Soomaaliya lama keenayo ciidamo Masaari ah

Muqdisho July 26, 2024(QJ) -La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin Maxamuud oo VOA-da la hadlay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin in Soomaaliya loo soo daad-gureeyo ciidamo ka socda dalalka Turkiga iyo Masar iyo hubkii dhawaan lagu boobay Caabudwaaq. Lataliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin Maxamuud ayaa ugu horeyn…

Read More

Kamala Harris has states that she will not remain silent about the plight of the Palestinian

Washington July 26, 2024(QJ) -U.S. Vice President and Potential Democratic presidential candidate Kamala Harris has stated that she will not remain silent about the plight of the Palestinian people after meeting with Israeli Prime Minister Netanyahu, who is visiting the U.S. Protests against Netanyahu’s delegation, which is seeking support from the U.S. Israel’s largest military…

Read More

Somaliland oo ka hor timi in Ciidamada Turkiga la geeyo badaheeda

Hargeysa July 25, 2024(QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hortimid in ciidamo Turki ah la keeno xeebaha Soomaaliya, kuwaas oo la filayo inay dhawaan soo gaadhaan Geeska Afrika. War-saxafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, ayaa lagu yidhi, “Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay si aan leex leexleexad lahayn u diidaysaa in ciidammo ka tirsan…

Read More

SoDMA iyo Un-ta oo kawadahadlay bixita Gargaarka deg dega ah

Muqdisho July 25, 2024(QJ) -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa shir guddoominayay kulan ay ka soo qeyb galeen ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay George Conway iyo madaxa xafiiska UN-OCHA ee Soomaaliya Crispen Rukasha oo ay wehliyaan kooxo farsamo oo ka socday Hay’adda UN-OCHA iyo SoDMA. Kulanka ayaa diiradda lagu…

Read More

Al Shabaab lagu laayay Jubada Hoose

Kismaayo July 23, 2024 (QJ) -In ka badan 200 oo xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab oo ay ku jiraan kuwa dhawaan lagu dhaawacay duqeyn cirka ah ayaa lagu dilay howlgallada ay ciidamada huwanta ah ee Soomaaliya ka taageeraya la dagaalanka Al-Shabaab ay ka fuliyeen gobolka Jubbada Hoose. Duqeynta ayaa lala beegsaday deegaan lagu magacaabo Dalaayad…

Read More

Israeli forces kill over 70 in Gaza

Gaza July 23, 2024(QJ)-Health officials in Gaza have reported that at least 70 Palestinians were killed in airstrikes and tank shelling by Israeli forces targeting parts of central Gaza. This escalation followed the return of Israeli tanks to Khan Younis and its surrounding areas, with Israeli forces issuing urgent evacuation orders to residents. Health officials…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo Itoobiya ku eedeysay Hubkii lagu boobay Cabudwaaq

Muqdisho July 22, 2024(QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay hubkii dhawaan lagu boobay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Itoobiya in ay ka dambeyso hubkii soo galay magaalada Caabudwaaq. Hubkan ayaa markii hore waxaa dhexda u galay Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya xili ay…

Read More

Dagaalbeeleedkii Mudug oo laga heshiiyay

Gaalkacayo July 21, 2024(QJ) -Qodobo muhiim ah oo ku saabsan xalinta colaada Galbeedka Mudug ayaa maanta lagu heshiiyey deegaanka Maygaagta ee gobolkaasi. Mas’uuliyiin ka kala tirsan maamulada Puntland iyo Galmudug oo ay wehliyaan odayaal dhaqameed ka soo kala jeeda labada beelood ayaa ku dhawaaqay go’aanadii xabad joojinta ahaa ee ku aadanaa colaada beelahaasi. Waxay go’aansadeen…

Read More

Raashin dhacay oo Turkiga dib loogu celinayo

Muqdisho July 21, 2024(QJ) -Xeer ilaalinta Qaranka ayaa qaaday tallaabooyin culus oo la xiriira raashin dhacay oo 7-dii bishii Maarso ee sanadkan lagu qabtay dekedda magaalada Muqdisho, kaasoo la doonayay in lagu iibiyo suuqyada dalka. Hay’adda Raashinka iyo Dawooyinka Soomaaliyeed ayaa markii ay baaritaan ku sameysay raashiinkan oo ahaa Bur, lagu keenay 7 Kunteenar. Natiijooyinka…

Read More

Waring Clans in Mudug reach truce

Galkayo July 21, 2024(QJ) -Key points for the settlement of the Western Mudug conflict have been agreed upon today in the Maygaagta area of the region. Officials from the Puntland and Galmudug administrations, accompanied by traditional elders from both clans, announced the final details for implementing the ceasefire decisions regarding the conflict between the clans….

Read More

Xidhibaan Abiib: Muuse ha Dhaco

Boorama July 20, 2024 (SD) -Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Boorama, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Booqashadiisa ayaa ku soo beegantay xilli uu eedaymo culus kala kulmayo xeer ilaalinta Somaliland oo ku eedeeyay khiyaamo qaran. Soo dhawaynta Xildhibaanka oo ahayd mid aad u…

Read More