Badhtamaha Nairobi Oo Lagu Toogtay Laba Dhallinyaro Ah Oo Mid Soomaali Yahay & Muuqaalkii Ugu Naxdinta badnaa oo Laga Duubay DAAWO

Nairobi 03. April 2017 (SDN/QJ):- Laba Dhallinyaro oo Midkood Soomaali yahay isla-markaana ka mid ahaa Kooxaha Rabshad-wadeyaasha ah, ayaa Shalay badhtamaha Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ay ku toogteen Ciidammada Dhar-cadda ah ee ka midka ah Booliiska Kenya. Taliyaha Boliska Kenya, Joseph Boinnet oo ka hadlay Dilka Labadaa Dhallinyarada ah oo markii la dilayey Muuqaal…

Read More

Somaliland: Ey Dad Cun Ah Oo Wiil Yar Ku Dhaawacay Berbera & Waraabe Harraaddan Oo Weerarray Maati Loo Qaybinayey Raashin Mucaawimo Ah

Berbera 03. April 2017 (SDN/QJ):- Maaddaama oo Deegaannada Bariga Somaliland ay ka jirto Xaalad Abaareed oo aad u adag isla-markaana Harraadka ka dhashay Biyo la’aantu wada gaadhay Dadka, Xoolaha iyo Dugaaggaba, ayaa Dad Shalay Duleedka Degmada Dhahar ee Bariga Gobolka Sanaag loogu qaybinayey Raashin Mucaawimo ah waxa soo weerarray Waraabe Harraaddan. Waraabahan oo halka uu…

Read More

Haween Al-Shabaab Lacago u soo marin jiray Hargeysa iyo Nairobi oo Maraykanka lagu Xukumay

Hargaysa 03. April 2017 (SDN/QJ):- Laba Dumar ah oo Soomaali ah oo lagu eedeeyey in ay Shabakadda Internet-ka, ka sameeyeen Qol lagu sheekeyso  (Chat room), isla markaana ay Lacag Kumannaan Kun oo Doollar ah uga ururiyeen Xarakadda Al-Shabaab, kuna taageereen, ayaa lagu xukumay Xabsi.   Labada Gabdhood ee la xukumay, ayaa lagu kala magacaabaa Muuna…

Read More

“Geelu Reer Reer Isuguma keen jiro, Kulmiyaa lagu yaqaannaa Qabyaalad ee Innaga Qarankaa Geelu isugu keen jiraa..” Hogaamiye Xirsi

Berlin 03. April 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in ku dhaqanka Qabyaaladda ay ku kala duwan yihiin Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani, isla markaana Kulmiye Astaan u yahay ku dhaqanka Qabyaaladda iyo wax ku doonkeeda, balse iyagu Waddani ahaan aanay Beelo Geelu isugu jirin ee Qaranka Somaliland…

Read More

“3-da Xisbi waxa wata Laba Qaalin & Awr ee yaan Midna Qabyaalad lagu Rarin..” Abwaan Axmed Saleebaan Bidde

Hargaysa 03. April 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Axmed Saleebaan Bidde, ayaa sheegay in saddexda Xisbi ee Somaliland ka jira ay kala hoggaaminayaan laba Qaalin iyo Awr, isaga oo Awrka ula jeeday Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo uu sheegay inuu siyaasad ahaan ka waayo-aragsan yahay dhinaca Hoggaaminta Guddoonka Kulmiye iyo Waddani. Abwaan Axmed Saleebaan…

Read More

Tusaalle Cajiib ah, Maxaa dhacaya Hadii la diido Hadalka Alle Wayne ee Koonka & Makhluuqiisa Abuuray?!! DAAWO

Hargaysa 03. April 2017 (SDN/QJ):- Sidaan la socono wax walibaa waxay leeyihiin qawaaniin ama sharciyo loo dajiyay, cidii sharcigaasi ku xadgudubtaana waxaa ku dhaca cawaaqib xumo kaga timaada dhanka cidii dajisay sharcigaasi, haduu uu noqon lahaa Alle Wayne ama kuwa ay dajiyaan Ibnu Aadamka.   Hadaba Alle Wayne wuxuu Adoomadiisa Muslimiinta ah amray in aysan…

Read More

Madaxweyne Donald Trump Oo Ansixiyey Qorshe Lagu Dardar-gelinayo Dagaalka Kooxda Al-shabaab

Washington 03. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ansixiyay qorshe milateri oo dhigaya in ciidamadda Mareykanka ay dardargeliyaan dagaalka ka dhanka ah ururka Al-shabaab. Qorshahan ayaa milateriga Mareykanka u ogolaanaya in weeraro dheeraad ah oo dhanka cirka ah ay ka fuliyaan Dalka Soomaaliya, Sidoo kalena ay ballaadhiyaan taageerada ay siiyaan ciidamada dowladda….

Read More

Qoyska Loo Aqoonsaday Kan Ugu Ballaadhan Ingiriiska: 19 Caruur Ah Kii 20-naadna Waxa Ay Filanayaan Sannadkan

London 03. April 2017 (SDN/QJ):- Inkasta oo dalalka reer galbeedka gaar ahaan waddanka Ingiriiska dadkiisa asalka ah ee gaalada ahi aanay jeclayn in ay ubad badan dhalaan ugu badnaana ay saddex caruur ah dhalaan ayaa waxa isa soo taraya waayadan dambe sida ay qoysaska qaar u danaynayaan in ay helaan ubad ka badan laba ama…

Read More

Xaqiiqooyin Mucjiso Ah Oo Ku Lammaan Qaab Dhismeedka U Gaarka Ah Gaadhiga Lagu Qaado Madaxweynaha Maraykanka

New York 03. April 2017 (SDN/QJ):- Kadib wixii ka dambeeyey Shirqoolkii Lagu Khaarajiyey Madaxweynihii hore ee Waddanka Maraykanka John F. Keneday oo 22 November sannadkii 1963-kii ku baxay shirqool dil ahaa ayaa wixii mudadaasi ka dambeeyey waddanka Maraykanku waxa ay aad uga taxadaraan amniga Madaxweynayaashooda. Tusaale haddii aan u soo qaadano gaadhiga Tagsiga ah ee…

Read More

Hindiya: Haween Booliis Ah Oo Shaqadii Lagaga Eryey Fal Ay Sameeyeen

Delhi 03. April 2017 (SDN/QJ):- Saddex haween booliis ah oo ilaalinayey haweenay weerar ay u geysteen laba nin ayaa shaqadii laga eryey, ka dib markii ay muuqaal iskaga horqaadeen haweenaydii ay ilaalinayeen oo sariir jiifta. Taliska Booliiska gobolka UP ee Hindiya, ayaa shaqadii ka saaray saddexdii haween ee booliiska ahaa, isla markaana amray baadhitaan lagu…

Read More

Rakaab Diyaarad Saarnaa oo Lagu Wargeliyey inuu si Kedis ah u Geeriyooday Duuliyihii Diyaarada waday & Wixii qabsaday

Albuquerque 03. April 2017 (SDN/QJ):- Maxaad Samayn Lahayd Haddii Adiga Oo Diyaarad Saaran Lagugu War Galiyo In Duuliyihii Diyaaradda waday uu Geeriyooday Oo Aanay Jirin Cid Diyaaradda Waddaa?. Sida ay xaqiijisay shirkadda diyaaradaha ee American Airlines Duuliye ka tirsanaa shirkaddaas ayaa geeriyooday Arbacadii toddobaadkii aan soo dhaafnay xilli uu waday diyaarad uu ka soo duuliyey…

Read More

Pakistan: Shaqo la siiyey Konton Qof isku Qoys ah & Eexaysigii ugu Weynaa ee Lagu Dhaleeceeyo

Karachi 03. April 2017 (SDN/QJ):- Dalka Pakistan ayaa si weyn looga hadal hayaa dhacdo la sheegay in konton qof oo isku qoys ah shaqo loogu qoray waaxda Caafimaadka ee dawlad-goboleedka Sind. Arrinkan oo lagu timaamay eexaysigii ugu sareeyey, ayaa lagu ogaaday ka dib markii shaqaalaha Caafimaadka gobolkaasi dacwad u gudbiyeen Maxkamadda Sare ay ku eedeeyeen…

Read More

Gabadh Xilligii Dhalmada La Waayey Oo 18 Jir Lagu Helay & Sababta?

Florida 03. April 2017 (SDN/QJ):- Afduubka gabadh lagu magacaabi jiray Kamiyah Mobley xilligii dhalmada hooyadeed ayaa argagax ku abuuray ciidammada ammaanka gobolka Florida, sannadkii 1988-kii. Ilmahan la waayey oo muuqaalkiisa iyo abaalmarin 250 kun oo dollar uu heli doono qofkii soo sheega ayaan jawaab laga helin dhowr sannadood, ilaa la gaadhsiiyey in muuqaalka ilmaha lagu…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo La Saadaalinayo inuu Sameeyo Isku Shaandhayntiisii u Danbaysay ee Golaha Xukuumadda,Hal Xidhaale Taagan & Su’aalo Shacabku Is weydiinayo

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):-Maalmihii u dambeeyay waxa soo baxayay warar sheegaya in madaxweyne Siilaanyo samayn doono isku shaandhayntiisii u dambaysay oo culus, taas oo saamayn doonta masuuliyiin badan. Wararkan oo ay qaar ka mid ah warbaahintu baahiyeen magacyada masuuliyiinta laga yaabo inay ku jiraan isku shaandhaynta madaxweyne Siilaanyo, ayaa waxa la sheegayaa inay sahayan…

Read More

Kormeerkii Madaxweyne Siilaanyo ee Taliska Booliska Somaliland,Nooca Gaadiid ee Lagu Qalabeeyay Ciidanka Booliska & Dardaaranka Madaxweynaha DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa Maanta Kormeer Ku soo Maray Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland oo Dhisme Cusub Loo binaynayo,Waxaa Kale oo Madaxweynuhu ka qayb galay Munaasibad Lagu soo Bandhigayay Gaadiid Cusub oo Ciidanku Boolisku Yeeshay. Madaxweynaha…

Read More

Diyaaradaha Waaweyn ee Xambaara Gantaalaha Culus (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah diyaaradaha istiraatiijiga ee dagaalada xilliga dheer loo samaystay waana diyaaradaha qaadi kara gantaalaha culus waana diyaarado weerari kara masaafo aad u fog iyagoo beegsanaya bartilmaameedo istiraatiiji ah oo ku yaalla dhulka cadowga. https://youtu.be/uPoh5mQ_p6o

Read More

Wasiir Hore oo Ka Tirsanaa Dawladii Xasan Sheekh Dhalasho ahaana ka Soo Jeeda Somaliland oo Muqdisho Ku Geeriyooday & Madaxweyne Farmaajo oo Aaskiisa ka qayb galay SAWIRO

Muqdisho 02. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi (Farmaajo) Guddoomiyaha Baarlamanka iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa ka qeybgalay salaadda Janaasada oo lagu tukaday Allaha u naxariistee Wasiirkii hore ee dekedaha, gaadiidka cirka iyo dhulka marxuum Nuur Faarax. Marxuumka ayaa saaka ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo mudooyinkanba uu xanuunkiisa lagula…

Read More

“Waxaanu Shacbiga Somaliland u Cadaynaynaa In Aanay Waxba ka jirin Warar la Leeyahay Dad baa Xubno lagala Baxay, Hal qof oo Qarankan ka Maqani Ma jiro.” Wasiirka Madaxtooyadda JSL DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa meesha ka saaray jiritaanka warar bulshadu si wayn u hadal hayso oo la xidhiidha in Somaliland uu ka dilaaceen budhcad jidhka bini-daamka dhacaysaa. Wasiirka Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwo lagu khalkhalgalino amniga dalka isaga oo guud ahaanba…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Ka Hadlay Natiijada Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Ee Komiishanku Shaaciyey DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Natiijada Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha ee Toddobaadkii hore uu Komiishanka Doorashooyinka Qaranku ku dhawaaqay. Muuse Biixi Cabdi oo Khudbad ka jeediyey Casuumad uu Wasiirka Madaxtooyadu u sameeyay Garabka Haweenka ee Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay inay KULMIYE ahaan soo dhaweynayaan Natiijada…

Read More