Madaxweynihii Hore ee Maraykanka Obama Oo U Dalxiis Tagay Jaziirad Uu Habeenkii Ku Seexdo 12 Kun Oo Lacagta Yurub Ah
Paris 21. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynihii hore ee Dalka Maraynkan Barack Obama ayaa waxa uu gaadhay Jaziirrada Tetyawra oo ku taalla Dalka Faransiiska. Safarkan uu Obama ku tagay Tetyawra ayaa waxa la sheegay in aanay Qoyskiisu ku wehelinayan, balse uu kaligii tagay halkaasi ,Obama ayaa waxa uu muddo bil ah deganaan doona Hotel-ka The Brando…
