Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirrir oo Ka Sheekeeyay Dhacdooyin La Yaab leh oo Ka Soo Maray Duubista Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah ee Radio Hargaysa DAAWO

Hargaysa 07. February 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirrir Waxa uu Mudo Ku Siman 25 Sanno ka waday Barashada Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah Idaacadda Radio Hargaysa,Waxa uu Sheekhu si Qoto dheer uga Sheekeeyay Duruufihii uu la Soo maray duubista Casharkan,Isagoo hadalkan ka Jeediyey Munaasibad Lagu Soo Khatimayay Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah ee…

Read More

Warbixin Ku Saabsan Doorashada Madaxweyne ee Beri oo Arbaca ah ka Dhacaysa Magaaladda Muqdisho & Dareenada Magaalada Ka Jira

Muqdisho 07. February 2017 (SDN/QJ):- Saacado oo kaliya ayaa ka harsan waqtiga loo balamay doorashada madaxweynaha Soomaaliya hogaamin doona afarta sanno ee soo socta oo 22 musharax isugu soo hareen kadib markii labo musharax ay sheegeen in ay isaga hareen tartanka doorashada. Jidadka magaalada Muqdisho ee muhiimka ah ayaa gabi ahaanba xiran waxaa dadka inta…

Read More

Maxaad u daawatay? Maxaase kaaga soo baxay? Su’aalahaas adiga oo aan jawaabtooda ku mashquulin, aniga ayaa kula wadaagaya sababta aan u daawaday iyo waxa iiga soo baxay!! Yuusuf Garaad

New York 07. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaan dhegeystay ku dhowaad dhammaan khudbadaha murashixiinta u soo istaagay Xilka Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ay ka horjeediyeen fadhiga labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Waxaa shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Mudane Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari, iyada oo uu goobjoog yahay Guddoomiyaha Aqala Sare, Mudane…

Read More

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo Gudoomiyaha Guddida Anshaxa Doorashada Madaxweyne ee Somalia oo Fariin Dardaaran ah u Diray Baarlamanka Somalia DAAWO

Muqdisho 07. February 2017 (SDN/QJ):- Maalinta Arbacada oo Taariikhdu Ku Beegan tahay 8 Bisha February oo Beri ah Waxaa Caasimadda Somalia ee Muqdisho ka dhici doonta Doorashada Madaxweyne ee Somalia oo ay Ku Loolamayaan Ilaa iyo Hada 23 Murashax. https://www.youtube.com/watch?v=VsZrK0odHDg

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Balanqaaday inuu Idaacadda Radio Hargaysa & Telefishanka Qaranka Ku Soo Kordhinayo Laba Barnaamij oo Diini ah & Sababta Keentay DAAWO

Hargaysa 07. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa ka damaanadqaaday Culimada Waaweyn ee Somaliland dalab uga yimid oo ku wajahan barnaamijyo diini ah oo warbaahinta qaranka laga soo jeediyo.

Read More

Nin Madoow ah oo Dalka Mareykanka ku kufsaday Hooyo Soomaaliyeed oo 75 sano jir ah(Dhacdo Xanuun Badan) DAAWO

Minneapolis 07. February 2017 (SDN/QJ):- Dhacdo naxdin iyo murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ka dib markii uu nin Madoow ah uu kufsi iyo dhac uu u geystay hooyooyin Soomaaliyeed oo waayeel ah oo da’adooda lagu sheegay ilaa iyo 75 sano jir inay yihiin….

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Warramay Waxa Somaliland Ka Faa’iidey Shirkii Midowga Afrika Ee Addis Ababa Lagu Soo Gebo-gabeeyay

Hargaysa 07. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka warramay kulammo uu Magaalada Addis Ababa kula soo yeeshay Wasiirro iyo Safiirro ka mid ah kuwa Dalalka Afrika oo ka qayb-galay Shirkii Midowga Afrika oo Magaalada Addis Ababa ka socday 24-kii illaa 31-ka bishii January ee Sannadkan. Wasiirka Arrimaha…

Read More

Gunaanadka Khudbadihii Murashixiinta Doorashada Somalia,Maxay u Qabanayaan Shacabka 25 Sanno Daawaha Dulsaaran? & Balanqaadyo La Yaab Leh oo ay Sameeyeen!!! DAAWO

Muqdisho 07. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Si Rasmi ah loo Soo Gabo Gabeeyay Khudbadihii Murashixiinta Madaxweyne ay ka Hor Jeediyeen Golaha Shacabka Somalia Kaas oo Mid kastaaba Ku Soo Bandhigayay Siyaasadiisa iyo Waxqabadka uu rabo inuu Gaadhsiiyo Ummadda Somaliyeed ee Mudada 25 Sannadood ah Daawaha Dulsaarnayd.  

Read More

Taariikhda,Iyo Waayo Aragnimadda Shaqo ee Murashixiintii Lagu Soo Khatimay Khudbadihii Golaha Baarlamanka Somalia!!!

Muqdisho 07. February 2017 (SDN/QJ):- Murashaxiinta hadlaya waa: Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, Dr. Maxamud Maxamed Culusow, Maxamed Cabdulahi Farmaajo, Maxamed Cabdirisaq Maxamud Abukar, Maxamud Axmed Nuur Tarsan, Maxamed Nuur Cali Amerika, Maxamed Axmed Jabarti iyo Axmed Maxamed Cabdi Malaadiini: Hadaba, Halkan Ka Akhriso Taariikhda Murashaxiinta 9-ka Ah Oo Dhameystiran: Murashaxa: Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke Waxaa uu…

Read More