Wasiir Cali Marreexaan Oo Ka Hadlay Damaciisa Siyaasaddeed,Khilaafka La Sheegay Inuu Xisbiga Kulmiye Ka Dhex Istaadhan Yahay Iyo Himillada Uu Mustaqbalka ee uu Higsanayo
Hargaysa 01. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud gadiidka iyo guryaynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed Cali (Mareexaan) ayaa ka hadlay Qorshaha wasaaradiisa uga meel-yaala Dooxyada waawayn ee soo rogmadda Xili Roobaadka isla markaasina kala xidha in ay gadiidka maraan. Cali Mareexaan ayaa sheegay in ay dhawaan hirgalin doonaan biriishyo dhaadheer oo gadiidka u…
