Faysal Cali Waraabe & Baashe Cawil Oo Eedo Ba’an U Jeediyey Dadka Ka Mudaharaadaya London

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ahna Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Safiirka Somaliland ee Imaaraadka Carabta Baashe Cawil Cumar, ayaa eedo ba’an ujeediyey dadka reer Somaliland ee la sheegay inay London ka sameynayaan Mudaharaad ay ku diidan yihiin Saldhigga Millatari ee lmaaraadka Carabta laga siiyey Madaarka Magaalada Berbera. Masuuliyiintan ayaa…

Read More

Maxaa ka Jirra in Wasiir Maxamuud Xaashi Sucuudiga u tegay inuu Farmaajo kala Hadlo Saldhigga Millateri?

Makka 28. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ah Weftiga Imaaraadka u tegay soo gunaanadka heshiiska DP World ee la wareegidda Dekedda Berbera, ayaa intuu Safarkaa ku maqnaa gaadhay dalka Sucuudiga,  Cimraysina u tegay Xajka, isla markaana isla waqtigaa waxa dalkaa socdaal ku joogay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo,…

Read More

Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Banaan-bax Lagag Soo Hor-jeedo Heshiiska Saldhiga Millatari Oo Laga Abaabulayo Ingiriiska

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa daboolka ka qaaday in mudaharaadka lagaga soo horjeedo  heshiiska saldhigga Millatari ee laga sameynayo Berbera, ay  fikradiisa keeneen masuuliyiinta safaarada Soomaaliya ee Ingiriiska, kuwaasi oo gacan-saar la leh kooxo asal ahaan ka soo jeeda Somaliland, hase ahaatee aaminsan riyadii dhimatay ee Soomaali-weyn.   Waxa kaloo Madaxtooyadu…

Read More

Wasiirrada Ugu Dhow Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Hirdamaya Muddo Kordhinta Madaxtooydu Wakhtiga Ay Noqon Doonto Iyo Laba Ka Mid Ah Oo Shalay Gacanta Isula Tagay Saleebaan Hortiisa

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta Ugu Qoorta weyn Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxa ay si weyn ugu hirdamayaan Wakhtiga loo kordhinayo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyadoo durba arintaasi laga dareemayo Golaha Guurtida oo maalmahan u dambeeyay ku guda jira qorshaha orodoska Wakhtiga loo kordhinayo Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka,waxaana la soo sheegayaa inay masuuliyiintan oo…

Read More

Somaliland & UAE Maxay isaga Difaacayaan haddii Soomaaliya dacweyso ama ka hor timaado heshiiska Saldhiga?

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Imaaraadku waa iska difaaci kartaa Farmaajo haddiiba uu ka dacweeyo Shirweynaha Carabta, ka gacanka iyo Security Council kaba. Waagii heshiis kii London ee Somaliland & dawladdii ku meel gaadhka ahayd ee Soomaaliya galeen waxaa goob joog ahaa in ka badan 50 hogaamiye. Kuwii Dubai & Ankara ka dhacay iyanna…

Read More

Xildhibaan Shacabka uga Digay Dawooyin & Cuntooyin Dhacay oo Hargeysa Buuxiyey & Dhaqanka Tagaasida DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Xasan Cali Cabdi (Xasan-Shahar) oo ka mid ah Xildhibaanna Golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa, ayaa Ganacsatada, Dhakhaatiirta iyo Tagsiilayaasha Hargeysa ugu baaqay inay Dadka iyo Bad-qabka Bulshada-ba ilaaliyaan, waxaanu sheegay inay Dawlad hoose ahaan ogaadeen dhibaatooyin badan oo ay qaybaha Bulshada ku hayaan Dhakhaatiirta, Ganacsatada iyo Tagsiilayaashu. Xildhibaan Xasan-Shahar oo Warbaahinta…

Read More

Afhayeenka Ururka Alshabaab Oo ka Hadlay sida ay Al Shabaab ula dhaqmayaan Dowlada Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 28. February 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka guud ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ( Cali Dheere) ayaa markii ugu horeesay ka hadlay isbadalka dalka ka dhacay gaar ahaan doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya iyo Magacaabista R/Wasaaraha cusub.   Fariin Maqal ah uu soo diray Afhayeenka Al Shabaab ayuu uga hadlay isbadalka siyaasadeed ee dalka ka…

Read More

Gudoonka baarlamanka Somalia oo shaaciyey xiliga uu furmayo Kalfadhigoodii ugu horeeyey

Muqdisho 28. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoonka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi doono maalinta arbacada ee beri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 01-March-2017.   Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa yiri “waxaan ku wargelinayaa Jaalleyaasha Golaha Shacabka…

Read More

China: Tirada Ardeyda Qudha Iska Jara Oo Aad U Sii Kordheysa !

China 28. February 2017 (SDN/QJ):- Bisha aynu ku jirno gudaheeda waxa magaalada Hong Kong ee Dalka China isku dilay shan arday oo wax ka baran jiray dugsiyada magaaladaasi, dhammaan ardaydaasi naftooda gooyey waxay waalidiintooda usii qoreen farriin ah “Aabo iyo Hooyo waan ka xumahay nolasha kuma faraxsani”.   Sidoo kale ardayda wax ka barata Dugsiyada…

Read More

Layaab: Lacag Ka Yar $100 Oo La Siiyey Haweenayda Fulisay Dilka Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Walaalkii !

Malesiya 28. February 2017 (SDN/QJ):- Dilkii lagula kacay Kim Jong Nam oo ay xagga Aabo ka walaalo ahaayeen  Madaxweynaha Dalka Kuuriyada waqooyi oo ay si layaab badan u fuliyeen laba dumar ah oo midkood ay ka soo jeeday Dalka Indonesia oo la yidhaahdo Siti Aisha oo haatan gacanta ugu jirta ciidammada Dalka Malesia.   Warbaahinta…

Read More

Musharraxa KULMIYE oo 60,000$ ugu Deeqay Dhismaha Dugsiga Sare ee SULDAAN MAXAMED ee Hargaysa DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 27. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha/Musharraxa Xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Md. Cabdillaahi Ibraahin Habbane ayaa si wadajir ah xadhigga uga jaray afar fasal oo lagu kordhiyay dugsiga sare ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ee magaalada Hargeysa. Munaasibad ballaadhan oo loo sameeyay…

Read More

Isagoo Yar ayuu Nin Dhegoole ah Lacag ka Firdhiyey amase Ka Tuuray Kadib Jinkii Dhegoolaha Ku Jiray ayaa Galay & Nolosha Mudo 11 Sanno ah Siday Ku ahayd DAAWO

Boosaaso 27. February 2017 (SDN/QJ):- Dhibaatooyinka Jinku gaysto Waa Kuwo Tiro badan,Wiilkan Yari Waxa uu ku noolaa Magaaladda Hargaysa Wakhti haatan laga Joogo ilaa 11 Sanno ka hor ayuu Nin Dhego la’a ama Dhegoole ah Lacag uu haystay ka Firdhiyay Isagoo Ku Ciyaaraya hasa yeeshee waxaa ninkaas Dhegoolaha ahaa ku lamaanaa Jin Waxay ku Soo…

Read More

Garoowe: Warar Ka Soo Baxaya Ciidammo Shalay Qabsaday Xarunta Baarlamaanka Puntland DAAWO

Garoowe 26. February 2017 (SDN/QJ):-Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland, ayaa Shalay la wareegay Xarunta Barlamaanka Puntland ee Magaalada Garoowe, xilli aanay ka soconin wax kalfadhi ah oo ay lahaayeen Xildhibaannadu, wallow ay ku sugaanaayeen Xilligaasi Xarunta Baarlamaanka Xildhibaano kooban iyo shaqaalihii barlamaanka. Ciidamadan oo watay baabuurta gaashaaman, kuna hubaysnaa hub culus ayaa xanibay jidka…

Read More

Axmed Muumin Seed Oo Iftiimiyey Xilka Hogaamiye Xirsi Ka Hayo Waddani,Sababta Keentay In Loo Magacaabo & Asbaabta Isaga Ka dhigtay Inuu Bilaa Xil Kulmiye Ku Dhex Joogo DAAWO

Boorama 27. February 2017 (SDN/QJ):-Axmed Muumin Seed oo dhawaan ku biiray Xisbiga KULMIYE ayaa sheegay Sababta uu xil muuqda uga qaban waayay xisbiga Kulmiye Kadib Markii ay Raali gelin weyday Natiijadii uu Kala Kulmay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbigiisii Waddani Laguna doortay Murashixii Kale ee uu la Tartamayay inuu Noqdo Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee…

Read More

Golaha Guurtida Somaliland oo Mudeeyay Maalinta ay Ku Dhawaaqayaan Mudo Kordhinta Xukuumadda,Baqo Ka Werwerka Gudoomiye Muuse Biixi & Goodiga Xisbiga Waddani 

Hargaysa 27. February 2017 (SDN/QJ):-Golaha Guurtida Somaliland oo loo gudbiyey nuxurka mudo kordhinta Xukumada Madaxwayne Siilaanyo oo dhawaan ay komishanka XukumadaXisbiyada qaranku ay isla qaateen in mudo loo kordhiyo Xukumada Madaxwayne Siilaanyo.   Golaha Guurtida Somaliland ayaana Fadhigoodii shalay ku balamay in maalinta sabtida ee afarta Bisha March ee Todobaadka soo socda ansixiyaan mudo kordhinta…

Read More

”Kuwa Walla waynta La Soo Mudaharaadaya Hadii aan Dalka Qabto Soo Gelimayaan”Faysal Cali Waraabe & Weedho Wada Qosol Leh DAAWO

Dubai 27. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo Magaalada Dubai kula hadlaayey jaaliyada Somaliland ee dalka Imaaraatka ayaa waxa uu ka sheekeeyey xaalada Somaliland ee xiligan,   Isaga oo dhanka kale si farshaxnimo leh dadkii madasha fadhiyey kaga qosliyey Kaftankii ugu badnaa taasi oo sababtay in dadkii goobta fadhiyey ay aad…

Read More