“Suurto gal maaha in aynu dal ka doonno in uu xishmeeyo awoodda Qarramadda Midoobay iyadoo dalkaasi aynu iska hor taagney in uu qayb ka ahaado qaabka aynu go’aamada ku gaadhno’’ Marxuun Cigaal DAAWO

Hargaysa 27. February 2017 (SDN/QJ):- “Suurto gal maaha in aynu dal ka doonno in uu xishmeeyo awoodda Qarramadda Midoobay iyadoo dalkaasi aynu iska hor taagney in uu qayb ka ahaado qaabka aynu go’aamada ku gaadhno. Waxa igu filan in aan idhaahdo, in anniga iyo waftigayguba aannu taageeri doonno siddii aanu horeba had iyo jeer u…

Read More

Dab Xoogan oo Saaka Qabsaday Suuqa Bakaaraha ee Magaaladda Muqdisho & Baaxada Khasaaraha uu Sababay DAAWO

Muqdisho 27. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa saakay aroor hore abaaro 4-tii Subaxnimo dab xogan uu ka kacay qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Bakaaraha, waxa uuna dabkan baa bi’iyy goobo ganacsi oo aad u badan oo kuyaalay Suuqaasi. Dabka ayaa la sheegay in uu ka bilowday meel lagu gado bunka oo ku dhaw suuqa cusub…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Somaliyeed u Sheegay Hadal Ka Farxiyey Kadib Ka Soo Laabashadiisii Sucuudiga & Asbaabaha uu Ku Xushay Raysal Wasaarihiisa Cusub DAAWO

Muqdisho 27. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo safar dibada ah ka dib , gudaha dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxa uu ka farxiyay shacabka Soomaaliyeed .   Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku maqnaa dalka Saudi Arabia ayaa waxa uu sheegay inay isku soo afgarteen dhamaan codsiyadii ay hor…

Read More

Maleeshiyaad Cali Khaliif Uga Dhaartay Buuhoodle Oo Caddeeyay Cidda Ka Dambaysa, Awooddooda,Fariin ay u Direen Wasiir Xaglo Toosiye & Wararkii U Dambeeyay DAAWO

Buuhoodle 27. February 2017 (SDN/QJ):- Maleeshiyaadkii bishan Horraanteedii Cali Khaliif Galaydh ka hor Joogsaday inuu Magaaladda Buuhoodle ka Dhoofo ayaa markii ugu horeysay Caddeeyay Cidda ay u shaqeeyaan ee ay Mushaharka siisa, waxayna mar kale ku celiyeen inaanu Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan Degmada Widh-Widh aanu soo geli karin Buuhoodle. Kooxdan ayaa sheegtay inay…

Read More

Haweenaydii ka soo muuqatay cajaladii dilkii Kennedy ee Mar Qudha la Waayay Meel ay Jaan iyo Cidhib Dhigtay DAAWO

Washington 27. February 2017 (SDN/QJ):- Waa tuma haweenayda ka soo muuqaay fagaarihii dilkii Madaxweynahii dalka maraykanka John f Kennedy sanadkii 1963, xagayse ku dambaysay haweenaydaa oo ay boolisku ka heleen cajaladii ay baadhitaanka ku samaynayeen ee laga qaaday muuqaalkii dilkii madaxweynahaasi https://youtu.be/VumwzBpKMkk

Read More

Raysal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo Kulan Siyaasi ah la Qaatay Xildhibaanada Beelaha Hawiye & Qodobada Laga wada hadlay

Muqdisho 27. February 2017 (SDN/QJ):- Raisul wasaaraha magacaaban ee xukuumada Somalia Xasan Kheyre ayaa kulan xasaasi ah kula qaatay magaalada Muqdisho xildhibaanada Baarlamanka Somalia ee ka soo jeeda beelaha Hawiye.   Xildhibaanada beelaha Hawiye ayaa sheegay iney si buuxda u taageersan yihiin raisul wasaaraha cusub ayna codka kalsoonida siin doonaan marka la horkeeno Baarlamanka.  …

Read More

Libaax iyo Mas Xanuunka Faaligu Ku Dhacay, Dhibka ay La Kulmaan & Qaabka Loo Dabiibo!! DAAWO

Hargaysa 27. February 2017 (SDN/QJ):- Faaliga,Qalalka , Suuxdinta iyo Jinka ma ahan mid gala ama laga soo sheegay Beniaadamka oo kaliyah balse waxaa sidoo kale Mucjisooyin Rabaani ah lagu arkay Xayawaanaad fara badan sida Libaaxyo iyo Masas . Libaaxyada iyo Masaska waa Xayawaanadka ugu halista badan ee laga cabsado ,balse marka uu Faaligu ku dhaco…

Read More

Wiil Uu Dhalay Feedhyahan Mohamed Ali Clay Oo Lagu Qabsaday Madaarada Maraykanka, Sababo La Xidhiidha Diinta Islaamka!

Florida 27. February 2017 (SDN/QJ):- Wiil uu dhalay feedhyahankii caanka ahaa ee Mohamed Ali Clay oo la yidhaahdo Mohamed Ali Jr ayaa lagu qabtay mid ka mid ah madaarada gobolka Florida, waxaana halkaasi lagu haystay muddo laba saacadood kadib markii ay isaga iyo hooyadii ka soo noqdeen Dalka Jamaica oo ay fasax ku tageen. Afhayeenka…

Read More

Laba Wiil Oo Walaalo Ah Oo Falastiiniyiin Ah Oo Maalin Kasta Cuna 200 Oo Xabo Oo Kinniin Ah!

Gaza 27. February 2017 (SDN/QJ):- Laba wiil oo magacyadooda la kala yidhaahdo Khaliil iyo Mohamed oo ku nool magaalada Gaza ee Dalka Falastiin ayaa waxa haya xannuun aad u yar oo ku dhaca Qanjidhada ka masuulka ah habsami u socodka macdanaha Calcium-ka iyo Phosphorus-ka ee jidhka waxa aanay arrintaasi ku kaliftay inay maalin walba cunnaan…

Read More

Gabadh Yar Oo 7-Jir Ah Oo Codsi Shaqo U Diratay Shirkadda Google Iyo Jawaab Lama Filaan Ah Oo Ay Ka Heshay

London 27. February 2017 (SDN/QJ):- Hammiga iyo doonista shakhsinimo ee qofku kuma xidhna da’da, midabka iyo jinsiga qofka balse waa mid ku lammaan hanka qofku leeyahay da’ kasta ha joogee waxaana toddobaadkan dunida si weyn looga hadal hayaa gabadh yar oo 7-jir ah oo muujisay hankeeda si lama filaan ahna guul weyn uga gaadhay kadib…

Read More

Diyaarad Burburtay Balse uu Alle Ka Badbaadiyey Dhamaanba Dadkii Saarnaa Oo Dhan!

Amsterdam 27. February 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Diyaaradaha shirkada Fly B ayaa burburtay kadib markii ay caga dhigatay madaarka Schiphol ee magaalada Amsterdam, shilkan ayaa la sheegay in ay sababtay cillad soo food saartay markii ay caga dhiganaysa. Waxaanu mid ka mid ah madaxda shirkadaasi oo warbaahinta u sheegay in ciladaasi ay ahayd…

Read More

Nin Isku Qalday Goob Uu Shaqo Ka Raadinayay, Baddalkeedana Gudaha U Galay Meel Aanad Waligaa Jeclaysateen Inaad Gasho

Manchester 27. February 2017 (SDN/QJ):- Shaqo la’aantu waa arrin aad u dhib badan oo aanay jirin shaqsi u dul-qaadan karaa noloshan casriga ah inkasta oo wakhtiyadii hore dadku si kasta oo ay shaqo la’aani u hayso haddana ay ahaayeen kuwo wax uun abuurta oo si uun noloshooda u maareeya, sidaas darteed shaqsi kasta ayaa sameeya…

Read More

Maxaad Ka Ogtahay Dalka Kaliya Caalamka Ee Dadkiisa Ka Mamnuucay Sigaarka?

Turkmenistan 27. February 2017 (SDN/QJ):- Muddo sanad laga joogo ayaa dalka Turkmenistan oo ku yaalla bartamaha Qaarada Asia waxaa uu noqday dalkii ugu horeeyey caalamka ee gebi ahaanba dadkiisa ka mamnuucay cabista iyo ka ganacsiga sigaarka.   Madaxweynaha dalkaasi Gurbanguly Berdimuhamedow ayaana ganaax adag ku soo rogay qofkii lagu helo inuu cabayey ama ka ganacsanayey…

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Gurigiisa Hadhimo Sharafeed ugu Sameeyey Madaxweynahii hore ee Somaliland Daahir Ra’yaale Kaahin DAAWO

Hargaysa 26. February 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta casuumad sharafeed aad u heer saraysa gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa ugu sameeyey Madaxweynahii hore ee Somaliland Md.Daahir Ra’yaale Kaahin oo dhawaan dalka dib ugu soo socday, ka dib socdaal uu in muddo ah ugu maqnaa dalka dibaddiisa….

Read More

Saraakiili yo Siyaasiyiin,Aqoon-yahano iyo Madax-dhaqameed Ka Soo Jeeda Gobolada SOOL,SANAAG IYO BUUHOODLE oo Qaar Ka Tirsanaayeen Xisbiga KULMIYE Ayaa Maanta Si Mug Leh Ugu Soo Biiray Xisbiga UCID

Hargaysa 26Feb17(SDN/QJ)Saraakiili yo Siyaasiyiin,Aqoon-yahano iyo Madax-dhaqameed Ka Soo Jeeda Gobolada SOOL,SANAAG IYO BUUHOODLE oo Qaar Ka Tirsanaayeen Xisbiga KULMIYE Ayaa Maanta Si Mug Leh Ugu Soo Biiray Xisbiga UCID, Iyada oo Wada-hadaladii iyo Heshiiskii Dhamaad Yahay, halkan ka daawo.

Read More

Loolanka Xidhiidhada Somalia,Ujeeddada Safarka Farmaajo ee Sucuudiga & Saamaynta Saldhiga Mileteri ee Berbera

Riyadh 26. February 2017 (SDN/QJ):-Wargeyska caanka ah Al-Akhbaar Al-Lubnaaniya oo ka soo baxa dalka Lubnaan ayaa warbixin uu ka diyaariyey safarka uu madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo ku tegey dalka Sucuudiga waxa uu kaga warramay ujeedooyinka safarkaasi daarran yahay iyo guud ahaan xaaladda siyaasadeed ee hadda ka jirta Soomaaliya, warbixintaas oo uu Geeska Afrika soo koobay…

Read More