Ururka Al-Saadicuun Bilxaq ee Soomaaliya iyo Masar lagaga dhawaaqay oo laga Mamnuucay Dhulka Puntland
Garoowe 17. April 2017 (SDN/QJ):- Kulan ka dhacay magaalada Garoowe, ayaa looga soo horjeestay Koox-Diimeed-ka Saadicuun Bilxaq oo dhawaan looga dhawaaqay qaybo ka mid ah Soomaaliya oo ay ku jirto magaalada Garoowe. Waxaa ka qayb-galay kulankan Maamulka gobolka Nugaal, Taliyayaasha Ciidammada Amniga Puntland oo ay ku jiraan kuwa qaabbilsan La-dagaallanka Argaggixisada iyo Madax sar-sare oo…
