Maareeyaha Hay’adda Xidhiidhka Raashinka Somaliland Iyo Saraakiil Ka Socday  DAAWO

Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Maareeyaha Hay’ada Xidhiidhka Raashinka Somaliland Siciid Xasan C/laahi oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Hay’ada WFP ayaa Deeq raashin ah Gaadhsiiyeen dadka abaaruhu saameeyeen Deegaamada Koonfur Galbeed ee Gobolka Maroodi Jeex. Deeqdan Raashinka ah ayaa Laga qaybiyey ilaa Toban Tuulo oo ka Tirsan Koonfur Galbeed ee Gobolka Maroodi Jeex Waxaana Goobihii…

Read More

Wiil Soomaaliyeed oo ka Yaab Ku Riday Shacabka Maraykanka iyo Sida Tinta looga jaray !! DAAWO

Washington 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wiil magaciisa ku sheegay Cali Ciise kana soo jeeda Soomaalida gaar ahaan Kililka shanaad ee Itoobiya ayaa ka yaabsaday shacab Mareeykan ah oo u soo dalxiis tagay xeeb ku taal gudaha dalka Mareeykanka .   Wiilkaan oo ka xun Abaaraha ku habsaday dalka Soomaaliya gaar ahaan deegaanada ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa…

Read More

Xannuunka Shuban Biyoodka oo Ka Dilaacay Xaafado ka Mid ah Magaaladda Boorama,Qaylo dhaanta Shacabka & Dhawaaqa Maamulka Gobolka Awdal DAAWO

Boorama 10. April 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Deegaano badan oo ka tirsan Somaliland ka dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka Kaas oo Dad boqol qof gaadhaya ay u dhinteen. Sida aanu Wararka ku Helayno Waxaa Cudurka Shuban Biyoodka lagu arkay Xaafado ka Mid ah Magaaladda Boorama. Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo Maamulka Cisbitaalka…

Read More

Wasiirka Maaliyada Dawlada Federaalka Somalia oo ku Guuleestay in Qasnada Dowlada ku Xareeyo Lacago Si Hoose loo Xadi Jiray

Muqdisho 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Maaliyada Xukuumada Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa durba bilaabay isla xisaabtan si looga hortago in la musuq maasuqo lacagta canshuuraha ee dowlada Soomaaliya ka qaado ganacsatada Soomaaliyeed. Wasiirka cusub ee Wasaarada Maaliyada ayaa shalay Kormeer aan lasii shaacin ku tagay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, waxa uuna u kuur galayay…

Read More

Gabadh Somaliyeed oo Ku Nool Dalka Maraykanka oo Koox Budhcad ahi Si Fool Xun u dhaceen DAAWO

Columbus 10. April 2017 (SDN/QJ):-Gabar Soomaali ah oo ku nool dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay in Maalin Cad ay Tuugo Madoow ah ay dhac fool xun u geysteen iyadoona ay ka dhaceen lacagtii ay haysatey islamarkaana ay ka qaateen Teleefoonkeedii gacanta. Gabadhaan Soomaalida ah oo lagu magacaabo Xaliimo Xasan oo ku nool magaalada Columbus…

Read More

Agaasimayaashii SNTV iyo Radio Muqdisho oo xilka laga qaaday iyo Agaasimayaal cusub oo la magacaabay Iyo Is Maandhaaf Ka Dhashay oo Xalay Guuxisa laga dareemay Muqdisho

Muqdisho 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa xil ka qaadis iyo isbadal ku sameeyay qaar kamid ah agaasimo waaxeedyada Wasaarada Warfaafinta. Wasiirka cusub ee Wasaarada Warfaafinta ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Telefishinka Qaranka C/naasir Xuseen, waxaana Agaasimaha cusub ee Telefishinka loo magacaabay Wariye Liibaan Cabdi Cali oo…

Read More

Hindiya: Wiil Muslim Ah Oo Lagu Hor Dilay Gabadhii Uu Jeclaa Oo Ay Kala Diin Ahaayeen !

Delhi 10. April 2017 (SDN/QJ):-Dalka Hindiya, had iyo jeer waxa ka dhaca dhibaatooyin la xidhiidha dhinaca Diinta, taasi oo ay iskaga hor yimaadaan Dadka ku wada nool Dalkaasi ee haysta diimaha kala duwan, sidaasi awgeed ayaa waxa ka dhacday Dalkaasi arrin aad u murrugo badnayd kadib markii wiil dhallinyaro ah oo Muslim ahaa la dilay,…

Read More

Hudheelka Cuntada Ee Ugu Wanaagsan Adduunka Sanadka 2017ka !

Melbourne 10. April 2017 (SDN/QJ):- Hudheelka Cuntada ee magaciisa la yidhaahdo Elven Madison Park ee ku yaalla Dalka Maraykanka ayaa noqday Hudheelka ugu wanaagsan Hudheelada waxa laga cuno ee Adduunka, kaasi oo lagu soo bandhigay xaflad lagu qabtay magaalada Melbourne ee Dalka Australia in hudheelkaasi uu sidaasi ku noqday hudheelkii koowaad ee laga leeyahay Dalka…

Read More

Dawlada Maraykanka Oo Go’aamisay inay Dalkeeda Ka Masaafuriso 4 Kun oo Qof oo Somali ah & Safiirka Somalia ee Maraykanka oo Cadeeyay Arintan DHAGAYSO

Washington 09. April 2017 (SDN/QJ):-Safiirka Somalia u fadhiya dalkan Mareykanka, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in safaaradiisu ay ogaatay in hey’adaha socdaalka ee mareykanka ay doonayaan inay Mareykanka ka masaafuriyaan ilaa 4 Kun oo qof oo Somali ah. Ambasador Cawad ayaa sheegay in ku dhawaad 300 oo dadkaasi ka mid ah oo haatan xarumo iyo…

Read More

15 Ruux oo Ku Naf Waayay Qarax Xoogan oo Maanta Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho SAWIRO

Muqdisho 09. April 2017 (SDN/QJ):- Weerar ismiidaamin ah ah oo galaaftay nolosha dad badan oo shacab ah ayaa goordhaw ka dhacay agagaarka Wasaarada Gaashaandhiga gaar ahaan Ceelka Tus baxle, waxaana qaraxan ka dhashay Khasaaro aad u badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxan Ismiidaaminta ah ayaa lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo la socday…

Read More

‘’Hadii Somaliland Danbiile ay Leedahay Danbiilaha Kowaad ee In Maxkamad La Soo Taago Mudani Waa Axmed Siilaanyo,Aniguna Intaan Noolahay Nidar ayaan Ku Galay…’’ Ambassador Cawil Cali Ducaale DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda ee Dawladii Daahir Rayaale haatana ah La taliyaha Gaarka ah ee Madaxweyne Siilaanyo ee Aqoonsi raadinta iyo Wada hadalada Somaliland iyo Somalia Ambassador Cawil Cali Ducaale ayaa ahaa Shakhsi ka soo hor Jeeda Siyaasadda Hogaamiyaha haatan ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Waxa uu ku…

Read More

“Aniga Oo Aan Wali Xisbigii La Wareegin, Mararka Aanu Xafladaha Iskugu Nimaadno, Waxaad Ka Garataan Sida…..” Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee Xisbiga Waddani

London 09. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani  xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa ka hadlay warar sheegaya inuu khilaaf soo kala dhex galay musharaxa xisbigaasi Cabdiraxmaan Cirro. Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo isaga oo ku sugan magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska ayaa sidoo kale ka war…

Read More

Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Iyo Waftigii Uu Hoggaaminaayay Oo Socdaalkoodi Yurub Ku Soo Khatimay Dalka Finland +SAWIRRO

Helsinki 09. April 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo waftigii uu hoggaaminaayay ee socdaalka ku maraayay Qaarada Yurub ayaa safarkoodii lugtii u danbaysay waxay ku soo khatimeen Dalka Finland oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Jaaliyada ku dhaqan Dalka Finland ayaan u kala hadhin soo dhawaynta Waftiga Guddoomiyaha, waxaana lagaga hortagay garoonka…

Read More

Marwo Edna Aadan Oo Ka Hadashey Saldhiga Ciidan Ee Berbera Laga Siiyey Dawlada Imaaradka Iyo Ujeedka Ciidaankaasi Berbera U Soo Degayo DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Marwo Edna Aadan oo ka mid ah haldoorka Somaliland isla markaana hore u aheyd wasiirkii arimaha dibada dawladii Riyaale ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadashey mawqifkeeda saldhiga ciidan ee Berbera laga siiyey Dawlada Imaraadka. Marwo Adna Aadan waxaa ay sheegtay in magaalada Berberi ay dacneed isla markaana…

Read More

“Adeer Anagu Rag La Boobi Karo Maalinta Doorashada Ma Nihin , Cidna Ka Baqan Meyno ….” Hogaamiye Xirsi DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Xaaji Xassan ayaa waxa uu ka hadley hadalada sheegaya in xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye ay boobi doonan  codadka doorashada . Hogaamiyaha oo ka hadlaayey munaasibad jaaliyada dalka Sweden u qabateen  masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sheegay in aanay aheyn rag la boobi…

Read More

“Balli-dhiig Ina Iley-baa Biyo Ka Soo Saarey Siilaanyo Oo Hooyadii Joogtaana Kamuu Soo Saarin,Halkaa Habar-jeclo Ayaa Ku Dhammaatey”Eng.Faysal C.Waraabe DAAWO

Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa eedo tiro badan ku garaacey wax-qabadka xukuumadda KULMIYE. Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa eedo kulul ku garaacey xukuumadda KULMIYE,Isaga oo ku dhaliiley heerka waxbarasahada Somaliland oo aad u liidata.   Geesta kale Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe…

Read More