Turkiga oo wadahadalsiinaya Soomalaiya iyo Itoobiya
Muqdisho June 30, 2024(QJ)-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga si uu uga qeyb galo wada-hadallada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasi oo ay dhexdhexaadineyso dowladda Turkiga. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an…
