Gabadhii U Horreysay Ee Askariyad Ah Oo Laga Diley Ciidammada Masar
Qaahira 11. April 2017 (SDN/QJ):- Haweenay askariyad aheyd oo la odhan jiray Najwa Cabdilcaliim Maxamuud Al-xajaar oo ka tirsaneyd Ciidanka Bileyska ee Dalka Masar ayaa shalay ku geeriyootay qaraxii ka dhacay Kiniisadii Ku taalay Magaalada Alexandria, waxaanay Najwa sidaasi ku noqotay gabadhii ugu horreysay ee laga dillo Haweenka Ciidanka ah ee Dalkaasi Masar. Najwa ayaa…
