Diyaaradaha ka duulaya Afrika iyo Bariga Dhaxe ee kusii jeeda Mareykanka oo laga mamnuucay in lala raaco & Sababta Keentay
Washington 22. March 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Mareykanka ayaa diyaarisay qorshe ay ku mamnuuceyso diyaaradaha uga yimaada Wadamada Qaar in lala soo raaco qalabka korontada ku shaqeeya sida Laptobyada iyo sidoo kale tablets-ka . Diyaaradaha ka imaanaya Wadamada kuyaala Qaarada Afrika iyo Bariga Dhaxe ayuu si gaar ah u saameenayaa qorshahan dowlada Mareykanka ku mamnuuceyso in…
