Madaxweynaha Somaliland Oo Dhaqan-geliyey Maalinta Xuska Dhalliyarada Somaliland
Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa 20-ka bisha February u asteeyay inay noqoto Maalinta Dhallinyarada Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay Digreeto uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4570/022017 uu ku meel…
