dhigay Mid Daba dheeraataa oo Xalkeeda aan La Hayn, Qaanuunka Caalamiga ahi Muxuu ka Qabaa Adeegsiga Hubka Kimikada ah? C.laahi Moscow, Garyaqaan Guuleed Daafac, & Farxaan Xasan DHAGAYSO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Dhawrkii Sannadood ee u Danbeeyay Waxaa Dalka Suuriya Ka Taagan Dagaal Sokeeye oo Riiqdiisu aad u daba dheeraatay, Waxaa Dirirta ka Oogan Suuriya ay ka dhalatay Kacdoonkii la baxay Gu’gii Carabta ee Ka Soo Bilowday Waddanka Tuuniisiya,Masar ka Qarxay, Liibiya Dhulka la Simay una Kaas oo Ku banjaray Dalka Suuriya…

Read More

“Ma Maqlin Annagu Waxaa ee Social Mediaha uun baa laga Sheegay Dad Ku leh Waxaan nahay Saadicuuna bil-xaq waa Takfiirigii hore,Dagaal ma galayno leh Urur Siyaasadeedna ma Doonayno inaan noqono’’ Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle DAAWO

Jabuuti 17. April 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka Saab oo wareysi la yeeshay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxa uu weydiiyay ururka cusub ee la magac baxay Al-saadicuuna Bil-xaq in uu ka jiro dalkiisa iyo inkale. “Ma maqlin annagu waxaa ee Social Mediaha uun baa laga sheegay dad ku leh waxaan nahay Saadicuuna bil-xaq…

Read More

Urur Diimeedka Cusub ee Al Saadicuuna Bil Xaq oo Soo Bandhigay Mawqifkooda Dhabta ah,Kana Falceliyey Dareemada Kaga Soo Noqday Shacabka Iyo Culimadda Kana Hadlay Shakhsiyaad Hargaysa Ku Xidhan, Iyo Siday u Arkaan DAAWO

Muqdisho 17. April 2017 (SDN/QJ):-Ururka cusub ee la magac baxay Al-saadicuuna Bil-xaq ayaa Bayaan ay Soo Saareen Waxay kaga hadleen eedaymaha loo Jeediyey Ururkan,Waxay Sheegeen in Ujeedadoodu tahay Sidii Bulshada Somalida ay u Gaadhsiin lahaayeen Wanaaga diinta Islaamka. Sarkaal u hadlay Urur diimeedka Al Saadicuuna Bil Xaq ayaa sheegay in Waxyaabaha laga faafinayo Ururkoodu uu…

Read More

Awlaadii uu ka Tegay Gudoomiyihii u Horeeyay ee Ururkii SNM Marxuun Axmed Jimcaale oo Cabasho ka Muujiyey Falal Guracan oo ay kala Kulmeen Maayarka Hargaysa DAAWO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Laba Nin oo uu dhalay alle ha u naxariistee Marxuun Axmed Jimcaale oo ahaa Gudoomiyihii u horeeyay ee Ururkii SNM ayaa Cabasho Xoogan ka Muujiyey Cago juglayn uu ku hayo Maayarka Caasimadda Hargaysa kadib markii dhul ay lahaayeen oo ay Sharciyadiisii wataan marba qolo la siiyey Waxa uu Sheegay Wiil…

Read More

Cali Khaliif Galaydh Oo Ku Dhawaaqay Inaan Khaatumo Oo Keliya Heshiis La Geli Karin Xukuumadda Somaliland Ee Wada-hadalladu U Socdaan & Shir Uu Iclaamiyey

Buuhoodle 17. April 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay in Kooxdiisa oo keliya aanay gaadhin karin Go’aanka kama dambaysta ah ee Wada-hadallada u dhexeeya Xukuumadda Somaliland. Cali Khaliif Galaydh, wuxuu sheegay inay diyaar u yihiin Shirweyne ay kaga qayb-galayaan Hal-doorka Beelaha Khaatumo, kaasi oo lagaga Wada-hadlayo waxa lagula…

Read More

Xisbiga WADDANI Oo Su’aalo Xujo ah Hor Dhigey Taliska Guud Ee Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Komishanka Doorashooyinka DAAWO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Cantar oo kamid ah mas’uuliyiinta sar-sare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo shir jaraa’id ku qabtey xarunta ee xisbigaasi ee magaalada Hargeysa ayaa eedaymo badan usoo jeediyey Taliska Ciidanka Booliska Somaliland kuna eedeeyey inaanay dhex ahayn,sidoo kalena waxa uu guddiga Komishanka doorashooyinka qaranka ugu baaqay inay daaha…

Read More

Somaliland oo Shaaciysay Xiliga uu dhacayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa 4aad ee Dugsiyada Sare DAAWO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa si rasmi ah ugu Dhawaaqay Goorta uu Bilaabmayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa 4aad ee Dugsiyadda Sare ee Guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland.

Read More

Dawladda Imaaraadka Carabtu waxay Maalmaha Soo Socda ku Dhawaaqaysaa Mashruuc ay Somaliland Kaga Hirgelinayso Biyo-xidheen weyn

Sababaha Keenay In Imaaraadku Somaliland Ka Fuliyo Mashruuc Biyo Xidheen ah!! Dubai 17. April 2017 (SDN/QJ):-Hay’adda samafalka ee  Khalifa bin Zayed Al Nahyan Foundation ee   Imaaraadka carabta  (UAE), ayaa  biyo xidheen weyn ka hirgelinaysa magaalada Hargeysa, si wax looga qabto abaarta iyo biyo yaraanta ka jirta Somaliland, siday faafisay  Wakaallada wararka ee Imaaraadka Carabta ee…

Read More

Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka Hadashay Tirada Dadka Uu Soo Ritay Xannuunka Shuban-biyoodku

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Saleebaan Jaamac Diiriye, ayaa ka hadlay shuban biyoodka ka dilaacay deegaanka ka tirsan Somaliland, gaar ahaan Gobolada Bari,dadka uu soo ritay, dadka u dhintay, iyo qaabka ay uga hawl galeen. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Saleebaan Jaamac Diiriye, oo Wargeyska Geeska Afrika u waramay ayaa…

Read More

Dhalinyaradda Xaafadda Axmed Dhagax Oo Jawaabo Kulul Ka Bixiyey Hadallo Kasoo Yeedhay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda KULMIYE DAAWO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Qaybo ka Mid ah Dhalinyarada iyo aqoonyahanka Xaafadda Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa oo shir jaraa’id ku qabtey gudaha magaalada Hargeysa ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadallo kasoo yeedhay wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahi Qabo,maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco iyo waliba xoghayihii hore ee dawlada hoose caasimada Hargeysa Axmed…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Duulista Somaliland oo Qaabilay Wefti ka Socda Dalka Turkiga iyo Arrimaha ay Ka Wada Hadleen DAAWO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Faraxaan Aadan Haybe oo ay weheliyaan Wasiiru Dawlaha Wasaaradaas Axmed Nuur Faahiye, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Cumar C/laahi Aadan, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socda Dalka Turkiga oo Socdaal Shaqo Ku Jooga Somaliland. Ujeedada socdaalka waftiga ayaa ahayd sidii Dawlada…

Read More

Xukuumadda Oo Shaacisay Inaanay Tamar Iyo Taag Midna U Haynin Sicir-Bararka Nolosha Shacabka Naafeeyey, Shirkado Gaar Ahna U Qayshatay

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay shaaca ka qaadday inaanay wax awood ah u lahayn wax Ka qabashada xaaladda sicir-barar ee dalku jiro iyo qiime dhaca ku yimi shilinkii Somaliland oo taariikhdii halkiisii ugu hoosaysay gaadhay tan iyo intii Somaliland ay qaran-nimadeeda dib ula soo noqotay. Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo…

Read More

Weftigii Xukuumadda oo Laascaanood Ku Daah Furay Mashruuc uu Muwaadin Hirgaliyey oo Cad Ceeda Korontada Lagu Shidayo Magaaladda Laascaanood DAAWO

Laascaanood 17. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wefti oo horkacayey oo ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa xadhiga ka jaray Mashruuca Cadceeda laga dhalinayo koronto oo laga hirgaliyey Laascaanood. Mashruucan oo uu hirgaliyey gacansada Reer Sool ee Xaaji Maxamed Jabuutaawi, oo ay Xukuumadda Somaliland door weyn ku lahayn hirgalintiisa…

Read More

Wareysi Uu Madaxweynaha Dawladda Jabuuti Kaga Hadlay Maalgelinta Dekedda Berbera Iyo Arrimo kale

Jabuuti 17. April 2017 (SDN/QJ):- In muddo ah aniga oo aan arag Wareysi laga qaaday Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaan dhawaan oo ay taariikhdu ahayd 11 APRIL, 2017 . arkay mid ahaa Wareysi dheer. Waxaana wareysiga la yeeshay suxufi ka tirsan TESFANEWS, isla-markaana waxa baahisay warbaahintooda Tesfanews.net. Waraysigaa oo laba qaybood laga dhigay….

Read More