Erdogan iyo Abiy oo khilaafka Soomaaliya ka wada hadlay
Ankara August 10, 2024(QJ) -Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa wada hadal dhanka taleefanka ah yeeshay, waxayna ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo khilaafka Addis Ababa iyo Muqdisho. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Turkiga, Erdogan ayaa xusay doorka Turkiga ee dhimista xiisadaha ka dhex aloosan…
