Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Hooyo Itoobiyaan ah u Xukuntay Wiil Yar oo Saddex Qoys Isku Haysteen illaa 2015-kii “Maanta Waxan Ogaaday Somaliland Inay Cadaaladi Ka Jirto” Hooyada Ilmaha loo Xukumay DAAWO

Hargaysa 19. February 2017 (SDN/QJ):-Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa go’aan ka gaadhay Dacwad u dhaxaysay Saddex Qoys oo Ilmo yar isku haystay, dhinac walibana ku doodayey inay iyagu dhaleen ilmahaas. Hase-yeeshee, baadhitaan Hidde-sidaha saddexda Waalid ee ku doodayey iyo ilmaha ay isku haysteen laga qaaday, ayaa lagu xaqiijiyey Qofka dhalay ilmahaas. Dacwaddan oo soo soctay…

Read More

Magaaladda Berbera oo Laga Helay Xabaal Wadareedyo & Hay’ad Caalami ah oo Baadhaysa DAAWO

Berbera 19. February 2017 (SDN/QJ):-Guddida Daba Galka Xasuuqii ka dhacay Somaliland oo ay Weheliyaan Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka Somaliland,Wasiir Ku Xigeenka Xannaanadda Xoolaha,Maamulka Gobolka Saaxil iyo Hay’ad Caalami ah oo ka hawl gasha arrimaha Xasuuqa ayaa Xabaalaha Burco Sheekh ee Magaaladda Berbera Waxay ka heleen Xabaal wadareedyo Lagu aasay Dad Shicib ah Xiligii Taliskii Siyaad Bare.

Read More

“Inta la Waday baa Nin Carab ah la siiyay, intay Odayga Heshiiyeen, Shacabka waxa laga Dhaadhacshay wuxu Furayaa..” Siilaanyo

Hargaysa 19. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ka hor intii aanu ku guulaysan hogaaminta taladda dalka ee uu ku jiray halgankii mucaaradnimo ee uu ugu ordayay hanashada kursiga uu maanta ku fadhiyo, dooddihiisu way caddaayeen, isla markaanna wax badan oo maanta Xukuumaddiisa lagu dhaliilsan yahay hore ayuu uga sii hadlay.   Haddaba aan dhugano…

Read More

Soomaaliya oo sheegtay in Saldhiga Imaaraadka ee Berbera keenayo aqoonsiga Somaliland Ka Hesho Dunnida, & Sababaha Keenay In Xiligan Kala Guurka ah uu Heshiiska Baaxadaa Lihi Somaliland Gasho DAAWO

London 19. February 2017 (SDN/QJ):-Xukuumada Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay cabasho rasmi ah u gudbin doonto dalka Imaaraadka Carabta, inay ku xadgudbayso midnimada dalka, isla markaana olole ugu jirta burburinta heshiiskii Somaliland ugu ogolaatay Imaaraadka carabta inay saldhig Milateri ka samaystaan magaalada Berbera, maadama taasi keeni karto aqoonsi dalka Imaaraadka Carabtu siiyaan Somaliland.   Sida…

Read More

Shabakadda Wararka Alleastafrica Oo Baahisay Xogo Sheegaya In Ganacsade Cabdiraxmaan Boore $10 Milyan Uu Kula Wareegayo Warshadda Sibidhka Berbera & Doorka Uu Ku Leeyahay Baashe Cawil

Dubai 19. February 2017 (SDN/QJ):-Shabakadda dalalka Geeska Afrika sida weyn looga akhristo ee Alleastafrica.com ayaa toddobaadkan baahisay maqaal ganacsi oo ay ku sheegayso in xogo ay heshay oo caalami ah tibaaxayaan in Ganacasade Cabdiraxmaan Boore oo u dhashay dalka Jabuuti isku diyaarinayo sidii uu Warshadda Sibidhka Berbera ee Somaliland kula wareegi lahaa 10-Milyan oo dollar….

Read More

Wasiirul Dawlaha Nabadaynta Gobolada bari ee Somaliland oo Ka Hadlay Hawlgalo Nabadayn ah oo Xukuumadu Ku Hawlan Tahay DAAWO

Hargaysa 19. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirul Dawlaha Nabadaynta Gobolada bari ee Somaliland Mudane Cabdi Rashiid Xuseen Cabdile ( Gargaar) ayaa Sheegay in Wada Hadalka u Socda Xukuumadda Somaliland Iyo Khaatumo Guulo weyn laga gaadhay Isla markaana la sii wadi doono wada xaajoodkaas ilaa ay ka Midho dhalaan.

Read More

Farqiga U Dhaxeeya Is-Barbar Dhig Lagu Sameeyey Dakhliga Imaaraadku Ku Kiraystay Saldhigga Milatari Ee Eretria Iyo Kan Madaxtooyadu Bixisay!

Hargaysa 19. February 2017 (SDN/QJ):-Inkasta oo aanu si cad uga muuqan kharash ahaan waxa lagu kireeyey dhukumantigii nuxurka heshiiska lagu sheegay ee xukuumaddu Golayaasha labada aqal marsiisatay toddobaadkii hore haddana waxa soo baxaya xogo kala duwan oo la xidhiidha xaddiga lacagaha xukuumaddu qaadanayso ee heshiiskaasi ku kacayo oo qaarkood ku sheegeen kuwo badan kuwo kalena…

Read More

“Markii Xildhibaan Dable U Tagay Saleebaan Muxuu Ugu Jawaabay “Waar Raac Adiguna, Waar Bax… Waar Saar”, Ma Aqalkii Hooyadii Buu Joogay Miyaanu Xildhibaan La Soo Doortay Ahayn”..Siyaasi Cali Guray

Hargaysa 19. February 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa sheegay in Saleebaan Gaal aanu joogin meel uu leeyahay markii uu Xildhibaan Dable ku lahaa waar saar, isaga oo Cali Guray sheegay in fikirkiisu kalya la xidhiidho aragtida uu isagu qabo ee aanu qabyaalad iyo xumaan kale toona waxba kaga sheegin Saleegaan Gaal. Siyaasi…

Read More

“Heshiis Ma Aha Ee Waa Khiyaamo Qaran Oo Gacan Ku Rimis Ah Waxaanu Ahaa Qoraal Yar Oo Ay Soo Wateen Kooxdii DP World Horeba U Wadatay” Gudoomiyaha Waddani Mr Jirde

London 19. February 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo wakhtigan ku sugan dalalka qaaradda Yurub ayaa sheegay in uu waxba kama jiraan yahay heshiisna aan lagu sheegi Karin wixii ay xukuumaddu Axaddii la soo dhaafay ka samaysay Golayaasha Baarlamanka isaga oo si adag u…

Read More

Telefoonkii uu adeegsan Adolf Hitler oo lagu xaraashayo lacag aad u Badan!!!

Parlin 19. February 2017 (SDN/QJ):-Telefoon uu isticmaali jiray hogaamiyihii Naaziga Jarmalka Adolf Hitler xilligii uu socday dagaalkii labaad ee dunida ayaa lagu xaraashayaa Mareykanka.   Sarkaalka qaabilsan xaraashka, Bill Panagopulos wuxuu sheegay in telefoonkan uu ahaa hub wax burburiya. Hitler telefoonka wuxuu u adeegsan jiray inuu amarro ku siiyo ciidamada si ay dad u dilaan,…

Read More

10 Xaqiiqo Oo Ku Lammaan Qisada Haweenayda Adduunka Ugu Buuran Oo Wakhtigan Lagu Dabiibayo Dalka Hindiya

Qaahira 19. February 2017 (SDN/QJ):-Iimaan Cabdil Caadi waa haweenay u dhalatay waddanka Masar loona aqoonsaday in ay tahay haweenayda adduunka ugu buuran gaar ahaan haweenka taasi oo toddobaadkan baadhitaan caafimaad iyo daaweyn loogu qaaday waddanka Hindiya kadib markii laga soo dhoofiyey dalkeeda Masar oo ay muddo badan ku tabcaansanayd. Miisaanka Imaan ayaa lagu sheegay ku…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Laanta Afka Somaliga ee Idaacadda BBC-da Ku Dhaleeceeyay Qaabkii ay u Agaasintay Dood Ku Saabsan Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siiyay Berbera DAAWO

Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaasi Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Idaacadda BBC-da Qaybteeda Afka Somaliga Waxa uu si ba’an ugu Dhaliilay Qaabka ay u soo agaasintay Dood ay Shalay Jimcihii ka Samaysay Saldhiga Mileteri ee Xukuumadda Somaliland Ka Siisay Dawlada Imaaradka Madaarka Magaaladda Berbera.

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Heshiiska Saldhigga Milletari Ee Baarlamaanku Ansixiyey DAAWO

Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa si adag uga hadlay Go’aankii labada Gole ee Baarlamaanka Somaliland ku ansixiyeen Heshiiska uu Imaaraadku Saldhigga Ciidan kaga dhisanayo Magaalada Berbera. Sheekh Aadan-Siiro, ayaa eedeeyay Qaabka ay Xukuumaddu u martay in Baarlamaanku ansixiyo Heshiiskaasi, waxaanu sheegay in 144-kii Xildhibaan ee u codeeyay ansixinta Heshiiska Saldhiggu…

Read More

Madaxweynaha Somalia oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirkii ugu horeeyey ee ajnabi ah (Daawo Sawirro)

Muqdisho 18. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Ingariiska u soo magacowday Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo iyo safiirka cusub ee dowladda Ingiriiska ayaa wada qaatay kulan, waxayna ka wada hadleen xiriirka labada dowladooda iyo sii ambaqaadidda wada shaqeyn ka dhaxeya. Sidoo kale waxaa laga hadlay taageerada Ingariiska…

Read More

”Madaxweynaha Somalia Waxaan u Malaynayaa Madaxweyneyaashii Hore inuu Dhaamo oo uu Caqli Heli oo Daawadiisa Garan” Xaaji Cabdi Waraabe

Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay Madaxweynaha cusub ee Somaliya, ee dhawaan la doortay, waxaanu sheegay inuu ka rajaynayo in aanu la mid noqon Madaxweynayaashii hore ee soo maray Somaliya. Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), oo wareysi gaar…

Read More

”Imaaraadku Wuxuu Aqoonsanayaa Somaliland Anaguna Waxaanu Diidanahay In Saldhigan Berbera Lagu Kala Gooyo Laba Dal Oo Somaliya Yeelato” Saraakiisha Somalia DAAWO

Muqdisho 18. February 2017 (SDN/QJ):-Mid ka mid ah Masuuliyiinta Dawlada Soomaaliya u Qaabilsan la hadalka Saxaafada Carabta Sidoo kalena Ah La Taliye Arimaha Siyaasada Ah ee Villa Somaliya Ayaa Daboolka ka qaaday Arimo Culus oo Ay Dawlada Imaaraadka Carabtu ka Wado Gudaha Dalka Soomaaliya Xasan Cabdi Xayle oo ah Khabiir Siyaasadeed ayaa Sharaxay Isagoo u Waramaya…

Read More