Madaxweynaha Somalia oo Qasriga Madaxtooyadda ee Villa Somalia Ku Qaabilay Wefti uu Hogaaminayo Raysal Wasaare Xigeenka Turkiga SAWIRO
Muqdisho 02. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxwenaha Jamhuuriada Federaalka Soomaalia Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Madaxwene Farmaajo ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak , waxaana labada masuul yeesheen kulan muhiim ah ay uga wada hadleen…
