Erdogan oo dalbaday in Ciidamada Turkiga Soomaaliya la geeyo
Ankara July 20, 2024(QJ) -Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa baarlamaanka Turkiga u gudbiyay mooshin uu ku dalbanayo in la ansixiyo in ciidamada Turkiga la geeyo biyaha Soomaaliya. Tallaabadan ayaa daba socota heshiis iskaashi oo dhanka difaaca iyo dhaqaalaha ah oo ay kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya bishii February, kaasoo ujeeddadiisu ahayd in la xoojiyo…
