Madaxweyne Siilaanyo oo Laba Mas’uul Magacaabay & Sarkaal kala oo uu Xilka ka qaaday

Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-4621/032017 uu ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Badhan, Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, halka uu xilkii uu qaranka u hayeyna ka qaaday Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Mudane, Maxamuud Cabdillaahi Xarbi.       Madaxweynuhu:   Markuu…

Read More

Garyaqaanka Guud Oo Ka Hadlay Ahmiyadda Sharci ee Uu Somaliland U Leeyahay Heshiiska Saldhiga Ciidan DAAWO

Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):-Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somaliland Cabdisamad Cumar Maal, ayaa si qotto dheer uga hadlay sharciyan ahmiyadda uu Heshiiska saldhiga ciidan ee dawladaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu u leeyahay qadiyada Somaliland. Garyaqaanka oo arrintaasi ka hadlaya waa kan. https://www.youtube.com/watch?v=EMN1evY25t0

Read More

Shirkada DP World oo Deeq Biyo Gaadhsiisay 15 Kun Qoys oo Gobolka Saaxil Degan DAAWO

Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):-Shirkadda Hawlaha Maraakiibta ee DP World ayaa gaadhsiisay afar boqol iyo toban booyadood oo biyo ah deegaanada gobolka Saaxil. Sida lagu baahiyey war saxaafadeed DP World soo saartay ayaa lagu sheegay in biyo qiyaastoodu gaadhayso afar milyan iyo shan boqol oo litir, la gaadhsiin doono dad lagu qiyaasay 15 kun oo…

Read More

”Heshiiskii DPW Sax Muu ahayn ee Carab Laalaadin ayuu ahaa” Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland DAAWO

Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shirre ayaa Maanta ka Warbixiyey Soo Laabshada Wefti uu Hogaaminyay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo Socdaal ku Tegay Dalka Isu taga Imaaraadka Carabta oo ay la soo Saxeexdeen Heshiiska Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga Siiyay Magaaladda Berbera.

Read More

Booliiska Oo Sheegay In Macalinkii Loo Xidhay Sheegashada Naanaysta SIILAANYO Uu Ku Beddelay Naanays Kale XADDI

Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):-Waxa weli Magaalada Hargeysa ku xidhan Macalin Magaciisu yahay Axmed Maxamed Maxamuud isla-markaana Saaxiibbadii ku naanaysaan SIILAANYO, kaasi oo Booliisku u xidhay sheegashada Magaca Madaxweynaha. Muwaadinkan oo ka mid ah Macalimiinta Dugsiyada Nuuradiin ee Magaalada Hargeysa, ayaa doraad Booliisku xidheen, iyadoo lagu eedeeyay inuu sheegtay Magaca Madaxweynaha, gaar ahaan Naanaysta uu…

Read More

Xoghayaha Warfaafinta WADDANI Oo Hambalyeeyay Dawladda Cusub Ee Soomaaliya, Eedaymana U Jeediyey Xukuumadda Somaliland

Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaradka ha ee WADDANI ee Somaliland Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa Hambalyo u diray Xukuumadda cusub ee uu doraad Golaheeda Wasiirrada Magacaabay Raysal-wasaaraha Dalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre. Raysal-wasaaraha Soomaaliya ayaa Munaasibaddii uu kaga dhawaaqay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya wuxuu ka sheegay in Masuul kasta oo Xil…

Read More

Madaxwene Farmaajo oo maana la kulmay Dhigiisa dalka Kenya si diirana logu soo dhaweeyay Madaxtooyada(Daawo Sawirada)

Nairobi 23. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada dalkaasi kula kulmay dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta. Farmaajo ayaa kahor inta uusan la kulmin Madaxweynaha Kenya waxaa soo dhaweyn heer sare ah loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada Kenya, waxa…

Read More

UK: Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Weerar Ka Dhacay Badhtamaha London Shalay

London 23.March 2017 (SDN/QJ):- Labo Qof ayaa ku dhintay 10 kalena way ku dhaawacmeen weerar ka dhacay badhtamaha Magaalada London, waxaana weerarkaa uu Booliiska Ingiriisku ku sheegay inuu mid fal argagixiso. Gaadhi ayaa si ula kac ah loo jiidhsiiyay ugu yaraan 12 ruux oo marayay Biriijka Westminster ee agagaarka dhismaha baarlamaanka UK, kaasi oo markii…

Read More

Madaxtooyada Galmudug oo War kasoo saartay Baaqii Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya

Cadaado 23. March 2017 (SDN/QJ):-War-Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay xarunta Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay baaqii dhawaan u jeediyay Baarlamaanka Galmudug Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ee ku aadaneed in dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha Galmudug. Galmudug ayaa sheegtay in ay soo dhaweenayaan baaqa Ra’isul Wasaaraha dibna loo dhigayo doorashada si doorashada u noqoto mid xur iyo…

Read More

Puntland oo laga taageeray Golaha Wasiirada uu soo magacaabay Ra’isul Wasaare Kheyre

Muqdisho 23. March 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Garawe ee xarunta maamulka Puntland waxaa lagu qabtay kulan balaaran lagu taageerayay Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumada Soomaaliya uu dhawaan soo magacaabay Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Kulanka lagu taageeray golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro katirsan maamulka Puntland, Xildhibaano, Maamulka gobolka iyo qaar kamid ah…

Read More

Britain oo ka hadashay Walaaca ay ka qabto Musuqmaasuqa Somaliland hadheeyey, Cabbudhinta Saxaafadda, Xuquuqda Aadamaha,Saldhiga Mileteri & Qodobo Kale DAAWO

Hargaysa 22. March 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Britain, ayaa shaaca ka qaadday in ay walaac badan ka qabto arrimaha ku dhaqanka dimuquraadiyadda, cabbudhinta xorriyadda hadal-ka iyo daah-furnaan la’aanta la-dagaallanka Musuqmaasuqa ee Somaliland ka jira wakhtigan, isla markaana waxay sheegtay inaanay Somaliland ka qaybgeli doonin Shir ay martigelinayso Raysal-wasaaraha Britain oo qorshuhu ahaa in Somaliland iyo Soomaaliya…

Read More

Baanka dhexe ee Somaliland oo Kaashanaya Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom oo Suuqa Magaaladda Hargaysa Soo Geliyey Xadi ka mid ah  Lacag Dollarka Si hoos loogu dhigo Sarifkiisa DAAWO

Hargaysa 22. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland iyo Saraakiil Sare oo ka Tirsan Qaybta Baanka ee Shirkada isgaadhsiinta ee Telesom ayaa Suuqyada Magaaladda Hargaysa waxay ku soo daayeen lacag dollar ah si uu hoos ugu dhaco qiimaha Sarifka dollarku Isla markaana Kor loogu soo qaado qiimaha Shilling Somaliland.

Read More

“Wasiir kasta waa inuu ogaalaadaa ama ay ogolaataa inuu buuxiyo shax la Xidhiidhta caddeynta hantidiisa guurtada iyo midda ma guurtada ah taasoo laga bilaabi doono Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda iyo Madaxweynaha Federaalka Somalia’’ Amaro Adag oo Raysal Wasaaraha Somalia Ku Sarjaray Xukuumadiisa

Muqdisho 22. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Khudbad uu ka Jeediyay Madal loo Sameeyay Shaacinta Golihiisa Wasiiradda ee uu soo Dhisay Waxa uu Cadeeyay in tirakoob lagu sameyn doono hantida ay leeyihiin wasiirada cusub. Kheyre ayaa sheegay in wasiir walba uu buuxin doono ka hor inta aan xilka loo…

Read More

Qabiilada ay kasoo jeedaan Wasiirada iyo Ra’isalwaare ku xigeenka uu Shalay Magacaabay Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia

Muqdisho 22. March 2017 (SDN/QJ):- Raysal Wasaaraha Somalia Xasan Khayre ayaa Shalay Soo dhisay Golihiisa Xukuumadeed tan iyo intii ka danbaysay Markii uu Magacaabay Madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo. 1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen, Isaaq, Cidegale 2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, ( Majeerteen , Ciise Maxmuud) 3- Yuusuf Garaad Cumar…

Read More